Allow Sadex yaa xiriiriya, sadex yaa kudaba xira sadex yeyska gowraca
Allow Gobta Yaa xiriiriya
Gunta yaa ku daba xira
Gumeystaha yeyska gowraca
Allow Caaqil yaa xiriiriya
Caadil yaa kudaba xira
Cadow yeyska gowraca
Allow diinta yaa xiriiriya
Dadka yaa kudaba xira
Duleeyaha yeyska gowraca

