Waxaa Maanta isku soo baxay Dad weyne aad u faro badan oo ka kala yimid daafaha Magalada London Waxaana ay ku banaan baxeen Hoolka shirka Lagu Qabanayey Ee Ay ku sugnayeen Madaxda Caalamka.
Banaan Baxaan ayaa looga soo horjeedaa Habka uu wax u wado Madaxweynaha Somaliya oo uu kaga qayb galay shirka London ka furmay ee Taageerida Somaliya.
Maamul Gobeleedka Puntland kama ay Qayb Galin Shirkaas sidoo kale ka Waxaan qayb Galin Khaatumo iyo Jubbaland halka Shirkii hore ee London ee midkaan ka horeeyey ay ka qayb qaateen Dowlad Goboleedyo badan iyo Maamulo hase ahatee arintaan ayaa dad badan ka soo horjeesteen qaabka uu wax u maamulay madaweyne xasan shiikh iyadoo walin aysan si weyn u cago dhigan Dowlada Somaliya.
Mudaharaadkaan iyo dadka halkaas ku sugan aya watay Boodhadh ay kaga soo horjeedan Madaxweyna Dalka Somalia iyo sido uu Maamulayo Maamul Goboleedada Somalia.
Si kastaba ha ahaate shirkan Loo Qabta Somalia aya uu eeg Mid aan wax badan tari doonin iyado ay uu eektahay inay dunida caalamka ee Daneysa arrimaha somalia innay niyad jab Balaadhan kala kulmi doonan.






