Beled Xawo Falls...Again
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Beled Xawo Falls...Again
This time it falls to Shabaab who recaptured the city after losing it yesterday
----------------------------------------------------------------------------------------
Ciidamada Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin oo dib ula wareegay Galabta Magaalada Balad Xaawo ee gobolka Gedo.
Posted: 8/19/2009 7:56:00 PM
Shabelle: BALAD XAAWO
Galabta ayaa Magaalada Balad Xaawo ee gobolka Gedo waxaa la wareegay Ciidamada Xarakatu Shabaabul Mujaahdiin kadib markii uu halkaasi dagaal mudo socday uu ka dhacay.
Galabta gabaldhicii ayaa Ciidamo ka tirsan Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin Waxaa ay dhinaca Koofureed ka soo galeen Magaalada Balad Xaawo oo ay gacanta ku hayeen Ciidamo taabacsan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljaamaca kuwaasi oo halkaasi dagaal uu ku dhexmaray.
Dagaalka oo ku dhawaad 30-daqiiqo socday ayaa waxaa ku geeriyooday inta la ogyahay labo ruux iyadoo dhaawacna uu jiro inkastoo aan tiradooda la cayimin,waxaana markii uu dagaalkaasi mudo socday guud ahaanba magaalada isaga baxay ciidamadii Culumaa’udiinka Ahlu Sunna kuwaasi oo u dhaqaaqay dhanka Waqooyi ee magaalada.
Dagaalka dhexmaray Ciidamada Xarakada Mujaahiidiinta Al Shabaab iyo Ciidamada Culumaa'udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa waxaa la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan iyadoo ay ku jireen madaafiic si daran magaalada loogu garaacay.
Ciidamada dhaq dhaqaaqa Mujaahdiinta Al Shabaab ayaa waxaa la sheegay in ay magaalada isku faafiyeen,waxaana haatan Magaaladaasi ka jirta Cabsi iyadoo durbaba ay dadku ka xaroodeen gudaha Magaalada islamarkaana ay alaabada isku dhifteen inta badan goobahooda ganacsi.
Majiro ilaa iyo hadda Masuul ka tirsan Ciidamada Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin oo ka hadlay dib ugu soo laabashada Ciidamadooda degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo,iyadoo sidoo kalana aanay jirin cid ka tirsan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo ka hadashay arintaani.

- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Beled Xawo Falls...Again
Now you i.diot, Al Shabaab's flower ass could not go and take on the other group mano to mano as they were marching towards them and the whole world knew so they left the city and attacked in the middle of the night in the city centers. The other group withdrew from the city because they are not going to fight in the middle of the town and among the civilian population. This cowardly move by Al Shabaab has made any Mareexaan who was on the sidelines calling for their annihilation. We will see what happens. Beled-Xaawo is not Muqdisho where you can cardon off a section of the city and carry out attacks from there.
It is time to destroy these cowardly bastards!
It is time to destroy these cowardly bastards!
Last edited by Voltage on Wed Aug 19, 2009 12:43 pm, edited 1 time in total.
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Beled Xawo Falls...Again
Take it easy man, I was just posting a news articleVoltage wrote:Now you i.diot, Al Shabaab's flower ass could not go and take on the other group mano to mano as they were marching towards them and the whole world knew so they left the city and attacked in the middle of the night in the city centers. The other group withdrew from the city because they are not going to fight in the middle of the East. This cowardly move by Al Shabaab has made any Mareexaan who was on the sidelines calling for their annihilation. We will see what happens. Beled-Xaawo is not Muqdisho where you can cardon off a section of the city and carry out attacks from there.
It is time to destroy these cowardly bastards!
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Beled Xawo Falls...Again
This is not a "news article". You are doing this out of provocation just when these cowardly goons committed the most cowardly move in the history of Somali warfare. This is a willful act of destruction of life and property and I for one am glad the other group withdrew rather than let these cowards succeed in their goal. Now they need to be finished off one by one if need be.
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Beled Xawo Falls...Again
I see you're full of emotions right now, but really, all I did was post a news article, and its not even an outrages waagacusub type article, but one that is outlinging whats happening on the ground.Voltage wrote:This is not a "news article". You are doing this out of provocation just when these cowardly goons committed the most cowardly move in the history of Somali warfare. This is a willful act of destruction of life and property and I for one am glad the other group withdrew rather than let these cowards succeed in their goal. Now they need to be finished off one by one if need be.
Ilaah ha kaalmeeyo masaakiinta
- Berke
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1499
- Joined: Sat Sep 16, 2006 10:40 pm
- Location: Saluda al campeón
Re: Beled Xawo Falls...Again
Will my city ever get permanent peace? 
