PL prepare for sheikh dalxiis arriving tomorrow
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
PL prepare for sheikh dalxiis arriving tomorrow
Garoowe: (pp)- Warar aan sugnayn ayaa sheegaya in maalinka beri ah uu ka soo degayo caasimada Puntland , Madaxweynaha DFKMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed & wafdi uu hogaaminayo, iyadoo Caawa laga dareemayo magaalada Garoowe ciidamo xoogan oo dhexmaraya magaalada & kantaroolo qaas ah oo lagu baarayo baabuurta u kala gooshta magaalooyinka Puntland.
Xogta Puntlandpost soo gaaraysa ayaa sheegaysa in caasimada laga dareemayo dhaq-dhaqaaq xoogan & baaritaano dhanka amaanka ah, iyadoo la isla dhexmaro in madaxweyne Shariif uu imaanayo magaalada garoowe maalinka beri ah ayna isu diyaarinayaan madaxda Puntland soo dhaweynta madaxweyne Shariif.
Imaantinka Shariif ayaa wuxuu noqonayaa markii ugu horaysay ee uu Puntland yimaado, isagoo waqtiyadii hore geed dheer & mid gaaban u koray inuu gacan gees ah isaga riixo Puntland, inkasta oo ay madaxda Puntland ay arrinkaas ka dagaalameen ayna u jareen xiriirkii siyaasadeed DFKMG Soomaaliya.
Isha Warka: Puntlandpost.com
Xogta Puntlandpost soo gaaraysa ayaa sheegaysa in caasimada laga dareemayo dhaq-dhaqaaq xoogan & baaritaano dhanka amaanka ah, iyadoo la isla dhexmaro in madaxweyne Shariif uu imaanayo magaalada garoowe maalinka beri ah ayna isu diyaarinayaan madaxda Puntland soo dhaweynta madaxweyne Shariif.
Imaantinka Shariif ayaa wuxuu noqonayaa markii ugu horaysay ee uu Puntland yimaado, isagoo waqtiyadii hore geed dheer & mid gaaban u koray inuu gacan gees ah isaga riixo Puntland, inkasta oo ay madaxda Puntland ay arrinkaas ka dagaalameen ayna u jareen xiriirkii siyaasadeed DFKMG Soomaaliya.
Isha Warka: Puntlandpost.com
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: PL prepare for sheikh dalxiis arriving tomorrow
Madaxwayne Shariif oo Lagu Wado in uu Cagta Dhiga Garowe.
Garowe(Puntlandi.com);-Madaxwaynaha Somaliya Shariif Shiikh Axmad ayaa lagu wadaa in uu gaaro magalada Garowe ee casimada Dawlada Puntland sida laga soo xigtay xarunta Madaxtooyada vila somaliya.
Booqashada Raysalwasaare Gaas ee Garowe ayaa lasheegay in ay dabataalay Booqasho Madaxwayne Shariif ku tagidoono Puntland waxaana ay ahayd gogol xaar ku aadan booqashada Shariif.
Lama shaacin waqtiga iyo goorta uu ka soo dagayo Puntland hada ilo kale ayaa sheegaya in axada 28 August uu ka soo dagidoono Garowe inkastoo aan si rasmiya loo ogaan.
Waa booqashadii ugu horaysay ee Shariif uu ku yimaado Puntland tan iyo intii loodoortay xilka Somaliya waxaana ugu dhawanaa xiligii uu duulaanka ku soo ahaa ee uu horkacayay maxkamadihii dagaalka lagu jabiyay ee duulaanka ku soo qaaday Puntland.

PM abdiwali did great job to beef between sheikh dalxiis iyo MR.president Faroole tomorrow is the show down

-
Aseelah-Raaida
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1590
- Joined: Wed Apr 01, 2009 10:43 am
- Coeus
- SomaliNet Super

- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: PL prepare for sheikh dalxiis arriving tomorrow
Wallahi you guys are politically defeatists.
The only reason the president of Somalia is coming to garowe is, because garowe is part of Somalia. Therefore it is his duty. He also wants faroole to stop having cuqdad, and he will tell him be a nice boy and dont forget 4-6 september you are coming to the big meeting in mogadishu

