Moderators: Moderators, Junior Moderators
Saciid afisoone BlogI think most reer Mogadishu including myself are honest about the future of Mogadishu. Unless we encourage the few who used the card of tribalism to the right direction, Our intention will not be as effective as we may wish.. thanks
You Black Italians Need More People Like This Afisoone Guy
War aniga qolalka qabyaalada ka hadlaayo uun baa sheegay. Qolka "Dailynews","dowlada", labadaas waa labada qabyaalada mida ugu xun lagu dhisay. Waa run dad fiican wey imaadaan, laakiin maamulka waa qabyaalad cad."Caaqila:" waa gabar dhagool ah, hada baryahaan hospitaal ayee ku jirtaa, gabar ayaa lagu soo qalay, Laakiin qolka nin eena u garan "MOORYAAN" umaba dhiibto maamulka. Xataa "Buurweyn" oo aan u ugahay inuu yahay reer baydhabo wuxuu sheegtay inuu ka mid ahaa USC,markaas ayee u dhiibtay maamulka qolka. Qolka mooryaan ayaa maamusho iska ilaali, waxba ha ku tarsan, ka foogo qabyaaladooda xun xun. Iska fogeey.Paltalk - Dailynews and qolka dowlada = qolka siigada, qolka daarood ka, qolka Punani, qolka Somaliland etc.
Now, i am not into siigo...i am not a Daarod or Punanilander or Somalilander. So, afisyoone where should i go when i need news from back home?
Teeda kale, qolka Dailynews dad wax garad ah aa soo galo qolkana qabiil na loogama hadlo magac qabiilna ma wato maxee marka kuu dhibeysa oo aa u arki weeysay qolalka magac qabiil wato oo qabiilka looga hadlo?
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot] and 85 guests