Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by Khalid Ali »

Siigodheer wrote:Indeed i believe H.Y was better when they had only 1 sultan all this many sultans are creating a division really.


Horta Beesha Habar Yoonis ( Bari ) Sacad Yoonis and Muse ismaaciil didn't really get into this issue the propagenda was started properly by the Xiiray of Isxaaq Carre, but i know for Sure both Sacad Yoonis and Muse ismaaciil and most H.Y agree with Suldan Ali madars speech.

The supreme leader was always from the sugulle caynaashe aabihi ba talin jiray awoowgi ba talin jiray. These things udub cawil iyo waxasa watta and they try legalize it with the many sultans they have . laakin Suldan cismaan karamalahu wadju aya ku yidhi wa xaram calayk waxani., haday midgaankan shirka burco keenan. Waxan ka baqaya ina burco la isku dilo.
Siigodheer
Posts: 32
Joined: Wed Dec 30, 2009 12:20 pm

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by Siigodheer »

Haada dee arintii wii dhamatay since 2 weeks ago when Suldan Cismaan Ali Madar warned for all this people who are creating fitah and propagenda to stop before it gets out of hand and turns into conflict since then hadal dambe malaga maqliin Sultan Xiiray , the only people who are attended the shir are H.Y wa siidu yiri Suldan Cismaan Suldan Ali madar, miida labad maxa nimaankan Cawil iyo kuwaas should stay out of the affairs of H.Y and let the sultans dealt with it i really believe politicans shouldnt get involved and the sultans also shouldn't get involved in politics.


but it's a good experience now we know who the enemey of H.Y is.




Cawil is not a good representation the ex Faqash stooge needs to be taken out.


Laakinse Cali Warancade and Abdirahman Mohammed (Ciiro) are good representation of H.Y.
koohi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 368
Joined: Sat Aug 01, 2009 6:02 pm

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by koohi »

this is not new for beesha they began game long time ago

reer dood of habar jeclo
afgaab from habar shariifo
now kuul carre = madhibaan who are much bigger

good thinking from HY
well done habar joonis :up:
Siigodheer
Posts: 32
Joined: Wed Dec 30, 2009 12:20 pm

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by Siigodheer »

Koohi, the whole sicid Kuul are 7 people oo qurbaha jooga - propagenda la socda. :lol:

"the Habar Yoonis are 1 of the purest isaaq clans we will never adopt another clan or accepct another clan", the words of Sultan Cismaan Cali Suldan Madar. :cool:



Habar Yoonis wa beesha kaliya oo lagu dheex duuman kariin.



so tell Riyaale his propagenda has failed ehlu naarka Xuun.
koohi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 368
Joined: Sat Aug 01, 2009 6:02 pm

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by koohi »

Siigodheer wrote:Koohi, the whole sicid Kuul are 7 people oo qurbaha jooga - propagenda la socda. :lol:

"the Habar Yoonis are 1 of the purest isaaq clans we will never adopt another clan or accepct another clan", the words of Sultan Cismaan Cali Suldan Madar. :cool:

Habar Yoonis wa beesha kaliya oo lagu dheex duuman kariin.

so tell Riyaale his propagenda has failed ehlu naarka Xuun.
war nimanyahow anigu gacanbaan idiin taagay

idinku waad kala baqdiin runtana iskuma sheegtiin Mr. Rayaale ayaad ceebtiina korka ka saaraysiin

takale I don't give a shit Rayaale or somaliland politicians i don't trust them at all
Siigodheer
Posts: 32
Joined: Wed Dec 30, 2009 12:20 pm

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by Siigodheer »

War Niyoow dee Meesha propagenda aya ka socota, aniguna beel ahaan ma yeelayno daad shiisheye oo cadow ah - oo lo so diiray ini beeshaayada fitna iyo propagenda ka sameyeen hadal inta ku xir, waxan oo dhaan wa propagenda Qurbo Jooga lagu samayey shir iyo balayo no keenan allo naga qabo Shirka shaytaanka daadkan wata.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by kaliil »

