Nabeela , I knew you were a good girl
Wiseman , I only have one nick , truely brother .
Col Xoogsade , waar niyoo iga daa.
I sincerely hoped the guys would at least put a serious fight.
War niyoow , PBS iyoo Jim Lehrer baan warka ka dhegaysta , kow dheh.
Labo maalmood oon qaadiraysna , aan iska hurday ka dib baan markaan so kacay een TV-gii daaray maqlay ba :" The Pro-gov somali forces accompanied by the Ethiopan army launching an attack on Kismayo"
Yaab !!!
Markaasan is idhi , Sir Luggoyo isagoon Somalia cag saarin ayaabu iska soo laabmi laha .