alshabaab oo sheegatay duqeyntii maanta,,
Moderator: Moderators
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
alshabaab oo sheegatay duqeyntii maanta,,
qolada alshabaab sheegtay duqeyntii maanta ka dhacday xamar,,laakiin sheikh shariif oo amray in aan wax jawaab ah laga bixinin duqentaas,,
Guutada gantaalaha ee Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa galab gaabkii waxay weerar duqeyn ah ku qaadeen xarunta Madaxtooyada Villa Somaliya halkaasi oo ah saldhigga Xukuumadda Ridada ee uu madaxda ka yahay Shariif Sheekh Axmed iyo gaalada madow ee isku magacowday AMISOM.
Saraakiisha Guutadaasi ayaa nasoo gaarsiiyay in 13 madfac oo isugu jira hoobiyeyaha nooca 82mm iyo qoriga 75-ka in ay ku garaaceen xarunta madaxtooyada oo cabirkeedu aad u yaqaanaan Mujaahidiintu dhamaana ay ku hubsadeen halkaasi.
Howlgallada duqeymaha ah ee ka dhanka ah xarumaha gaalada iyo kuwa xukuumadda Ridada ee wajiyada cusub hadda ku biireen ayaa sii socon doona iyadoona ay Mujaahidintu qaadi doonaan weeraro toos ah si lamid ah markii halkaasi ay joogeen gaaladii Itoobiya iyo kuwi kale ee madaxda xukuumadda Ridada.
Guutada Gantaalaha Al-Shabaab ayaa Allaah gacmahooda ku cadaabay saraakiil badan oo ka dhuuman jiray iftiinka maalmaha kana soo bixi jirin xeryahooda baqdin ay ka qabaan Mujaahidiinta balse madaafiicda ayaa ugu tagtay xarumahooda kuna halaagtay.
{ وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِينَ وَلَكِنَّ الْمُنَافِقِينَ لا يَعْلَمُونَ}
اللهم منزل الكتاب سريع الحساب هازم الأحزاب
اهزم الإثيوبيين الصليبيين وإخوانهم المرتدين ومن كان في صفــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــهم
http://kataaib.info/news/Guutada%20gant ... 0saf06.htm

- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: alshabaab oo sheegatay duqeyntii maanta,,
saxib waxaan waa dulmi iyo rabsho, why cant they just end things with talks? the ethiopians have gone.
Re: alshabaab oo sheegatay duqeyntii maanta,,
Dishiyeesha,
Shareefka ma iska celin karaa kuwaan
Shareefka ma iska celin karaa kuwaan
-
- SomaliNet Super
- Posts: 6716
- Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
- Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo
Re: alshabaab oo sheegatay duqeyntii maanta,,
These same characters didn't say anything when Al-shabab were doing this to A/Y, but now it's all wrong. Hawiye caqli xumaa
Re: alshabaab oo sheegatay duqeyntii maanta,,
thnx diyeeshe for the new so kataaib site - I like to see things from different perspectives. The original domain name was shutdown by the Canadian government.
Re: alshabaab oo sheegatay duqeyntii maanta,,
Captain, AY deserved it man.......dont compare the two, they dont have the same history.
Man, this is indeed sad, and it's now tragically obvious, we should fight these lunatics who oppose peace.
Man, this is indeed sad, and it's now tragically obvious, we should fight these lunatics who oppose peace.
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: alshabaab oo sheegatay duqeyntii maanta,,
Murax wrote:Dishiyeesha,
Shareefka ma iska celin karaa kuwaan
sheikh shariif ciidan ahaan wuu ka awood badanyahay oo wuxuu haystaa taageera midowga maxkamdaha iyo ganacsatada xamar,,laakiin dagaal dan u ma ahan asaga ,,waa nin madexweyne sheeganaya,,maantana markay madaaficda soo tuureen wuxuu amray in aan loo jawaabin sida waagi hore dhici jirtay,,insha-allah dagaal ma dhici doono
-
- SomaliNet Super
- Posts: 6716
- Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
- Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo
Re: alshabaab oo sheegatay duqeyntii maanta,,
Advo, Nobody cares about history or anything. The fact is Sh.Shariif is continuing the same constitution and swore on the same holy quran'an that Abdullahi Yusuf did, irrespective of the A/Y's past
You saw how he went to Addi and said Somalis don't need Sharia when they are muslim to begin with, that's not what he has said in 2006? if anything, he's hypocrite which is worse than kufaars
You saw how he went to Addi and said Somalis don't need Sharia when they are muslim to begin with, that's not what he has said in 2006? if anything, he's hypocrite which is worse than kufaars
Re: alshabaab oo sheegatay duqeyntii maanta,,
Diyeeshaha_Tolka wrote:Murax wrote:Dishiyeesha,
Shareefka ma iska celin karaa kuwaan
sheikh shariif ciidan ahaan wuu ka awood badanyahay oo wuxuu haystaa taageera midowga maxkamdaha iyo ganacsatada xamar,,laakiin dagaal dan u ma ahan asaga ,,waa nin madexweyne sheeganaya,,maantana markay madaaficda soo tuureen wuxuu amray in aan loo jawaabin sida waagi hore dhici jirtay,,insha-allah dagaal ma dhici doono
Sxb Madaxweyne kasto ma aqbaalayo inu habeenka seexdo asago madaafic lagu garaacayo. Ninkaan waa inu qolodaan iska celiyo if He's to be taken seriously.
Captain,
Shabab had the marsiyo of Tigray but now they have no marsiyo. Its not the same situation to be honest.
- Boqor Buur Madoow
- Posts: 53
- Joined: Thu May 03, 2007 12:43 pm
Re: alshabaab oo sheegatay duqeyntii maanta,,
Since mareexaan lost Kismaayo they becam,e patriotiocs

