BREAKING NEWS: Gudi Qaran loo diray SOOL,SANAAG, BUHOODLE.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

BREAKING NEWS: Gudi Qaran loo diray SOOL,SANAAG, BUHOODLE.

Post by Somalistan »

Its' headed by my favorite man in Somaliland, Cali Warancadeh, a fellow H/Yonis as well...he is Isxaaq.

Check it out.

Liiska Magacyada Guddidii Qaran ee Ka Hawl-galaysay Xaalada Gobolka Sool Oo La Shaaciyey,lana Mudeeyey Xiliga kulankoodu Dhicidoono.

--------------------------------------------------------------------------------



()
hadhwanaag 2007-11-08 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md.Axmed Yuusuf Yaasin maanta shaaciyey liiska Magacyada Guddida Qaran ee ka hawl-gelidoonta gurmadka iyo baahiyaha ka soo kordhay Gobolka Sool,Sanaag Bari iyo Buuhoodle.

Guddidaas oo ka kooban 11 xubnood oo ay soo magacaabeen Sadexda Xisbi Qaran, labada Gole Barlmaan [Guurtida Wakiillada] iyo Xukuummada,waxaana Guddoomiye u noqon-doona Madaxweyne Ku-xigeenka.

Sida waxa lagu sheegay Waraxafadeed uu ku saxeexan yahay Madaxweyne Ku-xigeenku oo nuqul ka mid ahi Caawa soo gaadhay Xafiiska shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews.com ee Magaalada Hargeysa.

Waxaanu u dhignaa sidan:-

“Xubnaha Guddida Qaran ee Sool, Sanaag Bari iyo Buuhoodle tix-raac Warqad tirsigeedu yahay JSL/M/MX 241 / 3/473, 30/10/2007, kana soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Somaliland, kuna saabsan Magacaabid guddi qaran oo ka hawlgasha gurmadka iyo baahiyaha ka soo kordhay Gobolada Sool, Sanaag Bari iyo Buuhoodle.

Waxaan idinku war-gelinayaa inay guddida Qaran ka koobnaandoonto Masuuliyiinta Warqadan sida tooska ugu socoto oo ah Xubnihii ay soo Magacaabeen Sadexda Xisbi Qaran,Guurtida,Wakiillada iyo Xukuummada,Gudoomiye-na u yahay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, Kulanka ugu horeeyaana waxa uu qabsoomidoona Maalinta Axda ee ay Bishu tahay 11/11/2007 10:00 subaxnimo Madaxtooyada JSL.”

Sidoo kale waxa War-saxaadeedkan lagu war-geliyey Xildhibaan Xasan Cabdi Xabad inuu o noqon doono Xog-hayn iyo Xisaabiye Guddida

Waxaanay Xubnaha Guddidu kala ahaayeen sidan

1. Cali Maxamed Warancadde………………Wasiirka Duulista iyo Hawada. Cool
2. Abshir Axmed Xasan………………………..Wasiirka Dib-u-dejinta
3 Axmed Xasan Cali [Casoowe]………………..Wasiirka Cadaalada
4. C/xakiin Garaad……………………………. W./ ku-xigeenka Dib-u-dejinta
5. Cabdisalaan Maxamed Siciid………………...[Xil. Guurtida]
6.Maxamed Cismaan Libaaxo……………………[Xil. Guurtida]
7. Xamse Maxamed Gaada-weyne [Xil. Wakiillada]
8. Maxamed Cali Xirsi…………………………..[Xil.Wakiillada]
9 Md. Maxamed Ibraahim Rijaal [Saajin]……….Xisbiga UDUB
10. Md. Axmed Aadan Cali Goodir……………...Xisbiga KULMIYE.
11. Md. Aadan Maxamed Mirre [Waqaf]…………Xisbiga UCID.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: BREAKING NEWS: Gudi Qaran loo diray SOOL,SANAAG, BUHOODLE.

Post by Ina Baxar »

What a stupid dumb ass!!
Mid baan kuu sheegaya Somalistan , waxaad inagu tidhi nin xaas leh baan ahay. Do you know that , no matter how old you are , a married man 's word carries more weight in somali society , than for example ..... ninka aan xaaska lahayn { me}!
Act accordingly you stupid waste !!
Baahi baa Sool iyoo Sanaag ka dhacday oo nin HY ah baa loo diray arrinta , wax dadka loola yimaad ma'aha . Ayaa meel baasta dega horta? Laughing
Gadam , futaduu kaga yaal aqligu waxan !!
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: BREAKING NEWS: Gudi Qaran loo diray SOOL,SANAAG, BUHOODLE.

Post by The_Emperior5 »

walahi kan ina baxar cuqdad baa jeex jeexday

marku garaxjis iyo habaryoonis ba maqlo
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: BREAKING NEWS: Gudi Qaran loo diray SOOL,SANAAG, BUHOODLE.

Post by Ina Baxar »

War adeer , nin 4 kiish oo hadhuudh ah gaadhi ZY loo saaray oo halkaa iyo Sool ku sii jeeda wax inagu cusub ma 'ahee , dhegahaad dalooshatay halkeed kala timid adigu ? Laughing
User avatar
Somaliweyn Commando
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2148
Joined: Sat Sep 01, 2007 9:03 pm
Location: La Ta7zanu Ya Ikhwati.

Re: BREAKING NEWS: Gudi Qaran loo diray SOOL,SANAAG, BUHOODLE.