Hooyadiin iyo garaadka Kuul Careba futada ka wasa.Wax Kuul Carre la yidhaahdo oo Habar Yoonis kusoo biirayaa ma jiraan, naagta ina Xiirey iyo wixii iyada isku fikrad yihiina beesha waa laga qaban oo iyagaa keligoog midgaha ku biiri.Beeshu suldaano badan iyo suldaan guud oo go`aankiisa la raaco ayay leedahay laakiin dhawr jaadwale iyo inyar oo Qurbaha joogaa waxay kusoo tashadeen laga yeelimaayo.Waxani waa mashruuc udub wato laakiin wax caqligal ah maaha waanay ku ceeboobi cidii waxan fara kula jiraa.Shirka 20.1.2010 lagu ballamay Burco lagu ballamay ayay rag isku arki oo midgaha iyo wixii iyaga raacsan lagu kala eryi
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by Khalid Ali »

kaliil wrote:Hooyadiin iyo garaadka Kuul Careba futada ka wasa.Wax Kuul Carre la yidhaahdo oo Habar Yoonis kusoo biirayaa ma jiraan, naagta ina Xiirey iyo wixii iyada isku fikrad yihiina beesha waa laga qaban oo iyagaa keligoog midgaha ku biiri.Beeshu suldaano badan iyo suldaan guud oo go`aankiisa la raaco ayay leedahay laakiin dhawr jaadwale iyo inyar oo Qurbaha joogaa waxay kusoo tashadeen laga yeelimaayo.Waxani waa mashruuc udub wato laakiin wax caqligal ah maaha waanay ku ceeboobi cidii waxan fara kula jiraa.Shirka 20.1.2010 lagu ballamay Burco lagu ballamay ayay rag isku arki oo midgaha iyo wixii iyaga raacsan lagu kala eryi

kalil welcome back bro long time bal nafta ka waran . udub maad ka hadhay iyo qudhoonkodi :mrgreen:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by kaliil »

Khalid sxb waan fiicanay.Anigu Udub waan ka hadhay oo waan ka quustay hadda.Markii horeba waxaan iyaga ula jiray, wax iyaga dhaama ayaan meesha joogin ilaa haddana ma joogaan markaa xisbi dhan ma taageerayo e siyaasada dibedaan ka joogaa.Markay suldaan xiirey mashruucan Kuul Carre usoo dhiibeen ayaan kasii xanaaqay
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by Khalid Ali »

kaliil wrote:Khalid sxb waan fiicanay.Anigu Udub waan ka hadhay oo waan ka quustay hadda.Markii horeba waxaan iyaga ula jiray, wax iyaga dhaama ayaan meesha joogin ilaa haddana ma joogaan markaa xisbi dhan ma taageerayo e siyaasada dibedaan ka joogaa.Markay suldaan xiirey mashruucan Kuul Carre usoo dhiibeen ayaan kasii xanaaqay

ha sax iska Neutral baad ahayd haa wa arin aad u foolxun laakin anagu hadalki suldaanka guud beelaha sicid garxajis eeh Suldan cismaan madar ayanu racayna eeh yidhi qofkan burco ka arko oo masruuca kuul midgaan keena waanu dilayna ragganimo
Xiirey wa in u fahmo waxan u wado inay tahay wax gunimo ka dheer , waxanu ka helayo na la garan mayo?
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by kaliil »

Suldaan xiirey mashruucan lacag ayuu ka helayaa.Suldaan xiirey markuu yurub yimi lacag badan ayaa loo ururiyay, udubna lacag ayay siisay markaa isagu lacagtaas daraadeed ayuu waxan u wadaa laakiin ilaa hadda waxaanan fahmin ujeedada udub iyo faaidada ugu jirta haddii HY midgaha lagusoo daro.Madaxweyne ku xigeenka iyo udub suldaan xiirey way soo dhoweeyeen oo madaarka ayay kaga hortageen markuu wadanka kusoo laabtay taas ayay ku fashilmeena.Suldaan Cismaan iyo suldaan Maxamed Xirsi Qani ayaa beesha u taliya oo la maqlayaa, HY 95% ayaa kasoo horjeedan waxan inta yar ee farakutiriska ahi wadaan.Shirka Burco waan sugayaa waxaanan rajaynayaa inaa Suldaan xiirey la toogto ama shiid Burco lagagasoo eryo
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by Khalid Ali »

