Ninkaada magaciisa?
Meeqo jir waaye?
Dhalashadiisa,sanadka,bisha iyo maalinta?
Wadanka oo kunoolyahay?
Meeqo sanadood ayaad isqabtiin?
Tariikhta aa is guursadeen?
Arooskiini , ama ningaaxiina meeqo qof ayaa kasoo qeebgalay?
Dadka kasoo qeebkalay arooskiini mataqiin?
Yaaka mid ahaay? Magacuuda?
Arooskiina soo udhacay? Xakee lagu qabtay?
Raashinka laconaayay maxaa kamid ayaay?

