Somaliland karbashing thread
Moderator: Moderators
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Somaliland karbashing thread
Anigu waxaan garan waayay wax somaliland lagu diidayo inay aayeheda ka tashato.
1. Ma waxa weeye maxaad u go'aysaan.
2. Ma waxa weeye maxaad wax noogu qaban waydeen.
3. Ma waxa weeye maxaad nabada u hesheen.
4. Mise waa xin iyo xaasidnimo.
1. Ma waxa weeye maxaad u go'aysaan.
2. Ma waxa weeye maxaad wax noogu qaban waydeen.
3. Ma waxa weeye maxaad nabada u hesheen.
4. Mise waa xin iyo xaasidnimo.
Re: Somaliland karbashing thread
all of the above and.ina aadan wrote:Anigu waxaan garan waayay wax somaliland lagu diidayo inay aayeheda ka tashato.
1. Ma waxa weeye maxaad u go'aysaan.
2. Ma waxa weeye maxaad wax noogu qaban waydeen.
3. Ma waxa weeye maxaad nabada u hesheen.
4. Mise waa xin iyo xaasidnimo.
- MujahidAishah
- Posts: 16994
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: Somaliland karbashing thread
They have been given areas to live what more do they want even people who are reer hargeisa leave in refugee camps ..Somali way mahmahday...ilmo jeelaha daashay reerkisa buu waax laa gabaaComplicated19 wrote:http://english.aljazeera.net/news/afric ... 54144.htmlAishahWaqooyi wrote:they watch us when we were being bombed it's sad but they have to fix themselves up on thier own that's how SL Pl got peaceComplicated19 wrote:It's xaasid cos it's Somali brothers and sisters are dying in the South and it's just watching on![]()
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Somaliland karbashing thread
1. Ma waxa weeye maxaad u go'aysaan.10 pecent of this
2. Ma waxa weeye maxaad wax noogu qaban waydeen.10 pecent of this
3. Ma waxa weeye maxaad nabada u hesheen. 20 pecent of this
4. Mise waa xin iyo xaasidnimo. 60pecent of this
2. Ma waxa weeye maxaad wax noogu qaban waydeen.10 pecent of this
3. Ma waxa weeye maxaad nabada u hesheen. 20 pecent of this
4. Mise waa xin iyo xaasidnimo. 60pecent of this
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Somaliland karbashing thread
Anigu waxan kaso horjeeda inaad tidhahdo somaliweyn waan jeclahay oo
calankan laso orodo hadan aadan ku farxin walaaka nabaduu samaysatay iyo kala dambayntan iyo nidaamkan dawliga, e ay kaaga dhagto guimaysid iyo wax aaban meshan oolin waxay ilatahaay yare khalad.
-
Scarletmoon1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1986
- Joined: Tue Jan 04, 2011 4:14 pm
- Location: Boston
Re: Somaliland karbashing thread
You weren't being bomb bull-shitAishahWaqooyi wrote:they watch us when we were being bombed it's sad but they have to fix themselves up on thier own that's how SL Pl got peaceComplicated19 wrote:It's xaasid cos it's Somali brothers and sisters are dying in the South and it's just watching on![]()
- MujahidAishah
- Posts: 16994
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: Somaliland karbashing thread
So the MIG were just giving hargeisa and burco a facelift and flying around making the sky look pretty 
Last edited by MujahidAishah on Tue Jan 25, 2011 9:52 pm, edited 1 time in total.
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Somaliland karbashing thread
ina aadan wrote:Anigu waxaan garan waayay wax somaliland lagu diidayo inay aayeheda ka tashato.
1. Ma waxa weeye maxaad u go'aysaan.
2. Ma waxa weeye maxaad wax noogu qaban waydeen.
3. Ma waxa weeye maxaad nabada u hesheen.![]()
4. Mise waa xin iyo xaasidnimo.![]()
![]()
Ina aadan, sheekada maad fahmin, gaaladu waxay yidhaahdaan "Misery Loves Company" waxay leeyihiin mar hadaan jabay kaalay oo i ag-fadhiiso aan ku weheshadee
Re: Somaliland karbashing thread
Koofuristaan, Somali-land Ixtiraama qoxootigiinii ayay hayaan aad soo erideen. Dont bite the hand that feeds you. 
