UniversalTV oo laga mamnuucay Somaliland
Moderator: Moderators
Re: UniversalTV oo laga mamnuucay Somaliland
Im just saying breh, if you'll kicking em out because they're not "lander" enough is like we kicking dahabshiil out because it's not "somalia" enough.
Re: UniversalTV oo laga mamnuucay Somaliland
SahanGalbeed wrote:War dadkan siciidow , NONSENSE -koodi ba ku kala batay maxaad moodaysa . Bal uu fiirsada arrintan .
jiidbale
http://jidbaale.com/index.php?option=co ... -af-somaliAli Sabieh on this map , "magaalada xadka Somaliya"Warar laga helayo dalka Djabouti ayaa waxuu sheegaya in bishii la soo dhaafay iyadoo magaca dawlada jabuuti loo marayo dawlad ahaan hub laga soo iibiyey dalka Yemen & Cumaan hubkaasna bishu markay ahayd March/2/2011 ka soo degay dekeda dalka hadana uu yaalo Xero ciidan oo ku taal magaalada xadka Soomaliya Ee Cali Sabiih.![]()
Mar waa Ingiriiska , mar waa Ethiopia , mar waa Puntland , mar waa Somaliland , iminkana waa Djibouti yacni waali cad bay soo haysa .Dawlada dalka Jabuuti oo in badan ka shaqysay in nabad Soomaaliya lagu soo dabaalo shirar badan oo dawlado lagu dhisay u qabatay shacabka soomaaliyeed, ayaa hada u muuqata mid colaada Soomaalida ee reeraha is haysta dhexda u soo gashay.
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
-
siren
- SomaliNet Super

- Posts: 7879
- Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
- Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!
Re: UniversalTV oo laga mamnuucay Somaliland
Odayga yar ee baakhtiga ah....TheblueNwhite wrote:
Re: UniversalTV oo laga mamnuucay Somaliland
I remember when Somaliland banned Universal not long ago, did Puntland not suddenly announce that they were to ban Universal as well?
Re: UniversalTV oo laga mamnuucay Somaliland
Juzme. Yes they did last year in November. Those Bintiland cunts are two faced hypocrites. Their sudden concern of "Somaliland's Democracy" should be taken with a pinch of salt.
Universal TV Oo Laga Mamnuucay Puntland
Bosaaso,(lasanod Online)- Wakiilada Telefishinada Universal iyo Horn cable ayaa laga mamnuucay inay ka howlgalaan degaanada gobollada W/Bari ee Puntland..
iyadoo duqa magaalada Boosaaso Maxamuud Beeldaaje Faarax uu warbaahinta u akhriyay wareegto lagu mamnuucayo inay labadaas Telefishan ka howlgalaan halkaas, waxaana wareegtada lagu caddeeyay qodobo ku saabsan sababaha keenay hawl joojinta lagu soo rogay.
Qoraalka ka soo baxay dawladda Puntland oo ku socday magacyada labada wakiil ee Telefishanada Universal iyo Horn Cable, waxaa kale oo wareegtada maamulka Puntland lagu socodsiiyay Maxkamadda sare, maamulada labada Telefishan iyo qaybaha ciidamada ammaanka iyo guud ahaan golayaasha Dawladda Puntland inaysan u ogolaan labada Telefishan shirarka ka dhacaya degaanada Puntland.
Arrimaha lagu eedeeyay labadaasi Telefishan ee lagu muujiyay wareegtadaasi waxaa ka mid ahaa:
- inay caadeysteen xadgudubyo ay wax ugu dhimayaan hawlaha warfaafinta iyo sharciyada Saxaafadda, falal ka horjeeda horumarka Puntland, wax u dhimid ganacsiga magaalada Boosaaso iyagoo ka faafiyay warar khalad ah oo been abuur ah.
"Sidaasi daraadeed maamulka Puntland wuxuu go'aaminayaa inaysan labada Telefishan ka shaqeyn karin degaanada maamulkaasi ka taliyo" ayaa lagu yiri wareegtada ka soo baxday Dawlad goboleedka Puntland oo sidoo kale golayaasha iyo xarumaha dawladda lagu wargeliyay inay fuliyaan awaamiirtaasi.
Dhinaca kale wareegtada lagu mamnuucayo telefishanada Universal iyo Horn Cable ayaa ku soo beegmeysa xilli 48-saacadood in ka badan kasoo wareegtay markii xabsiga laga sii daayay Agaasimihii Idaacadda Horseedmedia, C/fataax oo lagu sii daayay cafis Madaxweyne.

- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super

- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: UniversalTV oo laga mamnuucay Somaliland
Siciid85 wrote:Juzme. Yes they did last year in November. Those Bintiland cunts are two faced hypocrites. Their sudden concern of "Somaliland's Democracy" should be taken with a pinch of salt.
Advo stick to hiphop videos and fantasizing about hoodrat's derrieres, leave the political stuff to those who know wtf they're talking about.
Re: UniversalTV oo laga mamnuucay Somaliland
Universal TV needs Somaliland a bit more. The Somaliland Communities abroad should embrace HCTV, The people back home have.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 1013 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 63 Replies
- 4407 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 9 Replies
- 1408 Views
-
Last post by edleh
-
- 1 Replies
- 314 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 44 Replies
- 3087 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 1 Replies
- 274 Views
-
Last post by Ka darag
-
- 11 Replies
- 877 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 21 Replies
- 1576 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 14 Replies
- 2013 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 6 Replies
- 1622 Views
-
Last post by kanadiid90