
Waagii Maamulkii Talyaaniga uu ka talinaayay Somalia, loona diyaarinayay inay qaadato gobanima deeda, ayaa waxaa Talyaniga koofurta u qaybiyay 6 gobol. Ingiriiska gobollada waqooyi wuxuu u qaybiyay 2 gobol. Markii Somalia ay xor noqotay July kowdeeda 1960, Somalia waxay soo baxday dhul leh 8 gobol, kuwaasoo kala ah sidaan:

Tirakoobka ayaa lagu sheegay in 74% ay yihiin dad ka yar 30 jir, halka 10% ay yihiin dad barakacayaal ah.
Gobollada dadka ugu badan ay ku nool yihiin ayaa lagu sheegay; gobolkaBanaadir, gobolka Waqooyi Galbeed, Shabeellaha Hoose, Baayiyo Togdheer
Shanta gobol ee ugu dadka yar waxaa lagu sheegay inay kala yihiin; Sool, Jubadda Dhexe, Jubbada Hoose, Nugaal iyo Bakool.