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Somaliland karbashing thread
Ina Aadan,
1. Ma waxa weeye maxaad u go'aysaan. 1.Haa waa maxaad u go'yesaan, oo walaalhiin uga go'eysaan!
2. Ma waxa weeye maxaad wax noogu qaban waydeen. 2. Haa waa maxaad noo caawin weydeen, intaad qoriga dabka leh nagula dhex jirtaan.
3. Ma waxa weeye maxaad nabada u hesheen. 3. Maya, nabadda waanu idinla jeclnahay.
4. Mise waa xin iyo xaasidnimo. 4. Maya xin iyo xaasidnimo midna maaha.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland karbashing thread
kambuli wrote:Ina Aadan,
1. Ma waxa weeye maxaad u go'aysaan. 1.Haa waa maxaad u go'yesaan, oo walaalhiin uga go'eysaan!
2. Ma waxa weeye maxaad wax noogu qaban waydeen. 2. Haa waa maxaad noo caawin weydeen, intaad qoriga dabka leh nagula dhex jirtaan.![]()
3. Ma waxa weeye maxaad nabada u hesheen. 3. Maya, nabadda waanu idinla jeclnahay.![]()
4. Mise waa xin iyo xaasidnimo. 4. Maya xin iyo xaasidnimo midna maaha.
qorigee dabka ma masuul Somaliland ah ama madax somaliland ah ama qof xilka haya somaliland ama shacab somaliland ba qori dab la dhex wereegeya xammar thats all your fault hadad gurigaga dhisan weyday its not our fault
- Hyperactive
- SomaliNet Super

- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Somaliland karbashing thread
ina aadan reerkan ma reer abti bey ko yihiin? because se fi'an bad o hadashay o da'ad ah. somalidu wah an qabil kooda aheyn khair ka oma ogola or if they think is good thing.ina aadan wrote:Anigu waxaan garan waayay wax somaliland lagu diidayo inay aayeheda ka tashato.
1. Ma waxa weeye maxaad u go'aysaan.
2. Ma waxa weeye maxaad wax noogu qaban waydeen.
3. Ma waxa weeye maxaad nabada u hesheen.
4. Mise waa xin iyo xaasidnimo.
marka bal no sheek inad tahay nin reer abtigi khair ka la raba ina tahay, mise nin reality arka inad on tahay
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Somaliland karbashing thread
Kambuli
Waa khalad in somaliland loo diido inay go'do, waayo somalinimadu ma ahan dal e waa dadka marka haday dadkii somaliland ku noola ay yidhahdaan anagu ma donayno inaan isku dal noqono,,de iyagaa ikhtiyarka iskale.
Anigu waan ogahay inay isaaq badan cadiifad qabil u geynayso inay yidhahdaan waan go'ayaan, lakin hadana dad waxaa jira xaqiiqda og oo somalinimada jecel hadan aan ogolayn inay somalia wax ku darsadaan. Aniguna kulama aana taliyeen waano moyee wax inay kuba darsadaan.
Hyper
Inaar iidoor ima dhalin waxna iima aha, e xaqiiqdan ka hadlaa anigu.

- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Somaliland karbashing thread
just like the people in south was watching northeners get slaughtered in the 80`sComplicated19 wrote:It's xaasid cos it's Somali brothers and sisters are dying in the South and it's just watching on![]()
-
Scarletmoon1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1986
- Joined: Tue Jan 04, 2011 4:14 pm
- Location: Boston
Re: Somaliland karbashing thread
Northern's weren't being slaughtered...sayid barre government were defending themselves...damu wrote:just like the people in south was watching northeners get slaughtered in the 80`sComplicated19 wrote:It's xaasid cos it's Somali brothers and sisters are dying in the South and it's just watching on![]()
![]()
![]()
![]()
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 83 Replies
- 505 Views
-
Last post by shiniile9
-
- 6 Replies
- 1659 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 38 Replies
- 2410 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 3 Replies
- 604 Views
-
Last post by quark
-
- 18 Replies
- 1316 Views
-
Last post by Monsieur
-
- 10 Replies
- 1061 Views
-
Last post by Kukri
-
- 10 Replies
- 841 Views
-
Last post by melo
-
- 7 Replies
- 2153 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 22 Replies
- 2621 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 6 Replies
- 47 Views
-
Last post by Somalian_Boqor