Beating/Raping of a 21y girl in Bosaso: true story?
Moderator: Moderators
- Somaliweyn
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3604
- Joined: Thu Apr 01, 2004 7:00 pm
- Location: The (Re-)Birth of the Somali Republic
Beating/Raping of a 21y girl in Bosaso: true story?
Dhacdo Mucjiso ah oo ka dhacdey Magaalada Bosaso ee Xarunta Gobolka Bari (Fadlan ha akhrin haddaad qalbi jilacsan tahay)
"Waa leykufsadey, waa ley fadeexeeyay, jirkeyga xubno ka mid ah ayaa sigaar lagu damiyay, hadana waxaa la’igu tilmaamey Al-Shabaab” sidaas waxaa tiri Hodan oo ah gabar soomaaliyeed kana soo jeeda Deegaanada Caabud-Waaq iyo Gedo".
19 january 2011 ayaa magaalada Bosasso ee xarunta gobolka bari waxaa ka dhacdey fal cajiib ah isla markaana taariikhda baal madaw ka galey waxaana dhacdadaan dadkii goob jooga u ahaa iyo cidii sheeko ku maqashaba ay ku noqoneysaa mid fajac iyo amar kaag ah.
Hodan oo ah gabar 21 jira kana soo jeeda dhalasho ahaan deegaanka Caabud-waaq iyo Gedo waxaa Bosaso ku qabsatey dhacdo tii ugu darneyd ama ugu xumeyd oo qof aadami ah lag sameeyo waxaana dhibaatadaan ku sameeyay masuul ka tirsan maamulka Puntland laguna magacaabo Aamin C/laahi Xaaji Kheyr waana agaasime waaxeed u shaqeeya Wasaarada Duulista hawada iyo Garoomada Puntland ee Bosasso.
Hodan oo aan hada ku sugan Garowe ayaan waxaan kala sheekeysaney dhacdadii ku dhacdey waxaana dhibaatada hodan la wadaaga seygeeda oo goob joog ahaa xiligii dhibaatada lagu sameynayay hodan.
Sheekadii naxdinta iyo fajaca laheyd ee aan Hodan la yeelaney ayaa u dhacdey sida tan “waxaan ka imid markii hore magaalada Hargeysa oo ay ku nooshahey hooyadey, waxaana soo aadey magaalada Bosaso waxaan is baraney intii aan joogey Bosaso wiil reer Hargeysa ah, waxaana ku heshiiney sheeko dheer ka dib inaan nolasha wadaagno, waxaa kale oo jirtey inaan Bosaso isku baraney Aamiin C/laahi Xaaji Kheyr oo ah nin u dhashey gobolka Barri, waxaana uu Amiin isku dayay inuu si khasab ah igula sheekeysto ama sheeko iila wadaago waan ka diidey oo ma aanan rabin sheekadaasi.
Amiin Xaaji Kheyr oo ah Agaasime waaxeed ka tirsan Wasaarada Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland waxaa uu iisoo direy fariimo ama SMS-yo hanjabaad ah oo khasab ah, waana ka dhago adeegey. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxaan la xiriirey Adeerkey oo reer Boosaaso ah laguna magacaabo Mahamed Haaraa, waxaana uu ka mid yahay Ganacsatada gobolka waxaana ujeedadeydu aheyd inaan isbaro adeerkey Maxamed Haaraa iyo seykeyga ama ninkeyga cusub.
Waxaan raacney gaari uu wadey nin saxafi reer Boosaaso ah, waxaan tagney Hotel Dubai oo uu joogey Adeer Maxamed Haraa, saacad ka bacdi waxaa nasoo weeraray Ciidamo uu wato Aamiin C/laahi Xaaji Kheyr waxaana uu wajiga iiga dhuftey bistoolad dabadeeda danbe, dabadeedna waxaa qeyliyay adeer Maxamed Haaraa, waxaana uu Aamiin C/laahi Xaaji Kheyr ku yiri Adeer Haraa hadal laga naxo oo ah “kani waxba kuuma qabanayee u yeero Jaale Maxamed Siyad Bare ha iga kaa celiyee” dabadeed maxaa dhacey?.
