well said ina aadan sax reer jabuuti ciid ka daba ordayso lama arko reer nfd oo somalia hadal haya lama arko anaga maxa xamar iyo meelaha no galay waxba,, xita ogaden kolkey xorowdo anigu ma aminsani inay somalia ka mid noqoneyso inay dal madax banaan noqoneyso ayaan ogahay sabbab wa dal kheyraad iyo macdan leh isku filnaan kara Somalinimo maha siyadaad ama dal ama sidad sheegtey eeh wa dhalasho wa isir la ga so jeedo ama assal laga so jeedo. ciid na reer Somaliland somalinimadooda uga haybadeysan mayaan dalkoodi babay u bixyeen Somaliland.ina aadan wrote:Kambuli
Waa khalad in somaliland loo diido inay go'do, waayo somalinimadu ma ahan dal e waa dadka marka haday dadkii somaliland ku noola ay yidhahdaan anagu ma donayno inaan isku dal noqono,,de iyagaa ikhtiyarka iskale.
Anigu waan ogahay inay isaaq badan cadiifad qabil u geynayso inay yidhahdaan waan go'ayaan, lakin hadana dad waxaa jira xaqiiqda og oo somalinimada jecel hadan aan ogolayn inay somalia wax ku darsadaan. Aniguna kulama aana taliyeen waano moyee wax inay kuba darsadaan.
Hyper
Inaar iidoor ima dhalin waxna iima aha, e xaqiiqdan ka hadlaa anigu.
 
  
 
     
     
    



 
   
 


