Rag beesha SADE iyo Sadaam_Mariixmaan!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Rag beesha SADE iyo Sadaam_Mariixmaan!
ASC, dhamaan horta marwooyinka iyo mudanayaasha Beesha SADE waan na isalaamey, salaan wacan ka bacdi:
Waxaan topic-kaan u furey sidaan u xalino mugdi soo dhex galey qaarkamid ah beesha SADE iyo Sadaam_Mariixmaan. Waxaane mugdigaan keeney oo aan maalmahan ku arkeeyney qolkaan [Gedo forum] ceey, aflagaado, iyo hadallo nocaas ah oo ey rag ka mid ah beesh SADE, sida adovcator, warsame101, iyo Ugaas-Diini ey u jeedinayeen Sadaam_Mariixmaan, kuna sheegeen inu Sadaam ka mid aheyn beesha SADE balse uu yahay sheegato. Tas oo keentey in Sadaamneh hadalo ceynkooda ah oo kulul ugu jawaabey raggaas SADE oo aan tilmaamey. Murrankaaneh waxey keentey in rag kale oo SADE [Dawldsade] eey la saftaan Sadaam eeyna dhinacooda cey iyo haddalo nocaas ah laso bodhaan.
Madaama aan ahay nin ka mid ah beesha SADE, khilaafneh eeyna ino dhaxeyn dhamaan ragga SADE ee is heysto iyo aniga, xajadhaneh ee halkaa mareyso, waxaan raba in aan xaliyo khilaafkaan. Waxaane rajeynaya inn uu geedka mirro nabad ah dhaliyo. Waxaan na iga codsanaya, laba garab oo is heysto, inn uu marba dhinca kasto sheego eedoda iyo sidu khilaafkaan u bilowdey.
Advo, warsame, iyo UD waxaan na iga codsanaya in aad sheegtiin waxaad ku heysatiin ninkaan, oo aad ugu waceeysiin sheegato iyo hadalo ceynkaas ah.
Sadaam adigo iyo ragga kula saftey [DS] waxaan ka codsanayaan inn aan ino sheegtaan eediine, iyo walibo sababta keentey in eey raggan kaso horjeedsadaan.
Marka, anako ilaalineyno nadaamka iyo kala dhambeynka waxaan na iga codsanaya in labada dhinac eey is heysto ka fogadaan aflagadada iyo waxa ku nooc ah. Qofkastaneh mowqifkooda so jeediyo.
Sidaad oogtahiin, hal qof waxbaneh ma xalinkaro, sidaas daraadheed, waxaan uu yeeraya rag iyo dhumar ka mid ah beesha SADE, iyo walibo ergooyinka kale oo ka mid ah beelaha kale ee Somaaliyeed.
Ergooyinka beesha SADE:
Labada caaqli ee Cali-Xusseyn: Gedoboy iyo Luq_Ganaane
Madamka Wagerdhac: Shankaroon
Iyo Aniga Sadeboi
Ergooyinka kale:
Suldaanka Isaq ee S.net: Liqaaye
Suldaanka Tanade ee S.net: Xamud
Suldaanka Dhulbahante ee S.net: High_class
Waxaan ka codsanaya ergooyinkaan in ey kowdi aqbalaan in ey gudiga ka mid noqdaan, tan kaleneh in eey sugaan illa dhamaan la maqlo fikrada raga is heysto, markaasneh eey so jeediyaan tallo iyo dhincey dhibaatada dhulsareen.
Salaamulaha.

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Rag beesha SADE iyo Sadaam_Mariixmaan!
Sadeboi,
Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay ka qaybgalka shirkani ee talo fiican kusoo askumay, waanan aqbalay ka qabygalkiisa, waanan aqbali doonaane natiijadu kasoo shaac baxdo.
Waxaanse rabaa inaan beesha Sade iyo Guddiga Farsamada shirka intuba ogeysiiyo inaan anigu isku xilsaaray inaanu noqdo qareenka (lawyer) Mujaahid-Saddam, eedahuu tirsanayane aan soo bandhigo, jawaab haboone aan ka bixiyo kuwa isaga laga tirsanayo.
Waad mahadsantihiin dhamaantiin

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Rag beesha SADE iyo Sadaam_Mariixmaan!
Bismillahi Raxmaani raxiiim....
Marka Hore Salaanta Islaamka: Salaamo Caleykum Wa Raxmatulaho Wa Barakaato....
Aniga ah Suldaanka Guud ee Beesh Reer Sheikh Isxaaq, ee ku Nool Degmada Somalinet, waxan Dooneya inan Aqbalo, Shirkan Heerka Sare loo soo ababuley. Ragga Beesha Sade ee Isku Yara Qabtay Degmadan, Iyaan sido Ugu Deg Dega Badan ilaahay ka rejeyneyna inaan is Fahmsiino..Waxaan Aad iyo Aad isagana Ugu Mahad Celinaya Boqorka Sade Ee Sadeboi! Oo ii fidiyay Casumadan.................
Sida iyo Nabad Gelyo..............

- Naaima
- SomaliNet Super
- Posts: 6053
- Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
- Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!
Re: Rag beesha SADE iyo Sadaam_Mariixmaan!

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Rag beesha SADE iyo Sadaam_Mariixmaan!
Naima.. whats up walaal? 