Kolkii wajiga bistooladda la’iiga dhuftey dhiig aad u badan ayaa iga soo duuley waxaana xanaaqey seygeyga ama odageyga oo goob joog ahaa, balse nasiib darro waxaa la’igu dalbadey ciidan oo garaacis ayay igu bilaabeen waxaana uu Amiin iga jeex jeexay Hotelka dhexdiisa diricii aan qabey oo waxaa uu banaanka keeney cawradeydii, waxaana markhaati dhacdadaasi ka ahaa dadkii xiligaasi joogey Hotel Dubai ee Bosaso. Ku darso, waxaaba iiga darneyd kalmadaha uu adeegsanayo sida dhilayahay soo bax iyo wax kale oo laga xumaado.
Waxaa si khasab ah la’igu saarey gaari, waxaana xiligaasi banaanaa jirkeyga xubnaha ugu muhiimsan. Waxaa iigu darneyd markii aan indhaha saarey iyadoo jirkeyga iyo cawradeyda la duubayo, laguna duubayo Mobile Recording!!!.
Intaa kaddib, waxaa la’iga duubay indhaha, waxaana markii danbe ka warheley iyadoo aan joogo meel banaan ah. Intii aan gaariga saarnaa waxaa la’ii geystey jir dil aad u daran, isla markaana aanan xamili karin. Intaasi kaddib Amiin C/laahi Xaaji Kheyr waxaa uu ii geystey kufsi iyadoo asxaabtii la socotey ay jir garaacis aad u daran ay ii geysteen. Waxaa intaasi ii wehlisa in markii la’i kufsadey oo la’ii galmoodey la’i garaacey, dabadeedna la’igu sameeyay in xubno ka mida jirkeyga lagu damiyo sigaar sida bawdyaha iyo laabta!.
Dhamaan dhibaatadaasi inta la’igu sameynayo odogeygu waa uu ila joogaa waliba isagoo si aad u daran oo naxariis la’aan ah loo garaacayo, waxaana dhibaatada ugu daran looga geystey xaniiyaha oo ka mida xubnaha taranka ragga ugu muhiimsan.
Xili aan ku qiyaasey 1-dii habeenimo ama saq dhexe ayaa waxaa nala keeney mid ka mida xarumaha saldhigyada Bosaso, waxaana si adag loogu khasbey seygeyga inuu i furo waana uu ka dhaga adeegey inuu arrintaas ku kaco, balse waxaa mar kale loo geystey jir dil naxariis daro ah kolkii saldhiga nala geeyay. Waxaa Amiin C/laahi Xaaji Kheyr uu nagu tilmaamey inuu nagu soo qabtey Hawlgal balaaran oo uu ka sameeyay xaafad lagu sheegey iney ku jiraan Ururka Al-shabaab, waxaana uu saldhiga hortiisa ka cadeeyay inaan ka mid nahey Urur diimeedka mayalka adag ee Al-shabaab.
Ma qiyaasi karo miyirkeygu sida uu ahaa, balse waxaan aad u dareemayay xanuun iyo dhiig bax hoose, waxaana saldhigii nala kasoo daayay maalin ka dib mana jirto wax maxkamad Cadaalad ama Sharci lasoo taagey Amiin C/laahi Xaaji Kheyr oo dhibkaasi ii geystey!.
Xaqiiqdii, marka la eego inta uu la egyahay dhibka cadaalad darada wata ee uu ninkaas ii geystay waxaa la’ii qaatay in aan dhinto!.
Aniga oo ah ninka qoraalkaan soo gudbiyay ayaa intaasi kaddib waxaa ii suurta gashay in aan Garowe kula kulmey Nabadoon Maxamed Haaraa oo dhacdaan hortiisa ka bilaabatey, waxaana uu ii xaqiijiyay dhacdadaan iney tahay mid xaqiiq ah oo Bosaso ka dhacdey.