-
- SomaliNet Super
- Posts: 6716
- Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
- Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo
Re: alshabaab oo sheegatay duqeyntii maanta,,
Murax,
I understand but we are talking about this particular incident ie targeting Villa Somalia. We all know that no Ethiopians were in Villa Somalia. Villa Somalia used to be guarded by Puntlanders all the time.
Al-Shabab know that Sh.Shariif is pro-Ethiopia and they don't need to differentiate between the two, regardless of the Ethiopian presence or what not

shiek shariif is not pro-ethiopia, his playing politics and is doing what I always wished a somali president would. While AY has a track record of history that makes our blood boil, The good shiek is clean and is surprising me on daily basis with his calm decisions.
Re: alshabaab oo sheegatay duqeyntii maanta,,
Captain24 wrote:Murax,
I understand but we are talking about this particular incident ie targeting Villa Somalia. We all know that no Ethiopians were in Villa Somalia. Villa Somalia used to be guarded by Puntlanders all the time.
Al-Shabab know that Sh.Shariif is pro-Ethiopia and they don't need to differentiate between the two, regardless of the Ethiopian presence or what not
Alshabab is Anti peace it doesn't matter who's sleeping in Villa Somalia
Advo,
Sxb We don't know what Shareef is going to become so lets give a wait and see opproach
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: alshabaab oo sheegatay duqeyntii maanta,,
indhocade ayaa mujaahid ah sheikh shariif ayaa murtad a wallee taasi waa diiday aniga
- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: alshabaab oo sheegatay duqeyntii maanta,,
captain dee odeyga haku degdegin bro, A/Y only started receiving regular mortars after some months when the ethiopians were in banaadir. not straight away. i dont know why you want the conflict to continue, dont let your cuqdad and qabil let you think like that sxb.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 27 Replies
- 150 Views
-
Last post by Voltage
-
- 11 Replies
- 672 Views
-
Last post by xidigow
-
- 7 Replies
- 465 Views
-
Last post by sweeti
-
- 3 Replies
- 554 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 0 Replies
- 403 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 0 Replies
- 261 Views
-
Last post by Diyeeshaha_Tolka
-
- 16 Replies
- 1365 Views
-
Last post by new-york24
-
- 12 Replies
- 550 Views
-
Last post by Diyeeshaha_Tolka
-
- 0 Replies
- 1466 Views
-
Last post by Gnesta
-
- 36 Replies
- 4131 Views
-
Last post by abdalla11