2. Basra
3.Jalkumi
4.Yalaxow
5.MissBonita
GAMER waa aabaha waalida, waana hoggaamiyaha qoomaka dhukan ee Somalinet soo gala. Inta badan isagoo aan wax laga hadlaayaba ogayn ayuu dalaq soo dhahaa, ka dibna wax alla iyo wixii markaa niyadiisa ku jira ayuu soo qoraa. Waana tabtii ''Lax dhukani abaar ma oga''. Laba kal-madood oo is xiga hadduu qorana mid ahaan ayaa aflagaado ah.

La soco qaybta danbe Basra...