Waa mucsijo iyo amakaage, akhristow bal ka waran ninkii dhibka intaas la’eg geystay oo ah Amin C/laahi Xaaji Kheyr haddii uu wali asaga oo xor ah oo aanay jirin cid uu ka baqaayo uu dhex mushaaxayo bartamaha magaalada Boosaaso oo la leeyahay waxaa ka jira shirci cadaalad ah oo dadka loogu kala xaq sooro, maxaase ka dhalan kara adduun iyo aakhiraba hadddii aanan falalka noocaan ah talaabo cad laga qaadin inta aanay bulshada kusii fidin?.
F.G: Codsi nooga yimid qoraha maqaalka awgiis, halkaan kuma soo gudbin karno magaciisa oo buuxa, laakiin AOL dhacdadaan naxdinta leh dabalgal bay ku haysaa, waxii kusoo kordhana dib baan idinkala soo socodsiin doonaa.
Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

- Monk-of-Mogadishu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4962
- Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
- Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine
Re: Beating/Raping of a 21y girl in Bosaso: true story?
Local police must be doing something right when rape is so rare that it becomes headline news.
- abdalla11
- SomaliNet Super
- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: Beating/Raping of a 21y girl in Bosaso: true story?
Hopefully the will arrest the rapist
Re: Beating/Raping of a 21y girl in Bosaso: true story?
Dooro crime on Dooro............. poor............ defenseless boon girl
- Somaliweyn
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3604
- Joined: Thu Apr 01, 2004 7:00 pm
- Location: The (Re-)Birth of the Somali Republic
Re: Beating/Raping of a 21y girl in Bosaso: true story?
Have u even read the article? This sort of things is rampant in Bosaso.Monk-of-Mogadishu wrote:Local police must be doing something right when rape is so rare that it becomes headline news.
It is about a 21 year old girl (which is from South Somalia) who traveled to Garowe and than was capture by the local militia of the northeastern admin just because she was from South Somalia. They than beat her up along with her uncle, while they raped her with the whole militia participating. The culprit is head of air travel and ports of northeastern admin, named: Aamin C/Laahi Xaaji Kheyr
Aamin C/laahi Xaaji Kheyr waana agaasime waaxeed u shaqeeya Wasaarada Duulista hawada iyo Garoomada
The last sentence is a reference to the clan the girl hailed from, which the militia of Northeastern regime knew and which according to the article could be the reason for committing these crimes against the poor girl.Ciidamo uu wato Aamiin C/laahi Xaaji Kheyr waxaana uu wajiga iiga dhuftey bistoolad dabadeeda danbe, dabadeedna waxaa qeyliyay adeer Maxamed Haaraa, waxaana uu Aamiin C/laahi Xaaji Kheyr ku yiri Adeer Haraa hadal laga naxo oo ah “kani waxba kuuma qabanayee u yeero Jaale Maxamed Siyad Bare ha iga kaa celiyee” dabadeed maxaa dhacey?.
- abdalla11
- SomaliNet Super
- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: Beating/Raping of a 21y girl in Bosaso: true story?
Somaliweyn, i knew you would turn it into a qabiil thing. The rapist was into the girl but she wasn´t interested in him, so he forced her.
waxaa kale oo jirtey inaan Bosaso isku baraney Aamiin C/laahi Xaaji Kheyr oo ah nin u dhashey gobolka Barri, waxaana uu Amiin isku dayay inuu si khasab ah igula sheekeysto ama sheeko iila wadaago waan ka diidey oo ma aanan rabin sheekadaasi. Amiin Xaaji Kheyr oo ah Agaasime waaxeed ka tirsan Wasaarada Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland waxaa uu iisoo direy fariimo ama SMS-yo hanjabaad ah oo khasab ah, waana ka dhago adeegey.
