War afar ama shan ciyaalka SNet jooga , ayaa hadaan kaxeeyo anigu , inta iyio wax ka badan samayn kara .
Wallahi iyo Bilaahi ciyaar ma'aha !
Dagaalyahano ma'aha raggani , in trhe conventional sense of the term.
Adiga subeir islanti ku dhashay
iney isku daba qariyaan waxba la ma'aha oo barta mid xabashi ah ka toogtan .
The problem is , nimankani meeshay xabada ka ridaan ba , way ka cararan , dhibaatadu laakin waxay qabsata
shicib -ka
Boqol jeer bay ree Xamar ku yidhadeen Al Shabaabka , inaga laga dhex baxay "mortar" aad xafadaheena ka ridaysaan , Ethiopianku
anaga ayay dib inoogu su celinayan madfaca e .
Maxay yeelen Al Shabaab? Odayaashi bay dileen .
Asaxaabul ibleys weeye waxani , and they don't even know what they're doing

They will never go away , Ethiopians or not , satanic forces weeye , y'all better wake up !!