Re: Beled Xawo Falls...Again
Shirib is praying He can post another article like this
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Beled Xawo Falls...Again
This thread almost gave me a heart attack, then I looked at the date and was very relieved
Re: Beled Xawo Falls...Again
Grandpa,
Reer Dalal are ready to lead Beesha Sade
Reer Dalal are ready to lead Beesha Sade
- Berke
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1499
- Joined: Sat Sep 16, 2006 10:40 pm
- Location: Saluda al campeón
Re: Beled Xawo Falls...Again
Murax wrote:Shirib is praying He can post another article like this
lol@grandpakhalif. I was trying to give Voltage a heart attack.
Last edited by Berke on Sun Oct 17, 2010 8:03 pm, edited 1 time in total.
Re: Beled Xawo Falls...Again
BaasAbuur,
I'm only for liberating our lands, and erecting a Great Wall between our lands and the land of Hutu. Let them stay under Shabab, or let them fight and liberate their lands. I think so far, these Guys are doing the bidding for Marexaan not for Hutus. The second I see any of these Guys fighting for deegano other than ours, then I will be pissed.
I'm only for liberating our lands, and erecting a Great Wall between our lands and the land of Hutu. Let them stay under Shabab, or let them fight and liberate their lands. I think so far, these Guys are doing the bidding for Marexaan not for Hutus. The second I see any of these Guys fighting for deegano other than ours, then I will be pissed.
- Berke
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1499
- Joined: Sat Sep 16, 2006 10:40 pm
- Location: Saluda al campeón
Re: Beled Xawo Falls...Again
Hawiye have a crackhead mentality saaxib. We can't leave them to their own devices. They are a danger to themselves and to everyone close to them. They need to be rehabilitated and made into law abiding citizens. Realistically speaking though the aim should have been to pacify Mogadishu as Sharif wanted and move from there. The way I see it, you will never be able to complete defeat Al Shabab while they still have a base in Mogadishu. The wall thing sounds like a good idea but unfortunately it is not realistic.Murax wrote:BaasAbuur,
I'm only for liberating our lands, and erecting a Great Wall between our lands and the land of Hutu. Let them stay under Shabab, or let them fight and liberate their lands. I think so far, these Guys are doing the bidding for Marexaan not for Hutus. The second I see any of these Guys fighting for deegano other than ours, then I will be pissed.
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Beled Xawo Falls...Again
Murax, don't you think the Doloow troops should first consolidate power in gedo than after a month a three pronged attack on Kismaayo? One led by Col. Fartaag, one by ASWJ and one by Col Barre?
- SultanOrder
- Posts: 21695
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Re: Beled Xawo Falls...Again
omg me too, I had a heart attack and was like wtf, then I read your comment back didn't see the date on the article and looked at the posted topic, and it was a big relief.grandpakhalif wrote:This thread almost gave me a heart attack, then I looked at the date and was very relieved
Re: Beled Xawo Falls...Again
Berke wrote:Hawiye have a crackhead mentality saaxib. We can't leave them to their own devices. They are a danger to themselves and to everyone close to them. They need to be rehabilitated and made into law abiding citizens. Realistically speaking though the aim should have been to pacify Mogadishu as Sharif wanted and move from there. The way I see it, you will never be able to complete defeat Al Shabab while they still have a base in Mogadishu. The wall thing sounds like a good idea but unfortunately it is not realistic.Murax wrote:BaasAbuur,
I'm only for liberating our lands, and erecting a Great Wall between our lands and the land of Hutu. Let them stay under Shabab, or let them fight and liberate their lands. I think so far, these Guys are doing the bidding for Marexaan not for Hutus. The second I see any of these Guys fighting for deegano other than ours, then I will be pissed.
This is why I think those 20,000 AMISOM are going to be headed to Xamar, who along with the few thousand TFG will try to establish control over Xamar which is really hard to subdue. Since the International Community doesn't few these other Southern regions as that important, they will I think just gadaal ka riix these clan type militias under the hegemony of Ethiopia/Kenya.
Grandpa,
To be honest the Doolow group are up against it, but I'm still rooting for them. Shabab will get reinforcements from Jubooyinka, Shabeelaha, Bay, bakool and everywhere. If Barre makes it to Baadheere then He'll just moonwalk right into Kismaayo
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 21 Replies
- 2721 Views
-
Last post by Icey
-
- 2 Replies
- 612 Views
-
Last post by mudugawi
-
- 18 Replies
- 2621 Views
-
Last post by QansaGabeyle
-
- 7 Replies
- 1415 Views
-
Last post by TarTar
-
- 12 Replies
- 1080 Views
-
Last post by Dionysus
-
- 10 Replies
- 1441 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 4 Replies
- 970 Views
-
Last post by Naaima
-
- 53 Replies
- 428 Views
-
Last post by Voltage
-
- 64 Replies
- 5191 Views
-
Last post by Cali_Gaab