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Beating/Raping of a 21y girl in Bosaso: true story?
if the story true where is the pic of the girl or tv report .... other then that is useless story made it by IDP qoxontii 

Re: Beating/Raping of a 21y girl in Bosaso: true story?
their is rape going on all over somalia bro like every other city no different to bosaso but coming from gedo.net i know where this is going 

- gemini_snake
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1938
- Joined: Mon Feb 11, 2008 12:12 pm
- Location: staging an intervention @ liban ashkirs house
Re: Beating/Raping of a 21y girl in Bosaso: true story?
how did they know that she was from southern somalia? was it written on her forehead or could they tell by her accent??! because there are a lot of puntlander with southern accents ( i.e. cade muse). my own relatives have "southern" accents and they've never had any trouble whilst traveling puntland so these stories about people being targeted for being from the south are ridiculous.
let's not make this about something that it isn't about. if this girl was raped, the rapist should be held accountable but i'm sure she doesn't appreciate people using her story to further an agenda.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Beating/Raping of a 21y girl in Bosaso: true story?
Disgraceful!!! DISGUSTING!!!!!! Wallahi I am so angry, these people should never be welcome in the south! Wallahi I am so angry!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Last edited by grandpakhalif on Tue Mar 01, 2011 4:48 pm, edited 1 time in total.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Beating/Raping of a 21y girl in Bosaso: true story?
WALLAHI this government Kaafir ashahad ala dirir stat eof Puntland should be fought tooth and nail they are raping innocent women now
- gemini_snake
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1938
- Joined: Mon Feb 11, 2008 12:12 pm
- Location: staging an intervention @ liban ashkirs house
Re: Beating/Raping of a 21y girl in Bosaso: true story?
why'd you edit it from "jubbaland" to the south? and would you even care if this girl weren't from your clan? i think not. get lost you disgusting qabil worshipping parasite.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Beating/Raping of a 21y girl in Bosaso: true story?
Gemini, abaayo wallahi please respect me you are good sister, if this girl was hawiye or D&M or anybody I would have same reaction
i apologize if i said anything wrong sister but you always call me agent and stuff and provoking me xaal qaado

i apologize if i said anything wrong sister but you always call me agent and stuff and provoking me xaal qaado

- gemini_snake
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1938
- Joined: Mon Feb 11, 2008 12:12 pm
- Location: staging an intervention @ liban ashkirs house
Re: Beating/Raping of a 21y girl in Bosaso: true story?
grandpakhalif wrote:Gemini, abaayo wallahi please respect me you are good sister, if this girl was hawiye or D&M or anybody I would have same reaction
i apologize if i said anything wrong sister but you always call me agent and stuff and provoking me xaal qaado![]()
![]()
rapists belong to all clans and regions so we shouldn't make this about something that it isn't about. the girl deserves justice period. we should leave it at all that.
Re: Beating/Raping of a 21y girl in Bosaso: true story?
Please calmdown everybody; I myself from AhmedGurey near Balanbal, i couldn't absolutlly beleave this history, unless i see prouf and realty, why i say this? Becouse i have been a Teacher in Ufayn, Iskushuban and Bosaso it'sself in 1983. In my knowladge these people are peasefully, civil and have great hotpitality. pleace take care, make sure if the episode took place first to act any think. thank
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 82 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 0 Replies
- 499 Views
-
Last post by anonymousfaarax
-
- 23 Replies
- 2468 Views
-
Last post by smooth
-
- 26 Replies
- 8951 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 0 Replies
- 479 Views
-
Last post by MRnutritionist
-
- 8 Replies
- 1425 Views
-
Last post by mahoka
-
- 11 Replies
- 2171 Views
-
Last post by Mizzy_Flame
-
- 16 Replies
- 1466 Views
-
Last post by Mystic_Angel
-
- 14 Replies
- 1146 Views
-
Last post by karkaar
-
- 16 Replies
- 1930 Views
-
Last post by Babygal