Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Only Ahlesunnah al mujahideen can beat khawaarijta

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Only Ahlesunnah al mujahideen can beat khawaarijta

Postby AhlulbaytSoldier » Fri May 15, 2009 12:12 pm

Ahlu Sunah Waljamaacah oo la wareegay gacan ku heynta Deegaanka Wabxo iyo qeyb ka mid ah Maxaas.

Maleeshiyaadka Urur diimeedka Ahlu Sunah Waljamaacah ayaa guul horu dhac ah ka gaaray dagaalo ay manta kula galeen Deegaano ka tirsan Gobolada Hiiraan iyo G/gaduud, iyagoona sheegay inay Kooxda Alshabaab kala wareegeen Deegaanka Wabxo ee Gobolka G/gaduud.

Afhayeen u hadlay Ahlu Sunah Waljamaacah oo la yiraahdo Sheekh C/risaaq Al-ashcari ayaa Warbaahinta u sheegay inay gacanta ku dhigeen Deegaanka Wabxo isla markaana ay ka saareen waxa uu ugu yeeray Khawaarij

Waxaa uu sheegay inay soo gaba gabeeyeen howl gal weerar ah oo ay ku qaadeen Wabxo, isagoona sheegay in guud ahaan Deegaanka Wabxo oo bilo ka hor dagaal adag ku dhex maray iyaga iyo Alshabaab.

Sheekh C/risaaq ayaa sidoo kale waxaa uu tilmaamay in qeyb ka mid ah Deegaanka Maxaas ay gacanta ku hayaan, isagoo tibaaxay in wali ay dicaayadooda ku jiraan weerarna lagu soo qaaday sida uu yiri

Labada Deegaan ayaa waxay yihiin kuwo aan sidaa u kala fogeyn, waxaana sida muuqata wali la dareemayaa xiisadaha u dhaxeeya Shabaab iyo Ahlu Sunah, kaasoo ku soo goostay deegaanada Gobolka Hiiraan.

Labadan Urur Diimeed ayaa horay ugu dagaalamay deegaano ay ka mid yihiin Dhuusa Mareeb iyo Guriceel, halkaasoo ay gacan ku heynteeda la wareegeen Ahlu Sunah Waljamaacah, waxaana Ururkan uu u muuqdaa mid la wareegaya Deegaanada Gobolka G/gaduud oo idil.

Xaaladaha Labada degmo ayaa caawa degan, inkastoo Degmada Maxaas ay isku hor fadhiyaan labada dhinac, waxaana ka sokow dagaalka u dhaxeeya Ahlu Sunah iyo Alshabaab ka qeyb qaadanaya Ciidamo taabacsan Maxkamadaha Islaamka.


Hooyga wararka Somaliyed
www.Jowhar.com
Jowharcom@hotmail.com
Jowharcom@gmail.com

Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Only Ahlesunnah al mujahideen can beat khawaarijta

Postby Captain24 » Fri May 15, 2009 12:15 pm

Ahlu Sunnah, waa cowards, a walking ceeb at that. they can play cat's and rat's game with Al-shabab in Galgaduud area, but the fckers are scared to go to Moqdisho where most of Al-shabab have their fighters.

I feel sorry for Ahlu Sunnah if al-shabab capture Moqdisho. fckers will be raped bac la'aan

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Only Ahlesunnah al mujahideen can beat khawaarijta

Postby AbdiWahab252 » Fri May 15, 2009 12:50 pm

Ahlu Sunnah, waa cowards, a walking ceeb at that. they can play cat's and rat's game with Al-shabab in Galgaduud area, but the fckers are scared to go to Moqdisho where most of Al-shabab have their fighters.

I feel sorry for Ahlu Sunnah if al-shabab capture Moqdisho. fckers will be raped bac la'aan
:shock:

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Only Ahlesunnah al mujahideen can beat khawaarijta

Postby AhlulbaytSoldier » Fri May 15, 2009 12:56 pm

Ahlu Sunnah, waa cowards, a walking ceeb at that. they can play cat's and rat's game with Al-shabab in Galgaduud area, but the fckers are scared to go to Moqdisho where most of Al-shabab have their fighters.

I feel sorry for Ahlu Sunnah if al-shabab capture Moqdisho. fckers will be raped bac la'aan
:shock:
:shock: :shock: :shock:

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Only Ahlesunnah al mujahideen can beat khawaarijta

Postby AbdiWahab252 » Fri May 15, 2009 12:58 pm

Imam HutuKing,

I have some up to the date news about the war. Ask any questions in the PM.

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Only Ahlesunnah al mujahideen can beat khawaarijta

Postby AbdiWahab252 » Fri May 15, 2009 1:00 pm

Imam Hutu,

The Ahlu Sunnah are moving against the Bidca Boyz in Ceelbur

Dagaal xoogan ayaa waxa uu ka dhacay galabta Gobolka Galgaduud gaar ahaan Degmada Ceelbuur.

Dagaalkani ayaa waxa uu bilowday kadib markii Ururka Ahlu Sunna Wal-jamaaca ay weerar qorsheysan oo aad u xoogan ay ku qaadeen Degmada Ceelbuur halkaasi oo shabaabka ay kusugnaayeen doonayeenna in goobo kale ay sii qabtaan lakin shacabka deegaannadaasi ay ka diideen.

Lama oga sababta rasmiga ee keentay in uu dagaalku bilowdo hase ahaatee deegaanka Wabxo oo ah halka dagaalka uu sida tooska uga soconayo ayaa Bilo ka hor waxaa isku farasaaray Al-Shabaab iyo kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca taasoo dhalisay khasaare fara badan oo soo gaaray dhinacyadii dagaalamay iyo dad rayid ah.

Lama oga qasaaraha ka dhashay dagaalka waxaana deegaanka Wabxo ay sheegayaan madaafiic xoogan in dagaalka la isku adeegsanayo isla markaasina dhibaato ay shacabka soo gaareyso.

Ururka Ahlu sunna ayaa noqday Ururka keliya ee sida tooska ah ula dagaalama Alshabaab kuwaasi oo suurtageliyay Gobolada dhexe meelo kamid ah in ay ku noqon waayeen shabaab oo xittaa saraakiil waaweyn ay uga geeriyoodeen oo uu kamid yahay Abuu-Saliim oo Timo Jilic ay dadka u yaqaanaan.

User avatar
Talo alle udaa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2739
Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
Location: Evaluating the African mind

Re: Only Ahlesunnah al mujahideen can beat khawaarijta

Postby Talo alle udaa » Fri May 15, 2009 3:01 pm

shabakda wadanka.com

oo taagerta ahlu sunna wal bidca

waxey sheegtay in dhalinyaradu ciidan u gurmad ah u direen maxaas, taasoy ka faaiideen ahlu bidca


Taladu meeshay ku danbayn allaa og.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot] and 17 guests