[quote="sadeboi"]They do qansa..there is a line between the city..half wagerdhac iyo reer-dalal they are the majority...[/quote]
yeah and pigs can fly
Caabudwaaq marexaan baa wada daga, cid gaar u leh mey jirto…reer dalal ha ugu badnaadee 8) ...wagardhac tiro kuma joogto!.
Wagardhac, cabudwaaq asalkeedi ma dagi jirin….dhulalkoodi waxeey uga soo carareen oo ka door bideen caabuwaaq xumaan iyo gardaro ey ugu dalahaayeen reer dalal u ineey dhulka ku ciriiriyaan.
Reer dalal intaas ayuu udulqaadanaayay (aragtidaan waa mid la wadaagaan beelaha la daga ee reer siyaad xussein, hawrarsame, celi etc iyo inta reer diini ugaas faarax ee meesha daga ) waana mida hada markii ugu dambeeysay ee odayga reer dalal la dilay (allaha unxariisto) dagaal loogu wada istaagay beesha wagardhac. Wagardhacana degmada looga saaray, oo ilaa iyo hada duuleedka caabudwaaq ku suganyahiin….
Mag ayeey soo saareen, dhoor wiig ka hor waxeey ku qorneed gedonet, balse magmag beesha reer diini ugaas faarax weey ka daaleen, war cad baa wagardhac laga sugaaya...waa loo sheegay inaan mardambe loo dulqaadan doonin fidnadooda.......Hadeey si edab lehi wagardhac caabudwaaq ku joogi weeydo, walee waxaa udambeeyn ineey mudug ugu kala faafto sida masaakiinta ee falastiin.
Doqonsade, hadi aan suleebaan ahay, adiguna waxaad tahay tumaal la yaso…!!
Don't pretend u know me...!!!
Did u forget how u used to worship Charmed?
Everyone here knows, ha is ceebeynin...
waxaad igu nacday baan garan lahay?
And don't claim it's b/c of ceyre, I'm sure I wasn't the only one who was part and proud of the jva
Qansa, walaal anigaa labada dhoocil ee mataanaha ah iyo naagaha xun xun ee u naageynaaya, markey ‘personal attack’ igu qaadaan baa waxaan uga jaraa wagardhac, waayo waxaa niceybkeyga iyo aflagaadadeeydo ku kalifahay waa qabiilkaas...Anigana, I go where it hurts.
tan kale, shanka, iyadey qusheeysaa reer dalal hadi ey aflagaadeyso iyo hadi kale, iyadeey wax uyahiin....me on the other hand, wagardhac waxba iima aha iimana galin....
Warsame baa yiri baa lagu waashee…….
Anigu fikirka waxaan qabaa, dhibka iyo rabshada ka taagan awalna ka taagneed kismayo inteey yahiin reer siyaad iyo reer ugaas sharmaake!!!