kaliil wrote:Suldaan xiirey mashruucan lacag ayuu ka helayaa.Suldaan xiirey markuu yurub yimi lacag badan ayaa loo ururiyay, udubna lacag ayay siisay markaa isagu lacagtaas daraadeed ayuu waxan u wadaa laakiin ilaa hadda waxaanan fahmin ujeedada udub iyo faaidada ugu jirta haddii HY midgaha lagusoo daro.Madaxweyne ku xigeenka iyo udub suldaan xiirey way soo dhoweeyeen oo madaarka ayay kaga hortageen markuu wadanka kusoo laabtay taas ayay ku fashilmeena.Suldaan Cismaan iyo suldaan Maxamed Xirsi Qani ayaa beesha u taliya oo la maqlayaa, HY 95% ayaa kasoo horjeedan waxan inta yar ee farakutiriska ahi wadaan.Shirka Burco waan sugayaa waxaanan rajaynayaa inaa Suldaan xiirey la toogto ama shiid Burco lagagasoo eryo

aniga ku sheegaya mashruucaaan daahir riyaale rabbo waad ogtahay doorasha soo dhow. waxa la raba serverkan marba la ji jidayo lugu daro midgaha oo dhan oo la yidha wa habaryoonis oo udub bay u codeyaan inta serverka ka maqan aya la rabba ina kuul care lugu saxo. oo ay marka yidhahan see ileen imika hadu sida u eego oo serverka la saxo riyaale badin mayo doorashada. laakin haday midgaha oo dhan ugu shubaan udub oo la yidha waanu idin soo nassab saarnay eeh udub baad ugu shubaysan wuu so baxaya arinkaasa ka danbeyaa
wana gunimo waxan ka baqaya shirka burco ina la isku dilo ina xirsi qani arinka ma ka so horjeeda horta?
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by kaliil »

Ina Xirsi Qani markii hore udub wuu taageeri jiray laakiin hadda arrintan wuu kasoo horjeedaa.Wuu ku qasbanyahay inuu kasoo horjeesto arrinkan oo kale, haddii kale cid danbe weligii waxba dhegeysanmayso hadduu aqbalo ama taageero waxan oo kale.Anigu waaban rabaa ina shirka Burco la isku dilo si arrinkan u fashilmo oo inta yar ee waxan wadana loo kala eryo.Sxb waxani waa riwaayad laakiin way ku hungoobi inshallah, Daahir Riyaale iyo udub midgahay wataan Gudabiirsiga haku daraan hadday rabaan iyadaa dad urursi u baahanane laakiin anaga ilaahay ayaa na badiyay oo midgo iyo cidkale uma baahnin
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by Khalid Ali »

kaliil wrote:Ina Xirsi Qani markii hore udub wuu taageeri jiray laakiin hadda arrintan wuu kasoo horjeedaa.Wuu ku qasbanyahay inuu kasoo horjeesto arrinkan oo kale, haddii kale cid danbe weligii waxba dhegeysanmayso hadduu aqbalo ama taageero waxan oo kale.Anigu waaban rabaa ina shirka Burco la isku dilo si arrinkan u fashilmo oo inta yar ee waxan wadana loo kala eryo.Sxb waxani waa riwaayad laakiin way ku hungoobi inshallah, Daahir Riyaale iyo udub midgahay wataan Gudabiirsiga haku daraan hadday rabaan iyadaa dad urursi u baahanane laakiin anaga ilaahay ayaa na badiyay oo midgo iyo cidkale uma baahnin

yeah thats what i was thinking habaryoonis ciida ka baddan , daahir riyaale gudubuursiga ha ku wasakehyo midgaha wa siidaad shegtay ha ina xirsi qani hadu ka so horjeedsaday way fiicantahay anigu horta waxan maqlay inu isagu watay laakin marki lugu kacay ayuu dib uga fiirsaday ileen ciid waxani u cuntamayso ma jirto , xiirey na midgaanki hargeisa ku so dhaweyeo unversaltv bay ka socottay boqol babuur laakin dhibaatada waxaba ka eenaya midgaanki ba leh midgaan baan ahay :lol:
Marka inshallah wa lugu kala guuraya shirka burco Suldan Cisman maddar na ilahay sharaftisa ha dhawro aabihi iyo awoowgi ba talin jiray sii gobonimu u hadlay
SanDiver
Posts: 4
Joined: Wed Apr 08, 2009 3:32 pm
Location: Garoodi

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by SanDiver »

kalil welcome bro.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”