ay soo gaadhsiiyeen Odayaasha, Siyaasiyiinta iyo Madax dhaqameedka beeha Yoonis Ismaaciil ayay ku sheegeen shir Beeleed ay yeesheen in ay ka soo saareen
Go’aamo khuseeya danaha iyo Deegaanka Beesha waxaanu qoraalkoodu u dhignaa sidan:-
UJ: SHIR BEELEED
Waxa lagu soo gaba-gabeeye shir uga socday beesha yoonis ismaaciil oo dhamaaday
4/7/2013 shirkaas oo ay qayb galeen waayeelka , waxgaradka iyo dhalinyarada beeshan Yoonis ismaaciil oo kala dega Sool, Saraar iyo Sanaag ,shirkaas oo
soconaayey 15 cisho Waxa lagaga hadlaayey dhibaatada ay degaanka u keenayaan shirkadaha la sheegay inay Imanayaan goboladaas waxayna soo saareen go,aamdan
1. Inay taageersan yihiin jiritaanka Somaliland
2. Waxaanu uga digaynaa shirkadaha iyo xukumadaba inaanaan masuul ka ahayn wixii Dhibaato ee ku yimaada shirkadahaa Iyo xukumadaba
3. Inay iska difaaci doonaan wixii isku daya inay fara gelin ku sameeyaan degaankaa
4. Waxaanu uga digaynaa af-miishaariinta reerka inaanay been u sheegin sharaa’iga iyo Xukuumada midna dawladuna aanay adeegsan
http://waaheen.com/?p=4756