The only reason the president of Somalia is coming to garowe is, because garowe is part of Somalia. Therefore it is his duty. He also wants faroole to stop having cuqdad, and he will tell him be a nice boy and dont forget 4-6 september you are coming to the big meeting in mogadishu
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: PL prepare for sheikh dalxiis arriving tomorrow
Aseelah-Raaida wrote:
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: PL prepare for sheikh dalxiis arriving tomorrow
isnt enough saying all that in phone or sending PM to garowe why shariif himself coming to PLCoeus wrote:Wallahi you guys are politically defeatists.
The only reason the president of Somalia is coming to garowe is, because garowe is part of Somalia. Therefore it is his duty. He also wants faroole to stop having cuqdad, and he will tell him be a nice boy and dont forget 4-6 september you are coming to the big meeting in mogadishu![]()
everyone knows if the conference in xamar begin PL will not coming , so now they try to change faroole mind after TFG arrive in PL , so the question is would be all that enough change PL mind and accept to be part of conference mmmmmm let us wait
- Coeus
- SomaliNet Super

- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: PL prepare for sheikh dalxiis arriving tomorrow
First of all faroole has NEVER said he will not come to MOgadishu after mahiga told him the truth.FBISOMALIA wrote:isnt enough saying all that in phone or sending PM to garowe why shariif himself coming to PLCoeus wrote:Wallahi you guys are politically defeatists.
The only reason the president of Somalia is coming to garowe is, because garowe is part of Somalia. Therefore it is his duty. He also wants faroole to stop having cuqdad, and he will tell him be a nice boy and dont forget 4-6 september you are coming to the big meeting in mogadishu![]()
![]()
![]()
![]()
everyone knows if the conference in xamar begin PL will not coming , so now they try to change faroole mind after TFG arrive in PL , so the question is would be all that enough change PL mind and accept to be part of conference mmmmmm let us wait
Secondly faroole had close door meeting with abdiweli and therefore Asked abdiweli to bring sharif to garowe so that they can speak face to face. PLUS its a great political move to show to the puntlanders that "hey i might have lost the reconciliation locatn, but im no loser look sharif is coming to me for a meeting"
Sharif and the hawiye leaders dont care anymore, do you know why?
Because all of somalia's leaders will be in mogadishu in 1 weeks time.
So faroole can have 100 metings with sharif, but it will only serve as a symbol. The REAL meeting will be in mogadishu saaxib
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: PL prepare for sheikh dalxiis arriving tomorrow
in reality says PL want its share 50-50 with TFG or no deal , When your TFG President come to garowe he must sign those deals or PL will not attending conference at allCoeus wrote:First of all faroole has NEVER said he will not come to MOgadishu after mahiga told him the truth.FBISOMALIA wrote:isnt enough saying all that in phone or sending PM to garowe why shariif himself coming to PLCoeus wrote:Wallahi you guys are politically defeatists.
The only reason the president of Somalia is coming to garowe is, because garowe is part of Somalia. Therefore it is his duty. He also wants faroole to stop having cuqdad, and he will tell him be a nice boy and dont forget 4-6 september you are coming to the big meeting in mogadishu![]()
![]()
![]()
![]()
everyone knows if the conference in xamar begin PL will not coming , so now they try to change faroole mind after TFG arrive in PL , so the question is would be all that enough change PL mind and accept to be part of conference mmmmmm let us wait
Secondly faroole had close door meeting with abdiweli and therefore Asked abdiweli to bring sharif to garowe so that they can speak face to face. PLUS its a great political move to show to the puntlanders that "hey i might have lost the reconciliation locatn, but im no loser look sharif is coming to me for a meeting"
Sharif and the hawiye leaders dont care anymore, do you know why?
Because all of somalia's leaders will be in mogadishu in 1 weeks time.
So faroole can have 100 metings with sharif, but it will only serve as a symbol. The REAL meeting will be in mogadishu saaxib![]()
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: PL prepare for sheikh dalxiis arriving tomorrow
Arrest the donkey as soon as he lands 
- abdalla11
- SomaliNet Super

- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: PL prepare for sheikh dalxiis arriving tomorrow
They should've killed him 
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: PL prepare for sheikh dalxiis arriving tomorrow
agreed,abdalla11 wrote:They should've killed him
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: PL prepare for sheikh dalxiis arriving tomorrow
so is faroole going to Mogadisho for the conference did they agree ?
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: PL prepare for sheikh dalxiis arriving tomorrow
yeah I think farole is going to ugandisho,The_Emperior5 wrote:so is faroole going to Mogadisho for the conference did they agree ?
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19038
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: PL prepare for sheikh dalxiis arriving tomorrow
bunch of cuqdad rided kidsabdisamad3 wrote:agreed,abdalla11 wrote:They should've killed him
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 605 Views
-
Last post by AyEEyO_NiGiiS_WeYn
-
- 6 Replies
- 820 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 1 Replies
- 674 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 0 Replies
- 717 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 8 Replies
- 93 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 5 Replies
- 713 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 8 Replies
- 1134 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 30 Replies
- 2074 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 23 Replies
- 1874 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 9 Replies
- 977 Views
-
Last post by king of kismayo