Without Garxajis

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Without Garxajis

Post by hargaysaay »

koohi dagaalku qamadi ma ahayn ee dhul buu ahaa, laba jilib oo ciidagale iyo hy ka kala tirsan baa islaayey markaasay soomaaliland isku dhex yaacday, maalintaasay garxajis qumadiisa gartay intay leegtahay
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Without Garxajis

Post by The_Emperior5 »

koohi wrote:siciid
hadaad rabtid inad nimankan HA sifaacan ula kaftantid markad wadanki tegto laba cisho soo joog gebiley iyo allaybaday iyo arabsiya.


dadka degan markasad soo arki ciday yihin.
wuxu so arkaya allabaday na cabdalle abokor
gabiley na jibriel abokor
arabsiyo na bah gobe iyo jb
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Without Garxajis

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:koohi dagaalku qamadi ma ahayn ee dhul buu ahaa, laba jilib oo ciidagale iyo hy ka kala tirsan baa islaayey markaasay soomaaliland isku dhex yaacday, maalintaasay garxajis qumadiisa gartay intay leegtahay
Aniga horta koohi la ima yidhaho dagaalku dee wa ki suldaanki ciidagalle ka dhex laha bbc somali waxanu isku dilnay qamandi hadu wax kale sheegan laha waxbabay ahaan lahayd laakin isaga halka idinku ceeebeye waxay doonta ba ha ahaato, Somaliland maxay iskugu dhex yaaci lahayd daror wa Ethiopia lol
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Without Garxajis

Post by hargaysaay »

suldaanku eraygaa wuxuu u yidhi si ay dadkan is laynayaa u xishoodaan oo ay isula yaabaan fahan farsamaa ka dambaysay arinta

ha dagaalku ethiopia ayuu ka dhacay hadana sidaasay tahay waatii culumadii madaxdii soomaliland alla nabadeenaay ay ku waasheen
calaa kula xaal waxaasi waa wax dhamaaday ee adigu iska yara ilaali rift ga aad garxajis ka dhex bilaabayso :up:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Without Garxajis

Post by hargaysaay »

suldaanku eraygaa wuxuu u yidhi si ay dadkan is laynayaa u xishoodaan oo ay isula yaabaan fahan farsamaa ka dambaysay arinta

ha dagaalku ethiopia ayuu ka dhacay hadana sidaasay tahay waatii culumadii madaxdii soomaliland alla nabadeenaay ay ku waasheen
calaa kula xaal waxaasi waa wax dhamaaday ee adigu iska yara ilaali rift ga aad garxajis ka dhex bilaabayso :up:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Without Garxajis

Post by hargaysaay »

suldaanku eraygaa wuxuu u yidhi si ay dadkan is laynayaa u xishoodaan oo ay isula yaabaan fahan farsamaa ka dambaysay arinta

ha dagaalku ethiopia ayuu ka dhacay hadana sidaasay tahay waatii culumadii madaxdii soomaliland alla nabadeenaay ay ku waasheen
calaa kula xaal waxaasi waa wax dhamaaday ee adigu iska yara ilaali rift ga aad garxajis ka dhex bilaabayso :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Without Garxajis

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:suldaanku eraygaa wuxuu u yidhi si ay dadkan is laynayaa u xishoodaan oo ay isula yaabaan fahan farsamaa ka dambaysay arinta

ha dagaalku ethiopia ayuu ka dhacay hadana sidaasay tahay waatii culumadii madaxdii soomaliland alla nabadeenaay ay ku waasheen
calaa kula xaal waxaasi waa wax dhamaaday ee adigu iska yara ilaali rift ga aad garxajis ka dhex bilaabayso :up:

so ina dhabeyee said on the bbc we fought over qamandi because he wanted the hy and ciidagalle inay kala xishoodaan what weird logic :lol:
dee sxb nabbadu way fiicantahay soo dad waalalo ah is dilaya maha 200 nin ba dhintay ma waxad leedahay somaliland ha tirahdo ha is dilaan maxa ka si ah horta sxb ,
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Without Garxajis

