~Ila saxa... Deyni debin dalool

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

~Ila saxa... Deyni debin dalool

Post by Cirwaaq »

Feel free to modify it where it is weak, have i violated the guiding dictates???

My First ever attempt i need a new past time as a Migrant in the Blessed Land...

Constructive criticism appreciated...




Doqon garey dantiis

Dabeyl hadhsey dartiis

Daris waa la direy

Dayuus Dayax la dumey

Dameer waa la dabr

Deyni debin dalool


Damir ka lume diid

Deyr ku oodey dani

Dan ku dirirey diin

Dab ka damiba deeq

Dawlad wa dumaal

Deyni debin dalool


Dil ka diiro dun

Dikhsi dayey dawaar

Diiq ku dayey badaal

Dabar dookh dayacey

Damur baal ku duub

Deyni debin dalool


Dusha saaro dacas

Dabadheer ma damin

Dulcad daal ku daah

Dumar ku daalba dibad

Duqu daar dilaac

Deyni debin dalool


Dabadeer ka dooro duluc

Dulcad dadba daadsan beri

Dawac ka soco dibi

Dib u dayo doraad

Dacar ka doro duli

Deyni debin dalool




User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool

Post by Rightwing »

Cirwaaq what the hell is that?? It sound GEERAAR, yr words is good constructed to convey yr message LAAKIINSE it doesn't look basic somali. i.e:
What is this "Dabeyl hadhsey dartiis "? or Deyni debin dalool :?
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool

Post by Cirwaaq »

Rightwing wrote:Cirwaaq what the hell is that?? It sound GEERAAR, yr words is good constructed to convey yr message LAAKIINSE it doesn't look basic somali. i.e:
What is this "Dabeyl hadhsey dartiis "? or Deyni debin dalool :?

My intentions

Dabeyl hadhsey dartiis - Some one who would take shade in heavy wind...

Dabeyl = heavy wind
Hadhsey = take shade
Dartiis = his own sake

Deyni debin dalool = Owing money is like a hole in a Lip if you have a hole in your lip your mouth wont hold any food/water... basically starve

Deyni = owing money
debin = lip
dalool = hole
Last edited by Cirwaaq on Wed Aug 29, 2012 1:13 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool

Post by Rightwing »

Gartay :up:
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool

Post by DayaxJeclee »

Cirwaaq wrote:Feel free to modify it where it is weak, have i violated the guiding dictates???

My First ever attempt i need a new past time as a Migrant in the Blessed Land...

Constructive criticism appreciated...




Doqon garey dantiis

Dabeyl hadhsey dartiis

Daris waa la direy

Dayuus Dayax la dumey

Dameer waa la dabr

Deyni debin dalool


Damir ka lume diid

Deyr ku oodey dani

Dan ku dirirey diin

Dab ka damiba deeq

Dawlad wa dumaal

Deyni debin dalool


Dil ka diiro dun

Dikhsi dayey dawaar

Diiq ku dayey badaal

Dabar dookh dayacey

Damur baal ku duub

Deyni debin dalool


Dusha saaro dacas

Dabadheer ma damin

Dulcad daal ku daah

Dumar ku daalba dibad

Duqu daar dilaac

Deyni debin dalool


Dabadeer ka dooro duluc

Dulcad dadba daadsan beri

Dawac ka soco dibi

Dib u dayo doraad

Dacar ka doro duli

Deyni debin dalool




Cirwaaq sidaa u soo qortay waa sida Japaneska aya wax u qoraan , it's too clinical. soomaali qiiro ayey istimcaashaa, ama maaso, gabay, geeraar, shirib, guurow iyo masafo. ama hadal ama sawaxan ba ha ahaatee. waan ku wareerara aqriskeeda, 5 jeer ka dib baan gartay. Laakiin erey kasta maxaad qalayl uga dhigtay?

Tusaale


Doqonku Deynkuu Dabayl moodaa
Dantiisa Ma Gartoo
Wixii Dartiisana Dalool ku shubaa

Kii dibinta u dhaqaaji
Dameerkii Socda
Dayax har ma'leh ma garto.


:lol: :lol: inta kale madax igu xanuunay, markale ayaan isku dayaa :mrgreen:
User avatar
jalaaludin5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8832
Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”

Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool

Post by jalaaludin5 »

Even a yaakhi from the blessed land of Djibouti can see that waxaad shaaca la timid waa very poor in quaLITY.

:down:
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool

Post by DayaxJeclee »

jalaaludin5 wrote:Even a yaakhi from the blessed land of Djibouti can see that waxaad shaaca la timid waa very poor in quaLITY.

:down:

Bootada Jooji, la sax cirwaaq,

Faan Badanaa :lol:
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool

Post by Cirwaaq »

SareedoXareedo :) totally agree it is very rectangular devoid of nurturing in the greater somali context. Take into consideration i have no precept of the rules or conditions. I have heard works of TIMO CADE and other briefly on youtube. The more i read the less sense it makes without explanation of the rules. My Mechanical cut makes more sense to me FOR NOW :)

Jalaaludiin :) that was a smack in the teeth, i would hate to be your student ...

