Moderator: Moderators
Spoken like a true patriot... ..teferi bari heraari man (rural man) samaroon maatihiid ayaar fadhi.
I said it a million time Somaliland is Borama's
baby. No one can separate a mother from its child.
Saylici is the right and qualified xasinimada tolka ka daaya.
garan maayo inaad idoor tahay iyo in kale laakiin idoorka somali net aan ku arkay inta badan waa munafiqiin.. intay somaliland somaliland meelahaa la wareegaan ayay hadana markay maqlaan SSC ama Awdalstate sasayaan oy leeyihiin xaq omali dadkaas inay agendahooga iyo maamuladooda samaystaan !!Madelina,
I dont like cat fighting lakiin hadii cid cuqdadi hayso waxay haysaa reerka Isaaaq ee adiga iyo aniguba ka soo jeedno !!
intaad dad xaqoodii laga duudsiyay aad cuqdad iyo aflagaado ugu darayso ma fahantahy waxay ka cabanayaan?
Bal u fiirsada.. Somaliland ta
1) 90 % kuraasida dadka haysaa waa Isaaaq
Samaroon miyey ka maskax yar yihiin Isaaq, miyey ka cilmi yar yihiin? bal noo sheeg sababta Samaroon, Dhuulso, Gabooye, Fiqishini, Aikishe Warsangeli xaqoodii la duudsiyey? ma kula tahay xaqdaraa jirtaa SL inay kulala joogayaan dadka kale ee an ahyn Isaaaq?
Markaad leedihiin Somaliland waa Democracy ama dadka somaliland dega ayay dan utahay GOONI ISU TAAGU..Bal maxay dan ugu tahay dadka aan Isaaq ahayn?
Dadka aflagaada ka joojiyaaa.. and with that I say Let Freedom RING and VIVA AWDAL STATE
adiga oo bilaa dawlad ah ayaa kaa xaflado badan horta ?!awdal-state
imika waxani maka dhab baaa.......intey meelaha ka qaylinayaan may dadkoodi abaarta baabiisey wax u qabtaan.
Somalina xaflad iyo urur sameys baa nafta ka qaaday
xasidnimada iska daaya oo isla xishooda rag yahaw, reer Awdal waxay sameeyaan ama go'aansadaan shaqadiina maaha ee yaan la isku mashquulin.
Alfaas, you among all ppl should be the happy one here if beesha Samaroon withdraws from SL ..i mean their will be a good chance that a Ayuub guy will finally become a VP .. if i was u i would pray day and night for the withdrawal of Gadabuursi from SL govnadiga oo bilaa dawlad ah ayaa kaa xaflado badan horta ?!awdal-state
imika waxani maka dhab baaa.......intey meelaha ka qaylinayaan may dadkoodi abaarta baabiisey wax u qabtaan.
Somalina xaflad iyo urur sameys baa nafta ka qaaday
xasidnimada iska daaya oo isla xishooda rag yahaw, reer Awdal waxay sameeyaan ama go'aansadaan shaqadiina maaha ee yaan la isku mashquulin.
xafladaydu ha badato anu nabad baan haysta furaha an wax ku maamusha aniga haysta maante meel aan ku noqdo waan haystaa unlike u displaced ppl
xaasidnimo mesha ma taal reer awdal were somalilander n will always be afar ciyaal iyo dumar isku tagay wax sheegi maayaan.
dadkay cuqdadu hayso waalayaqaana doqonse na loo sheegi maayo.
Munaafiqnimada nalaguma yaqaan....All am saying is let them help their own ppl abaaraha ku dhacay instead of wax khayaali aan jirin............o horta yaa madaxweyne ka ah awdal-Landblue
Alfaas, you among all ppl should be the happy one here if beesha Samaroon withdraws from SL ..i mean their will be a good chance that a Ayuub guy will finally become a VP .. if i was u i would pray day and night for the withdrawal of Gadabuursi from SL govn
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 25 guests