Post by Somaliweyn Commando »

[quote="Ina Baxar"]War adeer , nin 4 kiish oo hadhuudh ah gaadhi ZY loo saaray oo halkaa iyo Sool ku sii jeeda wax inagu cusub ma 'ahee , dhegahaad dalooshatay halkeed kala timid adigu ? Laughing[/quote]


koow, waar tani ceeb bay ka dhergtay!
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: BREAKING NEWS: Gudi Qaran loo diray SOOL,SANAAG, BUHOODLE.

Post by The_Emperior5 »

anigu waxan haad ka sheekeyyniid garan mayoo guur iyo wax la guursaday uun baad ka shekayn

dhagaha na maxa keenay

hadhuudh na reerkiina lugu yaqaanay
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: BREAKING NEWS: Gudi Qaran loo diray SOOL,SANAAG, BUHOODLE.

Post by Ina Baxar »

Emperior , waxaanaad u garanayn waxan sheegayo , SOMALISTAN buu hadalku ku socdaa, maxaa kuy soo dhex gashay adiga fuc.kin jaanjaan!! Ma somalistan baa lagu yidha , mise habar yoonis baad tahay??
Dhegaha na waxaa keenay , intaanaad dalooshan oo sawiro iska qaadin ood somalilife isku xayaysiin ood deetana halkan dhareerka inoola iman , baad ka sii fikiri lahayd .
Xalkee lagu dhalay , waxan wada nijaas ta ah?? Laughing
BTW , we are proud " hadhuudhle" gaajo iyo wax kolba cid kabaha uu qaada iyoo wax raashin isku dilaa laynagu arki maayo insha Allah Laughing .
Waynu ku deeqnaa wixii baahidu hayso anagu hadhuudhka ama tol sida reer samatarka ha noqdaan ama cid kale .
Last edited by Ina Baxar on Fri Nov 09, 2007 11:56 am, edited 1 time in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: BREAKING NEWS: Gudi Qaran loo diray SOOL,SANAAG, BUHOODLE.

Post by The_Emperior5 »

horta marka ugu horraysa this is not a privite messege forum
meehsani wa forom willka somalistan topic buu furray topica walaga hadlaya

haday maskaxdu kugu yartahay , maxa meesha habaryoonis keenay wax laga hadlaya somaliland iyo wassiiro la diiray uu xuukuumada ka tirsan

adigu cuqdad qabiil aa qaba ibn faruur yahow ibn faruur ku dhalay

dhagahana maan dalooshane waa ear fones maxa adiga horta sawiirada ragga ku tussay
hadaanaad makhnuud candhada laga marro ahayn
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: BREAKING NEWS: Gudi Qaran loo diray SOOL,SANAAG, BUHOODLE.

Post by Ina Baxar »

Iska eeg , fooxle , ma tihid habar yoonis , waxaan doonaan ku odhanaya , ha isoo jawaaban iyagu , adigu kabo qaadlaad tahay, kula maanaan hadal !!
No2 / Do not expose yourself , naanaab yahow !! "Maxaa ku tusay " ma hadal baa??Bartan aynu fadhino baa laynoogu keenay ceebtaada , " waa ear phones"-na taas na hooyaada baad uu sheegi Laughing, dhegahaa ku daloola , la wada arag!!
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: BREAKING NEWS: Gudi Qaran loo diray SOOL,SANAAG, BUHOODLE.

Post by Somalistan »

Laughing

InaBaxar maxaad baasee igula kacday? Laughing

Mida kale, xaaskayga iyo afaharayga kabax dhakhyey. Very Happy
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: BREAKING NEWS: Gudi Qaran loo diray SOOL,SANAAG, BUHOODLE.

Post by Ina Baxar »

Laughing , mayee tu horaan kula sugayay ee iska nabad gal !!
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: BREAKING NEWS: Gudi Qaran loo diray SOOL,SANAAG, BUHOODLE.

Post by The_Emperior5 »

iska hadlo ina yigare adeer cinjirka futtada ka ja jiira horta iska soo saar
marka raggu uu kalay uu golaha soo fadhiiso

habaryunis na waba ka sheegi maysiid wa rag jiira reer reer sh isxaaq ka miid aah na wax ba ka sheegey karray maysiid intan anigu fadhiiyo meeshan wala habarjeclo wala habaryunis wala arab

sheekada sawiirkayga na adeer yarkii ciidangalle baanu waydiin doona website baa iga sameye meeshaas uu ear fones baan xiidhan hase yeeshe waxaan anigu sameeye wax ba kama gallin bahall bila nollasha ka dhacay baad tahay
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: BREAKING NEWS: Gudi Qaran loo diray SOOL,SANAAG, BUHOODLE.

Post by Somalistan »

Ina Baxar,

Laughing masaas baa.

markale ayaan kaa jaran. Iwon't tell you when it's coming though. Smile
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: BREAKING NEWS: Gudi Qaran loo diray SOOL,SANAAG, BUHOODLE.

Post by Ina Baxar »

Waa sax dee Somalistan , jidgoyn meel hebla la ii la fadhistay , horaan usoo maray .Sangeer baa igu go'an Laughing
User avatar
biko
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9077
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: just right the corner.

Re: BREAKING NEWS: Gudi Qaran loo diray SOOL,SANAAG, BUHOODLE.

Post by biko »

[quote="The_Emperior5"]walahi kan ina baxar cuqdad baa jeex jeexday

marku garaxjis iyo habaryoonis ba maqlo[/quote]



ina baxar wa nasab habar awal; fock you talking about uqdad? agaisnt Garxajist?..farax pls!!!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”