beginning of New Somalia vs Ethiopia war

MRnutritionist
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 546
Joined: Tue Oct 27, 2015 10:59 pm

beginning of New Somalia vs Ethiopia war

Post by MRnutritionist »

Ethiopian government send its troops to docdheer a town which borders Somalia/Ethiopia, one site of the town lays inside Ethiopia and other other side Somalia galgaduud region, Ethiopian troops told the HG Saleban clan the owners of the land on both sides to move out their lands inside of Ethiopia to the the Somalia side.

The tension is high all talks between Ethiopia and HG saleban clan elders of Ethiopia failed, the border is now full of military infantry from HG saleban clan, analyst are saying Ethiopia knowing the ability of the clans who live this region they send its own troops rather then the Lew police. the reason why they telling the people to move out is unknown, but this could create future new all out war between Somalia vs Ethiopia

http://www.radiowidhwidh.com/widhwidhne ... hdhagayso/
MRnutritionist
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 546
Joined: Tue Oct 27, 2015 10:59 pm

Re: beginning of New Somalia vs Ethiopia war

Post by MRnutritionist »

Full story in audio
abashir527
Posts: 100
Joined: Mon Sep 01, 2014 5:50 pm

Re: beginning of New Somalia vs Ethiopia war

Post by abashir527 »

Only thing I can think of is the oil and gas on that side they found....

https://en.m.wikipedia.org/wiki/Ogaden_Basin
AirBitaale
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 813
Joined: Fri Jan 29, 2016 12:37 pm

Re: beginning of New Somalia vs Ethiopia war

Post by AirBitaale »

HG iyo Xabashi waa is yaqaannaan, hadda in la is baro uma baahna.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: beginning of New Somalia vs Ethiopia war

Post by kaliil »

AirBitaale wrote:HG iyo Xabashi waa is yaqaannaan, hadda in la is baro uma baahna.

:pac: :dead:

Maxaa ciyaal sheeko caruureed looga sheekeeyey
AirBitaale
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 813
Joined: Fri Jan 29, 2016 12:37 pm

Re: beginning of New Somalia vs Ethiopia war

Post by AirBitaale »

Waan u soo joogay wixii Xabashi Xamar ka soo raacay. Uma baahni in la iiga sheekeeyo!
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: beginning of New Somalia vs Ethiopia war

Post by kaliil »

AirBitaale wrote:Waan u soo joogay wixii Xabashi Xamar ka soo raacay. Uma baahni in la iiga sheekeeyo!

Xabashida xamar wax kasoo raacay ma jiraane intay siday dooneen kasoo yeeleen ayay markay hawshoodii dhamaysteen kasoo baxeen.magaalada dhan iyagaa maamuli jiray intay naago kufsadeen iyo intay dad laayeena tiro male.tuulo yar iyo hg iskaba daaye haday doonaan sidii berigii hore ayay hadana xamar maalin keliya ku qabsan karayaan.gobolada koonfurta badankooda itoobiyaanku markay doonaan way soo galaan sida jubooyinka,gedo,hiiraan iyo galgaduud.habar gidir markii maamulka cadaado ku samaysanaysay ergada waxa ilaalinayay itoobiyaan.
AirBitaale
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 813
Joined: Fri Jan 29, 2016 12:37 pm

Re: beginning of New Somalia vs Ethiopia war

Post by AirBitaale »

Xabashi inay Xamar wax ka soo raaceen bay wax kasoo raaceen!

Meeqa askari ayay Xamar ku tageen? Meeqaysa kala soo laabteen? :smugruss:
Alla maxaa meyd dhaaxaa macawiis Addis Ababa lagu geeyay :sitdown:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: beginning of New Somalia vs Ethiopia war

Post by kaliil »

AirBitaale wrote:Xabashi inay Xamar wax ka soo raaceen bay wax kasoo raaceen!

