~Ila saxa... Deyni debin dalool
Moderator: Moderators
- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
~Ila saxa... Deyni debin dalool
Feel free to modify it where it is weak, have i violated the guiding dictates???
My First ever attempt i need a new past time as a Migrant in the Blessed Land...
Constructive criticism appreciated...
Doqon garey dantiis
Dabeyl hadhsey dartiis
Daris waa la direy
Dayuus Dayax la dumey
Dameer waa la dabr
Deyni debin dalool
Damir ka lume diid
Deyr ku oodey dani
Dan ku dirirey diin
Dab ka damiba deeq
Dawlad wa dumaal
Deyni debin dalool
Dil ka diiro dun
Dikhsi dayey dawaar
Diiq ku dayey badaal
Dabar dookh dayacey
Damur baal ku duub
Deyni debin dalool
Dusha saaro dacas
Dabadheer ma damin
Dulcad daal ku daah
Dumar ku daalba dibad
Duqu daar dilaac
Deyni debin dalool
Dabadeer ka dooro duluc
Dulcad dadba daadsan beri
Dawac ka soco dibi
Dib u dayo doraad
Dacar ka doro duli

- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool
Cirwaaq what the hell is that?? It sound GEERAAR, yr words is good constructed to convey yr message LAAKIINSE it doesn't look basic somali. i.e:
What is this "Dabeyl hadhsey dartiis "? or Deyni debin dalool
What is this "Dabeyl hadhsey dartiis "? or Deyni debin dalool
- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool
Rightwing wrote:Cirwaaq what the hell is that?? It sound GEERAAR, yr words is good constructed to convey yr message LAAKIINSE it doesn't look basic somali. i.e:
What is this "Dabeyl hadhsey dartiis "? or Deyni debin dalool
My intentions
Dabeyl hadhsey dartiis - Some one who would take shade in heavy wind...
Dabeyl = heavy wind
Hadhsey = take shade
Dartiis = his own sake
Deyni debin dalool = Owing money is like a hole in a Lip if you have a hole in your lip your mouth wont hold any food/water... basically starve
Deyni = owing money
debin = lip
dalool = hole
Last edited by Cirwaaq on Wed Aug 29, 2012 1:13 pm, edited 1 time in total.
-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool
Cirwaaq sidaa u soo qortay waa sida Japaneska aya wax u qoraan , it's too clinical. soomaali qiiro ayey istimcaashaa, ama maaso, gabay, geeraar, shirib, guurow iyo masafo. ama hadal ama sawaxan ba ha ahaatee. waan ku wareerara aqriskeeda, 5 jeer ka dib baan gartay. Laakiin erey kasta maxaad qalayl uga dhigtay?Cirwaaq wrote:Feel free to modify it where it is weak, have i violated the guiding dictates???
My First ever attempt i need a new past time as a Migrant in the Blessed Land...
Constructive criticism appreciated...
Doqon garey dantiis
Dabeyl hadhsey dartiis
Daris waa la direy
Dayuus Dayax la dumey
Dameer waa la dabr
Deyni debin dalool
Damir ka lume diid
Deyr ku oodey dani
Dan ku dirirey diin
Dab ka damiba deeq
Dawlad wa dumaal
Deyni debin dalool
Dil ka diiro dun
Dikhsi dayey dawaar
Diiq ku dayey badaal
Dabar dookh dayacey
Damur baal ku duub
Deyni debin dalool
Dusha saaro dacas
Dabadheer ma damin
Dulcad daal ku daah
Dumar ku daalba dibad
Duqu daar dilaac
Deyni debin dalool
Dabadeer ka dooro duluc
Dulcad dadba daadsan beri
Dawac ka soco dibi
Dib u dayo doraad
Dacar ka doro duli
Deyni debin dalool
Tusaale
Doqonku Deynkuu Dabayl moodaa
Dantiisa Ma Gartoo
Wixii Dartiisana Dalool ku shubaa
Kii dibinta u dhaqaaji
Dameerkii Socda
Dayax har ma'leh ma garto.
- jalaaludin5
- SomaliNet Super

- Posts: 8832
- Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
- Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”
Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool
Even a yaakhi from the blessed land of Djibouti can see that waxaad shaaca la timid waa very poor in quaLITY.

