SSC and NSUM Mediation to begin.

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

SSC and NSUM Mediation to begin.

Post by KyrieJama »

London,(lasanod Online)- Warar lagu kalsoonyahay oo soo gaadhay LASANOD ONLINE ayaa sheegay in labada dhinac ee Hogaanka iyo NSUM ay soo xuleen..


Xubnihii gudiga uga qayb geli lahaa wada hadalka xalinta khilaafka labada kooxood.

Gudigan lasoo xulay ayaa lagu wada inay dhowaan shir telefooneed marka hore isugu yimaadaan, kadibna hadii loo baahdo fool ka fool loo wada hadlo.

Xubnaha Hogaanka ayaa la sheegay inaysan weli wada sugnayn oo wada tashi lagala samaynayo madaxda Hogaanka iyo Buuhoodle. Hogaanka ayaa ku maqan wadatashi qodobada ay shirka la tegi lahaayeen. iyagoo codsaday in waqti la siiyo.

Ilo wareedyo ku dhow dhow NSUM ayaa LASANOD u xaqiijiyey inay dhinacooda diyaar yihiin. lana sugayo dhanka Hogaanka.

Arrintan wada hadalka Hogaanka iyo NSUM ayaa ku bilaabmay kadib markii Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil soo Gaadhay Magaalada London shir uu jaaliyada SSC ee magaaldaas la yeeshay Garaadka lagaga codsaday inuu kooxahan isu keeno oo maslaxad dhexdooda ka sameeyo.

Garaad Jaamc ayaa hawshaas tuurta u ritay oo xidhiidh la sameeyey labada kooxood, Iyadoo horena mar loo wada hadlay. taasoo dhalisay in koox waliba ay soo dirsato guddi 5 xunood ah oo uga qayb gasha wada hadalada danbe.

Magacyada gudiga lasoo xulay ee soo gaadhay LASANOD ayaa ah sidan..

Xubnaha Hogaanka:

1. Nuur Maxamud Gaas
2. Aden Cali Ducaale
3. Maxamud Cali Jaamac
4. Cali Xaaji Cige
5. Cali Cabdiraxmaan


Xubnaha NSUM:

1. Cisman Xasan X. Cumar
2. Maxamud Mire
3. Xasan Ciise
4. Axmed Maxamed Tabaatiig
5. iyo xubin aan magacu weli nasoo gaadhin.
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: SSC and NSUM Mediation to begin.

Post by KyrieJama »

Garad Jama Garad Ismaciil :up:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: SSC and NSUM Mediation to begin.

Post by udun »

Oo awel miyay is hayeen?

It will fail miserably, mark my words for the simple fact that SSC Hogaanka have not apologized their grave mistakes and further divisions they have introduced to the reerka. It is all face saving they are doing by coming back to NSUM even tough they have persistently campaigned for the failure of NSUM and led a massive campaign against it. Looks like another attempt from SSC Hogaanka trick to generate more money for themesleves. ^There is a saying that goes like this: Desperate people do desperate things at desperate times :D

I need to make a call to the REAL man in NSUM and get his prospective. I need to call that gentleman to get his prospective.
ShirShoore7
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 883
Joined: Fri May 21, 2004 7:00 pm
Location: Kismaayo

Re: SSC and NSUM Mediation to begin.

Post by ShirShoore7 »

udun indr what have nsum done that hogaanka ssc haven't & vice versa? In terms of dhulka "maqan" ee lasoo celinaayo? Please do explain.
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: SSC and NSUM Mediation to begin.

Post by malakumod »

garad13 wrote:London,(lasanod Online)- Warar lagu kalsoonyahay oo soo gaadhay LASANOD ONLINE ayaa sheegay in labada dhinac ee Hogaanka iyo NSUM ay soo xuleen..


Xubnihii gudiga uga qayb geli lahaa wada hadalka xalinta khilaafka labada kooxood.