Meeqa askari ayay Xamar ku tageen? Meeqaysa kala soo laabteen? :smugruss:
Alla maxaa meyd dhaaxaa macawiis Addis Ababa lagu geeyay :sitdown:
Adeer faanka naga daa.dekeda,airportka iyo magaalada dhan iyagaa maamulayay ragii hawiyena wixii xabashi kusoo istaagay waxna way dileen waxna way baxsadeen. Sheekh shariif,indhacade,dahir aweys iyo qaar kaloo badan ayaa kabaha ka cararay.alshababaab keliya ayaa marmar xabashida jidka u geli jiray alshabaabna hawiye maaha.xamar naag bikro ah waa laga waayay siday naag walba u fuulayeen.
AirBitaale
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 813
Joined: Fri Jan 29, 2016 12:37 pm

Re: beginning of New Somalia vs Ethiopia war

Post by AirBitaale »

Nacas baad tahay haddaad dumarka aflagaadaynayso. Warkaba halkaa nooga xir.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: beginning of New Somalia vs Ethiopia war

Post by kaliil »

Adeer khiyaali baa lagaaga sheekeeyey oo runtaan kuu sheegayaa.Ethiopia afrika waxay ka tahay superpower,egypt,south afrika iyo Nigeria oo keliya ayaa u babac dhigi karaya adiguna wiilal hg oo ak47 keliya haysta ayaad ka hadlaysaa.itoobiyaanku berigay xamar imanayeen xuduuda markay kasoo talaabeen ilaa xamar kasoo gaadhayeen hal askari lagama.Somalia waxay kusoo galeen kaartodii usa ku gashay iraq 2003 oo ciidamada dhulka waxa hor socday helikoptero iyo diyaaradaha dagaalka wixii ka horyimaadana way duqaynayeen.rag markhaati ahaa oo indhahooda kusoo arkay ayaa nooga sheekeeyey oo waxay yidhaahdeen idamaale iyo daynuunay oo ahaa meelaha maxaakiimtu dhufayska ka galeen kumanaan dhaliinyaro maydkooda oo xabadi ku dhicin ayaa lagusoo arkay.sun baa lagu buufiyay sida cayayaanka.
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5566
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: beginning of New Somalia vs Ethiopia war

Post by barbarossa »

Habashis must be shitting in their pants at the prospect of the looming war with Skinnies consisting of a single clan militia!
AirBitaale
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 813
Joined: Fri Jan 29, 2016 12:37 pm

Re: beginning of New Somalia vs Ethiopia war

Post by AirBitaale »

kaliil wrote:Adeer khiyaali baa lagaaga sheekeeyey oo runtaan kuu sheegayaa.Ethiopia afrika waxay ka tahay superpower,egypt,south afrika iyo Nigeria oo keliya ayaa u babac dhigi karaya adiguna wiilal hg oo ak47 keliya haysta ayaad ka hadlaysaa.itoobiyaanku berigay xamar imanayeen xuduuda markay kasoo talaabeen ilaa xamar kasoo gaadhayeen hal askari lagama.Somalia waxay kusoo galeen kaartodii usa ku gashay iraq 2003 oo ciidamada dhulka waxa hor socday helikoptero iyo diyaaradaha dagaalka wixii ka horyimaadana way duqaynayeen.rag markhaati ahaa oo indhahooda kusoo arkay ayaa nooga sheekeeyey oo waxay yidhaahdeen idamaale iyo daynuunay oo ahaa meelaha maxaakiimtu dhufayska ka galeen kumanaan dhaliinyaro maydkooda oo xabadi ku dhicin ayaa lagusoo arkay.sun baa lagu buufiyay sida cayayaanka.
Am I saying they are not armed? They clearly are lkn ninkii dhoof ku yimid bay geeridu dhibtaa.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: beginning of New Somalia vs Ethiopia war

Post by kaliil »

Somalidu markii dowlada lahaayeen ethiopia way ka adkaayeen laakiin imika qabiil somaliyeed oo ethiopia iska celin karaa ma jiro.ethiopia gaalada ayaa hub casri siisa waana dad badan oo 80 million ah markaa hadii xiitaa askar laga laayo waxba lama aha oo qaar kale ayay qasab ku keenaan.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: beginning of New Somalia vs Ethiopia war

Post by theyuusuf143 »

Ethiopia alshabaab baa Ku filan,
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”