Post by hargaysaay »

maya ee waxaan kuu sheegaya two garxajis sub sub sub clans ayaa is laayay soomaliland oo dhama wey cabaaday, taasi maxay ku tusaysaa in somaliland ay iska diciif tahay amaankana shacabka ayaa haya ilaahay ka sokow ee dawldan yaree aad aaminsantahay ma hayso.

ta labaad suldaanka magiiciisa ugu yeedh, dee hadii kale suldaankiina gabadha oromo dhashay ayaanu odhan ina Oromo
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Without Garxajis

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:maya ee waxaan kuu sheegaya two garxajis sub sub sub clans ayaa is laayay soomaliland oo dhama wey cabaaday, taasi maxay ku tusaysaa in somaliland ay iska diciif tahay amaankana shacabka ayaa haya ilaahay ka sokow ee dawldan yaree aad aaminsantahay ma hayso.

ta labaad suldaanka magiiciisa ugu yeedh, dee hadii kale suldaankiina gabadha oromo dhashay ayaanu odhan ina Oromo

halkeed ku aragtay somaliland oo dhan ba cabaaday , jamhuuriyada somaliland waxay u dirtay dadki is dilaya ergo nabbad every one would do that adigu maxaad samayn lahayd ma waxad rabta inan ku yidho xiiniyo buur buuran baad yeelatay markad walaalka qamandi ku dishay come on man waxasi xiiniyo maha :lol:
Ina dhabeye qiimo farra badan kuma fadhiyo ma ninki shirki cali mahdi tagey eeh 100 dollar ka soo qaatay waiska caado qaatte naf farra badan ma leh kaasi , Maxaad tiri suldaankina gabadh oromo dhashay Ma suldaaan maxammad suldaan diriye allah ha u naxairsto Gabadh absame oo ogaden ah aya dhashay , oromo shaqo kuma laha
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Without Garxajis

Post by hargaysaay »

bal eeg munaafiqnimadaada weli garxajis baad isku dir yaroo munaafiqnima ah ka dhex wadaa.

suldaan maxamed is not atleast a half OROMO suldaan :D :D he is 100% somali
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Without Garxajis

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:bal eeg munaafiqnimadaada weli garxajis baad isku dir yaroo munaafiqnima ah ka dhex wadaa.

suldaan maxamed is not atleast a half OROMO suldaan :D :D he is 100% somali
Anigu suldaankayga ilahay ha u naxariisto wabu dhintay diniyan xita adiga wa ku qallad inad wax ka sheegtiid hooyadi waan ku sheegey qabilkey ka dhalatay

Maxa munafaqad keenay Ina dhabeye inanu sharaf lahayn caruurta loo sheegi mayo :lol:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Without Garxajis

Post by hargaysaay »

waar anigu suldaankiinii dhintay ilaahay ha u naxariisto isaga wax kama sheegayo, laakiin miskiinkan madaxa daaska ah leh :D :D ee OROMADU dhashay intaad ilawday ayaad suldaankuu Duriyada caayaysaa,
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Without Garxajis

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:waar anigu suldaankiinii dhintay ilaahay ha u naxariisto isaga wax kama sheegayo, laakiin miskiinkan madaxa daaska ah leh :D :D ee OROMADU dhashay intaad ilawday ayaad suldaankuu Duriyada caayaysaa,

What are you talking about Suldaan Maxammad suldaan diiriye waxa dhashay gabadh ogaden ah oo la yidha cosob Xassan,
Suldaan Xassan suldaan cabdilahi suldaan cabdiraxmaan suldan diriye na waxa dhashay gabadh la yidha Maryan Cabdi yusuf gabadh la yidha oo iyadu na ogaden ah

Oromada iyo waxan halkeed ka keentay
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Without Garxajis

Post by hargaysaay »

dee waa sidii aan dad ka maqlee maxaan ka garanayaa, laakiin sory haday sidaas tahay.
adna suldaan maxamed waa inaad ixtiraantaa waa suldaankii duriyada ma fahantay camuu
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Without Garxajis

Post by ina aadan »

Ma labada suldaan ee isaaq ugu facawayn baanu dhalay
ka ugu facawayn iyo ka sadexaad
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”