Dayus Dayax la dumey waa adiga :lol:

SareedoXareedo is Dumar ku daaley dibad

I will look back on this draft as time passes to see the difference.
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool

Post by DayaxJeclee »

:roll:

Ninka Haiku style af soomaali ku soo qoray. :lol: :lol:

ha tookadaydii ma la soo garay, ma igu soo jeestay.
mise af soomaaligaan ka badshaa aa ka xuntahay.
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool

Post by Cirwaaq »

SareedoXareedo wrote::roll:

Ninka Haiku style af soomaali ku soo qoray. :lol: :lol:

ha tookadaydii ma la soo garay, ma igu soo jeestay.
mise af soomaaligaan ka badshaa aa ka xuntahay.
Horta maxaad u diidi in aad ku daashey dibad?

weger dheh,
jug dheh,
jagac dheh
baal cad jiidh dheh
jin ba jar ka bood dheh
jeyni jamaq ka sii dheh
Jeer balaadh dheh
Jow dheh
jiir ku shaxaad dheh
Jaranjaro ka siib dheh
Jeeb dalool leh
Jaad la jiif dheh
Joog deh, waar ka joog dheh oo u joog dheh

Jilib salaax dheh
Jaar asluub leh
Jamaq dheh, jiid jiid dheh
... Jajuur jiidh dheh

It might be totally the equivalent of surreal art as compared to a classical master piece... it makes sense in my head and worse still it sounds funny in my head.
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool

Post by DayaxJeclee »

1000% better, waan gartay, madaxana igu ma xanuuni. :up: :lol:



Horta maxaad u diidi in aad ku daashey dibad?

soomaaliye kuma aadan dhalin miyaa?

Haddii ay haa tahay, soomaali heer sare ayaad taqaan :up:
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool

Post by Cirwaaq »

SareedoXareedo wrote:1000% better, waan gartay, madaxana igu ma xanuuni. :up: :lol:



Horta maxaad u diidi in aad ku daashey dibad?

soomaaliye kuma aadan dhalin miyaa?

Haddii ay haa tahay, soomaali heer sare ayaad taqaan :up:
Xudunteydu Suuqa Bakaraha ayeey ku aasantahey balse sadex jir baan ahaa marki iigu dambeysey inta aan ku hadlo hoyadey oo reer Jigjiga ah ayaan ka bartey :lol:

Maxa tiri iyo Maymayba iyadaa buugaag ka qori karta :up:

Umbilical cord horta ma XUDUN baa mise MADHEER? casharkaa waan ka seexdey...

Hora loo yidhi Abo bare biili reer ..... Hoyo bare biili qaran

Khalid Ali ayaa bahasha somali feenfeenta laakinse waan aqaan tii miyiga jigjiga aa asliga ahayd...
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool

Post by DayaxJeclee »

Horta maxaad u diidi in aad ku daashey dibad? :lol: haddan gartay waxaa ka wadaa dibadaan joogay muddo dheer miyaa? sannadkasta waan ku noqdaa dalka. sidoo kale maa imalaysay


Xudunteydu Suuqa Bakaraha ayeey ku aasantahey balse sadex jir baan ahaa marki iigu dambeysey inta aan ku hadlo hoyadey oo reer Jigjiga ah ayaan ka bartey :lol:

Maxa tiri iyo Maymayba iyadaa buugaag ka qori karta :up: ????????????????????

Umbilical cord horta ma XUDUN baa mise MADHEER? casharkaa waan ka seexdey...

Hora loo yidhi Abo bare biili reer ..... Hoyo bare biili qaran?????????????

Khalid Ali ayaa bahasha somali feenfeenta laakinse waan aqaan tii miyiga jigjiga aa asliga ahayd...[/quote]

Xudun waa Umbilical cord (marka ilmaha dhasho waa la gooyaa, waxa soo haro waa XUDUN) . MADHEER waa Placenta.

Af soomaaligada waa adayg.
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool

Post by Cirwaaq »

TNX for that.


Maxa tiri iyo Maymayba iyadaa buugaag ka qori karta :up: ????????????????????
She can write books about Af-Maxaad tidhi iyo Af-MayMay in other words she is an expert in linguistics.
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: ~Ila saxa... Deyni debin dalool

Post by DayaxJeclee »

Cirwaaq wrote:TNX for that.


Maxa tiri iyo Maymayba iyadaa buugaag ka qori karta :up: ????????????????????
She can write books about Af-Maxaad tidhi iyo Af-MayMay in other words she is an expert in linguistics.



Af Maax Iyo Af Maay. gartay. :lol:

ka qor kana duub nooh
Locked

Return to “Politics - Somaliland”