Gudigan lasoo xulay ayaa lagu wada inay dhowaan shir telefooneed marka hore isugu yimaadaan, kadibna hadii loo baahdo fool ka fool loo wada hadlo.

Xubnaha Hogaanka ayaa la sheegay inaysan weli wada sugnayn oo wada tashi lagala samaynayo madaxda Hogaanka iyo Buuhoodle. Hogaanka ayaa ku maqan wadatashi qodobada ay shirka la tegi lahaayeen. iyagoo codsaday in waqti la siiyo.

Ilo wareedyo ku dhow dhow NSUM ayaa LASANOD u xaqiijiyey inay dhinacooda diyaar yihiin. lana sugayo dhanka Hogaanka.

Arrintan wada hadalka Hogaanka iyo NSUM ayaa ku bilaabmay kadib markii Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil soo Gaadhay Magaalada London shir uu jaaliyada SSC ee magaaldaas la yeeshay Garaadka lagaga codsaday inuu kooxahan isu keeno oo maslaxad dhexdooda ka sameeyo.

Garaad Jaamc ayaa hawshaas tuurta u ritay oo xidhiidh la sameeyey labada kooxood, Iyadoo horena mar loo wada hadlay. taasoo dhalisay in koox waliba ay soo dirsato guddi 5 xunood ah oo uga qayb gasha wada hadalada danbe.

Magacyada gudiga lasoo xulay ee soo gaadhay LASANOD ayaa ah sidan..

Xubnaha Hogaanka:

1. Nuur Maxamud Gaas
2. Aden Cali Ducaale
3. Maxamud Cali Jaamac
4. Cali Xaaji Cige
5. Cali Cabdiraxmaan


Xubnaha NSUM:

1. Cisman Xasan X. Cumar
2. Maxamud Mire
3. Xasan Ciise
4. Axmed Maxamed Tabaatiig
5. iyo xubin aan magacu weli nasoo gaadhin.
this talks have failed becuase these SO called NSUM memebers= (nacasyada sookeeyaha u midobey) are not an independent dhulbhante organisation but rather a proxy organisation working for the interests of their. :down:
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: SSC and NSUM Mediation to begin.

Post by Executive »

Who are NSUM??
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: SSC and NSUM Mediation to begin.

Post by malakumod »

Executive wrote:Who are NSUM??
waa anti- SSC group established in the diaspora to do the bidding of Binti-land. they campaign agaisnt SSC in the diaspora and they send money back home to finance anti-SSC activities and to sabotage the movement. they are the party of people like Udun. they are a wolf in a sheep's clothing and they spread propaganda :down:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: SSC and NSUM Mediation to begin.

Post by udun »

ShirShoore7 wrote:udun indr what have nsum done that hogaanka ssc haven't & vice versa? In terms of dhulka "maqan" ee lasoo celinaayo? Please do explain.
They have done huge work in the outside of the country, especially busting the myth that all Northern regions are under SL and support secession. They have sent Colonel Garamgaram to lead an effort to lead an initiative to fight the invaders, and most importantly they are realists who believe we need to tackle internal bickering before we face the bigger challenges. They strongly believe since we were part of the formation of PL and there is no other meeting that took place that we renounce our trust in PL, any claim that we are not part of PL is bogus, especially when the population of that regional autonomy is fully supportive any genuine effort from our side, are ready to do their part, and are also our next kin of all people.

They are strongly convinced that the whole SSC Hogaanka f-rce is just "qacda maqashii waxna ha u qaban" and is all full of cuqdad and internal hate. Some of the leadership know and understand that some of the supporters of the bogus Paltalk Political Party (aka SSC Hogaanka f-rce) are people who used to run under Colonel Dhancade and General Nuux Taani (SL military commanders) :lol: :lol:, the men whom they used to pay their homage when they started the internal hate and actually some still do like the qawmaluud kid named Malakumood :lol: :lol: Remember, I say some :lol: :lol:
Last edited by udun on Thu Oct 07, 2010 10:47 am, edited 2 times in total.
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: SSC and NSUM Mediation to begin.