-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool
jalaaludin5 wrote:Even a yaakhi from the blessed land of Djibouti can see that waxaad shaaca la timid waa very poor in quaLITY.
Bootada Jooji, la sax cirwaaq,
Faan Badanaa
- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool
SareedoXareedo
totally agree it is very rectangular devoid of nurturing in the greater somali context. Take into consideration i have no precept of the rules or conditions. I have heard works of TIMO CADE and other briefly on youtube. The more i read the less sense it makes without explanation of the rules. My Mechanical cut makes more sense to me FOR NOW 
Jalaaludiin
that was a smack in the teeth, i would hate to be your student ...
Dayus Dayax la dumey waa adiga
SareedoXareedo is Dumar ku daaley dibad
I will look back on this draft as time passes to see the difference.
Jalaaludiin
Dayus Dayax la dumey waa adiga
SareedoXareedo is Dumar ku daaley dibad
I will look back on this draft as time passes to see the difference.
-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool
Ninka Haiku style af soomaali ku soo qoray.
ha tookadaydii ma la soo garay, ma igu soo jeestay.
mise af soomaaligaan ka badshaa aa ka xuntahay.
- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool
Horta maxaad u diidi in aad ku daashey dibad?SareedoXareedo wrote:![]()
Ninka Haiku style af soomaali ku soo qoray.![]()
![]()
ha tookadaydii ma la soo garay, ma igu soo jeestay.
mise af soomaaligaan ka badshaa aa ka xuntahay.
weger dheh,
jug dheh,
jagac dheh
baal cad jiidh dheh
jin ba jar ka bood dheh
jeyni jamaq ka sii dheh
Jeer balaadh dheh
Jow dheh
jiir ku shaxaad dheh
Jaranjaro ka siib dheh
Jeeb dalool leh
Jaad la jiif dheh
Joog deh, waar ka joog dheh oo u joog dheh
Jilib salaax dheh
Jaar asluub leh
Jamaq dheh, jiid jiid dheh
... Jajuur jiidh dheh
It might be totally the equivalent of surreal art as compared to a classical master piece... it makes sense in my head and worse still it sounds funny in my head.
-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool
1000% better, waan gartay, madaxana igu ma xanuuni.
Horta maxaad u diidi in aad ku daashey dibad?
soomaaliye kuma aadan dhalin miyaa?
Haddii ay haa tahay, soomaali heer sare ayaad taqaan
Horta maxaad u diidi in aad ku daashey dibad?
soomaaliye kuma aadan dhalin miyaa?
Haddii ay haa tahay, soomaali heer sare ayaad taqaan
- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool
Xudunteydu Suuqa Bakaraha ayeey ku aasantahey balse sadex jir baan ahaa marki iigu dambeysey inta aan ku hadlo hoyadey oo reer Jigjiga ah ayaan ka barteySareedoXareedo wrote:1000% better, waan gartay, madaxana igu ma xanuuni.![]()
![]()
Horta maxaad u diidi in aad ku daashey dibad?
soomaaliye kuma aadan dhalin miyaa?
Haddii ay haa tahay, soomaali heer sare ayaad taqaan
Maxa tiri iyo Maymayba iyadaa buugaag ka qori karta
Umbilical cord horta ma XUDUN baa mise MADHEER? casharkaa waan ka seexdey...
Hora loo yidhi Abo bare biili reer ..... Hoyo bare biili qaran
Khalid Ali ayaa bahasha somali feenfeenta laakinse waan aqaan tii miyiga jigjiga aa asliga ahayd...
-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool
Horta maxaad u diidi in aad ku daashey dibad?
haddan gartay waxaa ka wadaa dibadaan joogay muddo dheer miyaa? sannadkasta waan ku noqdaa dalka. sidoo kale maa imalaysay
Xudunteydu Suuqa Bakaraha ayeey ku aasantahey balse sadex jir baan ahaa marki iigu dambeysey inta aan ku hadlo hoyadey oo reer Jigjiga ah ayaan ka bartey
Maxa tiri iyo Maymayba iyadaa buugaag ka qori karta
????????????????????
Umbilical cord horta ma XUDUN baa mise MADHEER? casharkaa waan ka seexdey...
Hora loo yidhi Abo bare biili reer ..... Hoyo bare biili qaran?????????????
Khalid Ali ayaa bahasha somali feenfeenta laakinse waan aqaan tii miyiga jigjiga aa asliga ahayd...[/quote]
Xudun waa Umbilical cord (marka ilmaha dhasho waa la gooyaa, waxa soo haro waa XUDUN) . MADHEER waa Placenta.
Af soomaaligada waa adayg.
Xudunteydu Suuqa Bakaraha ayeey ku aasantahey balse sadex jir baan ahaa marki iigu dambeysey inta aan ku hadlo hoyadey oo reer Jigjiga ah ayaan ka bartey
Maxa tiri iyo Maymayba iyadaa buugaag ka qori karta
Umbilical cord horta ma XUDUN baa mise MADHEER? casharkaa waan ka seexdey...
Hora loo yidhi Abo bare biili reer ..... Hoyo bare biili qaran?????????????
Khalid Ali ayaa bahasha somali feenfeenta laakinse waan aqaan tii miyiga jigjiga aa asliga ahayd...[/quote]
Xudun waa Umbilical cord (marka ilmaha dhasho waa la gooyaa, waxa soo haro waa XUDUN) . MADHEER waa Placenta.
Af soomaaligada waa adayg.
- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool
TNX for that.
She can write books about Af-Maxaad tidhi iyo Af-MayMay in other words she is an expert in linguistics.
Maxa tiri iyo Maymayba iyadaa buugaag ka qori karta????????????????????
-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool
Cirwaaq wrote:TNX for that.
She can write books about Af-Maxaad tidhi iyo Af-MayMay in other words she is an expert in linguistics.
Maxa tiri iyo Maymayba iyadaa buugaag ka qori karta????????????????????
Af Maax Iyo Af Maay. gartay.
ka qor kana duub nooh