SahanGalbeed wrote:Saxib adigu is ma arkaysid e , "point of view" -geyga ayaad isii dhisaysa . Waxan halkan ina la jooga oo ina akhrinaya waa wada somali . I want them to mak up their mind by presenting them some facts , sidaa darteed ayaanan kaaga daba gelin Ogadeen markaad iska kay caayayso, hadi kale "audience "-ki aan rabay inaan la hadlo bay iga cadhoonaya ma'ogtahay ? . I am always caadi

Adigu xabad yaroo qoyan oo waxba dili kariin baad igu soo ridaysa , laakin anigu ummad dhan baan la hadlaya ma'ogtahay ?
ninyahow idhinku kolkaad kenya imatan intaad ictirafka ka wadha hadli lahedheen baa Meru Ziyara utagtaan ee reer Hargeysa
Ictiraafka meru kama heleysan ee madaxtoyadha wexey kutala nairobi.
