Please IGAD, safe my 2km ''govt''

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Please IGAD, safe my 2km ''govt''

Post by AhlulbaytSoldier »

Madaxweyne Shariif oo ururka IGAD ugu baaqay inay badbaadiyaan dowaladiisa.

Addis Ababa: (Sh. M. Network) Madaxweynaha dowladda KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta ka qeyba galay kulankii Urur goboleedka IGAD ay ku yeesheen Magaalada Addis Ababa ayaa waxaa uu ka codsaday madaxdii ka soo qeyb gashay kulankaasi in dowladiisa la badbaadiyo islamarkaana laga caawiyo dhinaca amaanka.

Waxaa uu daaha ka rogay Madaxweyne Sheekh Shariif in wadanka Soomaaliya uu gacanta ugu jiro Ururka Al Qaacida iyo Xoogaga taabacsan, isagoo sheegay in loobaahanyahay in sida ugu dhaqsiyaha badan dowlada looga gacan siiyo taageerida iyo wax ka qabashada xagga amaanka oo uu tilmaamay in ay marayso meeshii ugu halista badneyd.

“Soomaaliya waxaa ay gacanta ugu jirtaa Al Qaacid Sidaasi daraateed, waxaa loo baahanyahay waa daawada arinkaasi, waxaan ka codanayaa Madaxda IGAD inay xooga saaraan sidii loo barbar istaagi lahaa loona taageeri lahaa dowladda KMG” sidaasi ayuu u sheegay Madaxweyne Sheekh Shariif madaxdii Urur goboleedka IGAD.

Hogaamiyaasha Ururka IGAD ayaa kulankoodu waxaa uu ahaa mid deg deg ah oo gabi ahaantiisba looga hadlayay Xaaladda Soomaaliya gaar ahaan dagaaladii ugu dambeeyay ee ka soconayay Magaalada Muqdisho ee u dhaxeeyay dowladda KMG iyo Xoogaga hubaysan.

“Waxaa halis ku jira Xaalada amaan ee wadanka waxaana lagu hareereysanyahay xarumaha dowlada KMG sida xarunta Villa Soomaaliya, sidaasi daraateed waxaan ku celcelinayaa baaqeyga ku aadan in sida ugu dhaqsiyaha badan wax looga qabto xaalada faraha ka baxeysa ee Soomaaliya” ayuu sii raaciyay hadalkiisa Madaxweyne Sheekh shariif.

Hadalka madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa imaanaya xili 7 maalin oo xariir ah ay ka socdeen Magaalada Muqdisho dagaalo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo Xarakada Mujaahdiinta Al Shabaab.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Please IGAD, safe my 2km ''govt''

Post by SahanGalbeed »

Serious question !
Since the fall of Siyad Barre , has Somalia had a government that was not TRANSITIONAL ?
Also are the suffi militias present in Mog ?
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: Please IGAD, safe my 2km ''govt''

Post by xoogSADE14 »

Hutuking

War ninyahow waxaan haku waalane iska dhaaf.

Sahan

No and yes but you gotta understand that the Sufis don't have a centralized command structure. Its just different sections of qabiils united by their opposition to Shabab.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Please IGAD, safe my 2km ''govt''

Post by SahanGalbeed »

Thanks xoogsade .
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Please IGAD, safe my 2km ''govt''

Post by Shirib »

Sahan,

Ahlul Sunnah only really exists to fight Shabaab. If it weren't for Shabaab, they probably would have never formed, and they will probably disperse, when Shabaab are gone


They are only really existing in Galgaduud, eventhough u might hear them in other parts, they have no real power anywhere out of Galgaduud.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Please IGAD, safe my 2km ''govt''

Post by SahanGalbeed »

Thank you shirib
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Please IGAD, safe my 2km ''govt''

Post by Shirib »

Sahan, no problem

Just trash the TFG they ain't doin anything. I don't know how to defeat Shabaab, but TFG sure ain't the way
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Please IGAD, safe my 2km ''govt''

Post by SahanGalbeed »

So , okay ! If the TFG cannot do it and shabaab is not a viable option , who then ?
@one point people will have to say . You know what , this gov of ours we have is certainly not good , the alternative is even worse , let's support the gov , force them to organize elections and build it from there .

You need a stepping stone ! As bad as the TFG is , it has international support .
Who can help you rebuild Somalia ? the international community !
Ka fa'idaysta !
TFG-ga haddi badankiina inta diidan Al Shabaab aad iska taageeri lahaydeen , marka dambe na aad ku qasab taan doorashooyin , win-win for everybody but al Shabaab .
Waddanka na lacag dib loogu dhiso baad ka heli lahaydeen addunweynaha , idinku na waad dooranaysa cidii xogaanka idin qaban lahayd .
Laakin labadii sannadood ba haddi TFG cusub la magacaabo , al shaabaab ayuun ba idin ka raynaysa !
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Please IGAD, safe my 2km ''govt''

Post by Shirib »

We need a grass roots movement, something similar to the ICU in 2006, that's the only thing I can think of. Its not here now, but it needs to come
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Please IGAD, safe my 2km ''govt''

Post by abdisamad3 »

Shirib wrote:We need a grass roots movement, something similar to the ICU in 2006, that's the only thing I can think of. Its not here now, but it needs to come
new group=never ending war.
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Please IGAD, safe my 2km ''govt''

Post by Shirib »

abdisamad3 wrote:
Shirib wrote:We need a grass roots movement, something similar to the ICU in 2006, that's the only thing I can think of. Its not here now, but it needs to come
new group=never ending war.

Tell me something ICU of 2006, or Shabaab now, which one do u prefer?
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Please IGAD, safe my 2km ''govt''

Post by SahanGalbeed »

I am sorry but the impression I have is that all you want is a "finished product" without doing the leg work !
Nothing us gonna come out of the blue and waiting for it might take a life time :lol:
Compromise , make the difficult choices { the one that you cuurently do not want } for tomorrow , for a brighter future .
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Please IGAD, safe my 2km ''govt''

Post by Shirib »

SahanGalbeed wrote:I am sorry but the impression I have is that all you want is a "finished product" without doing the leg work !
Nothing us gonna come out of the blue and waiting for it might take a life time :lol:
Compromise , make the difficult choices { the one that you cuurently do not want } for tomorrow , for a brighter future .
The TFG doesn't function at all. Its in a comma, on life support, we can't wake it up out of that comma. If it functioned even a little it would get a lot of support.

January 2009 it had a lot of support, people believed, and it let down everyone and did nothing.
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: Please IGAD, safe my 2km ''govt''

Post by xoogSADE14 »

Somalia needs a bottum up approach from the district level on up with Mog saved for last.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Please IGAD, safe my 2km ''govt''

Post by AhlulbaytSoldier »

From now on i will never support a foreign controlled government even if the president is Xeefoow xafidullah or indhacadde xafidullah.

Atleast dowlad ku sheega(TFG) is pro-somalia.
But nimankaan shabaabka are worse, they dont want this country to exist and would easily handover power to a arab criminal.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”