- Naaima
- SomaliNet Super
- Posts: 6053
- Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
- Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!
Re: Rag beesha SADE iyo Sadaam_Mariixmaan!
Salam alaikum liq
nothing, i am surprised, even shocked
nothing, i am surprised, even shocked

- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Rag beesha SADE iyo Sadaam_Mariixmaan!
...
Last edited by Sadaam_Mariixmaan on Tue Jun 05, 2007 10:58 am, edited 1 time in total.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Rag beesha SADE iyo Sadaam_Mariixmaan!
[quote="Naaima"]Salam alaikum liq
nothing, i am surprised, even shocked
[/quote]
Why so shocked?
nothing, i am surprised, even shocked

Why so shocked?
- Naaima
- SomaliNet Super
- Posts: 6053
- Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
- Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!
Re: Rag beesha SADE iyo Sadaam_Mariixmaan!
[quote="LiQaaye_TDH"][quote="Naaima"]Salam alaikum liq
nothing, i am surprised, even shocked
[/quote]
Why so shocked?[/quote]
you guys acting like nabaddono
(peacemaker)
nothing, i am surprised, even shocked

Why so shocked?[/quote]
you guys acting like nabaddono

- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: Rag beesha SADE iyo Sadaam_Mariixmaan!
Salamu caleikum wa raxmatullahi wa barakatuh,
sadeboi,
aad iyo aad ayan ugu faraxsanahay, in aan ka qeyb galo shirkaan, oo lugu qabanayo degmada somalinet. sidi oo aad u taqanin dhamantina, anigu, meeshan wax badan ma joogen. Anigu, Sadaam Marixman, waxan uu aqana, yar ka mid ah, beesha sade (Reer Xassan). arrintaas na inu run yahay ama in uu Saddam shegaato yahay ma kal sare kari. Teeda kale, Saddam hadala hiisa, saas u ma firinin ilaa hada. Anigu wax garad ka beesha sade ee Somalinet, waxaan, ku ooran laha, in Saddam PM loo reebo, oo la weydeyo, in uu noo tirsado beesha sade wixi u ka yahay.
Waad na salamantahiin dhaman.
sadeboi,
aad iyo aad ayan ugu faraxsanahay, in aan ka qeyb galo shirkaan, oo lugu qabanayo degmada somalinet. sidi oo aad u taqanin dhamantina, anigu, meeshan wax badan ma joogen. Anigu, Sadaam Marixman, waxan uu aqana, yar ka mid ah, beesha sade (Reer Xassan). arrintaas na inu run yahay ama in uu Saddam shegaato yahay ma kal sare kari. Teeda kale, Saddam hadala hiisa, saas u ma firinin ilaa hada. Anigu wax garad ka beesha sade ee Somalinet, waxaan, ku ooran laha, in Saddam PM loo reebo, oo la weydeyo, in uu noo tirsado beesha sade wixi u ka yahay.
Waad na salamantahiin dhaman.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Rag beesha SADE iyo Sadaam_Mariixmaan!
[quote="Naaima"][quote="LiQaaye_TDH"][quote="Naaima"]Salam alaikum liq
nothing, i am surprised, even shocked
[/quote]
Why so shocked?[/quote]
you guys acting like nabaddono
(peacemaker)[/quote]
Maybe we are 
nothing, i am surprised, even shocked

Why so shocked?[/quote]
you guys acting like nabaddono

Re: Rag beesha SADE iyo Sadaam_Mariixmaan!
Aad iyo aad baad ugu mahadsantahiin Liiqaaye, Dawldsade, iyo Luq_ganaane, waxaan ka codsanayaa ragga eeydeynta lo jeediyey ee kala ah advo, warsame, iyo UD in eey si dhaqsi badhan ah ugu so galaan meeshaan eeyna shaaciyaan qofki af-hayeen u noqon laha dhinacooda. Madaama rag aad iyo aad uu qiimo badhan eey yimaadeen meshaan oo eey aqbaleen furtinka iyo ka qeybgalinta shirka in la xushmeyo ragga baa na la iga raba oo aad ugu dhaqsi badhan kusoo gashiin topickaan.
Waxaa kalo ka war sugeeyna highclass,xamud,gedoboy, iyo shankroon markaas bu shirka si lama filaan ah u bilaawandoona.
Waxaa kalo ka war sugeeyna highclass,xamud,gedoboy, iyo shankroon markaas bu shirka si lama filaan ah u bilaawandoona.
Re: Rag beesha SADE iyo Sadaam_Mariixmaan!
Salaam Caleikuma waad salaamantihin dhaman akhriyarta isugu timid meesha
Aniga oo ah Suldaan\Abanduulaha Beesha Tanade ee ku dhaqaan Somalinet, baa aad iyo aad ugu faraxsan in aan ka qeyb galo kulanka lagu yeshay Gedo forum. Waxaan rageynaya In isqabadka dheex maray Nimank Ilmadeerayasha ah oo Magaca Sade wadago in aan ku xalinoo meeshan iyako oo raali ka ah mar ba in aan qof hadalka ka guurno oo haadu ilaahey yidhaahdho nabad iyo kala danbee dhib eey u dhalato.
Suldaan\Abanduulaha Beesha Tanade ee ku dhaqaan Somalinet.

- Smile-LiKe-SuN-RiSE
- SomaliNet Super
- Posts: 7665
- Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
- Location: Jubbaland
Re: Rag beesha SADE iyo Sadaam_Mariixmaan!
Dammn yall have alot of time in ur hands.
- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Rag beesha SADE iyo Sadaam_Mariixmaan!
Cilmile shall represent my case...
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 69 Replies
- 13739 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 3 Replies
- 27 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 13 Replies
- 1091 Views
-
Last post by Shankaroon_614
-
- 10 Replies
- 941 Views
-
Last post by Advo
-
- 14 Replies
- 1403 Views
-
Last post by LaQaNyO
-
- 27 Replies
- 2042 Views
-
Last post by gedo_gurl
-
- 2 Replies
- 622 Views
-
Last post by KING OF QUULE-
-
- 26 Replies
- 1701 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 4 Replies
- 686 Views
-
Last post by Naaima