Post by Executive »

udun

What do you think of the conflict in Saxdheer?
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: SSC and NSUM Mediation to begin.

Post by udun »

From what I heard some Bah-Ararsame guys killed 1 Omar Mohamud - Reer Xiri guy and Omar Mohamud guys came back and killed 5 Bah-Ararsame. That is all I heard. It is part of the long running conflict between those two communities. I hope and pray it has a conclusion and killing stops.

I think you are an MJ hater that you are trying to see if I take comfort the conflict between sokeeyaha. I am not an idiot like you and 1f-ggotSquad (aka 1mansquad) who takes comfort the conflict between fellow Hartis and claims Isaaq is better than MJ. You went so low when you claimed Isaaq is better than MJ in SL section. I mean who put you in that role to make such an outrageous claim? FYI idiot all Somali clans have good and bad and no one is better than the other.
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: SSC and NSUM Mediation to begin.

Post by Executive »

udun wrote: I think you are an MJ hater that you are trying to see if I take comfort the conflict between sokeeyaha. I am not an idiot like you and 1f-ggotSquad (aka 1mansquad) who takes comfort the conflict between fellow Hartis and claims Isaaq is better than MJ. You went so low when you claimed Isaaq is better than MJ in SL section. I mean who put you in that role to make such an outrageous claim? FYI idiot all Somali clans have good and bad and no one is better than the other.


This is what I said:
Executive wrote:Abdalla
As a Dhulbahante, the Isaaqs are 100 times better then people like you.


Does that sound like anything you made in your statement above?? Its funny how you pay attention to my comment to MJ members and get upset about them. Yet you frequently refer to the Dhulbahante members here as Khaniis or Dhiilo. Your nothing but a disgusting MJ arse-licker, you see faroole as your king and role model while you view the Dhulbahantes and their elders are filth and good for nothing. Disgusting :down:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: SSC and NSUM Mediation to begin.

Post by udun »

^Boy, I am man enough that I don't blame our problems on other fellow Somali clans. I think we are large enough and strong enough that if I am in a debate with a man, I don't say reer Hebel is better than your reerka :P

You're already an arse-licker for other Somali clans so why charge me the same idiocy you found yourself. You folks are day and night bashing one Somali clan, MJ, while ignoring internal Dhulooz issues. Be men enough to face it or shut the fock up.

Look at Jeyr, he supports SSC Hogaanka but doesn't bash MJ and other Daaroods. If you are man enough, you need to adopt a similar stand. You can support whomever you want but you don't start blaming your problems on other Hartis/Daaroods.

Reer hebel baa reer hebel ka fiican ku lahaa. Waar adiga yaa shaqadaas kuu diray? Weliba markaad aniga i su'aalaysay waxaad is lahayd bal eeg inaan ku farxo dhimashada Bah-Ararsame. Sidaasaad is lahayd. Listen idiot, I don't take joy the death of my kinfolk whether they are Bah-Ararsame or Omar Mohamood :idea:
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: SSC and NSUM Mediation to begin.

Post by Executive »

^ You make no sense whatsoever, bashing Majerteen???

The least you can do is tell the truth instead of calcaal about you bash majerteen 24/7. I haven't seen anyone bashing Majerteen.

lol @ "am man enough", Listen even if you had a ceeb you wouldn't be talking like you do towards the Dhulbahante girls. :lol:
User avatar
1nemansquad
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11434
Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
Location: Over here and over there

Re: SSC and NSUM Mediation to begin.

Post by 1nemansquad »

5 dhulbahante dead and he still thinks Majeerten's are tol, nacalaa xaraantii kudhashey kutasho; udun, mj anigabaa waso; hoyadaana aniga baa waso with condon; is that clear enough for you?
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: SSC and NSUM Mediation to begin.

Post by malakumod »

^
:lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”