3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Moderator: Moderators
3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex, 2 locals injured as well. Government initiated a wate drilling project apperently without consulting the local folks properly.
Qol Caday is a major plain south of deeganka Toon.
Qol Caday is a major plain south of deeganka Toon.
- LeJusticier
- SomaliNet Super
- Posts: 8473
- Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
- Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Waa run qaar xildhibaano ah ayaa doonayey in la laaluusho. Markii la laaluushi waayey ayay dadkii local ahaa ku yidhaahdeen shirkadaa meesha loo xidhayaayee ka kacaay. Nowadays propaganda is employed on the highest scale.
Le justicier
Le justicier
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
LeJusticier wrote:Waa run qaar xildhibaano ah ayaa doonayey in la laaluusho. Markii la laaluushi waayey ayay dadkii local ahaa ku yidhaahdeen shirkadaa meesha loo xidhayaayee ka kacaay. Nowadays propaganda is employed on the highest scale.
Le justicier
This is very unfortunate, Alhamdullilah it's all good now.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Alhandulilah nobody died
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Oo shirkadu maxay ka qabanaysaa meesha?
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Xukuumadani maalin ba tay keentaa tii kale ka daran imikay usoo jeesteen bankii qool-caday.
Markay banka u xidho shirakado gaar ah xagee bay dadkii deegaanka ahaa iyo xoolohooda ku wadaan.
Bal caqli xumaanta meesha ka socota eega, dad dhulkii ay xoolahoodu daaqayen dad gaar ah la siinayo
Tani Socon maaysee tulkale doonta.
Shirkado la doonayo in xoolahoodu ku naaxsadan banka qool-caday xoolahii deegaankana ka guura la yidhi cajiiiiiib

-
- SomaliNet Super
- Posts: 17688
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Waxaas waxa sameeyey afar qofoo dano gaara leh, ciidagale weyne oo dhan baa taageeray mashrruca seeraha ee ay dawladu ka wado qool caday, waanu fulayaa haday Kun Ku dhimanayso . Police Ku wuxu u tudhay masaakiintaas lasoo adeegsaday, haduusan tudhaale jirin mayd badan bay xanbaarsan lahaayeen Horumar diidku.
- LeJusticier
- SomaliNet Super
- Posts: 8473
- Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
- Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Meeshu ilaa waagii ingriiska waxay ahayd seere. EU provided funding for two water dams iyo seerihii dib loo xidho.X.Playa wrote:Oo shirkadu maxay ka qabanaysaa meesha?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17688
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Shirkad maaha, waa seere public ah oo lamida seeraha Aroori. Kuwa seeraha diidan ayaa banks qaybo kamida ootay, waxba kuma beertaan ee cayskaw dadka ka iibiyaan xiligaas jiilaalka. Qorshaha dawladu waa in banka oo dhan la seereeyo xiliga jiilaalkana xoolaha shacabka loo furo.Timiro1999 wrote:Xukuumadani maalin ba tay keentaa tii kale ka daran imikay usoo jeesteen bankii qool-caday.
Markay banka u xidho shirakado gaar ah xagee bay dadkii deegaanka ahaa iyo xoolohooda ku wadaan.
Bal caqli xumaanta meesha ka socota eega, dad dhulkii ay xoolahoodu daaqayen dad gaar ah la siinayo
Tani Socon maaysee tulkale doonta.
Shirkado la doonayo in xoolahoodu ku naaxsadan banka qool-caday xoolahii deegaankana ka guura la yidhi cajiiiiiib
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
theyuusuf143 wrote:Waxaas waxa sameeyey afar qofoo dano gaara leh, ciidagale weyne oo dhan baa taageeray mashrruca seeraha ee ay dawladu ka wado qool caday, waanu fulayaa haday Kun Ku dhimanayso . Police Ku wuxu u tudhay masaakiintaas lasoo adeegsaday, haduusan tudhaale jirin mayd badan bay xanbaarsan lahaayeen Horumar diidku.
WAAAH WAAAAH, waxaasaa hanjabaad ah bal dib isugu yara noqo adigu.
Marka Yuusufoow dawladu seeraha shirkad gaar ah u xidho, dadkii deegaanka xoolohoodii xagay geynayaan.
Bal taas ka jawaab caqligaagan eegayaaye.
Adeer dhulku waa JSL hadana sidaasoy tahay "dhulka waa lakala leeyahay iyo dooga soo baxay" makuu dhacday sheekadu.
- LeJusticier
- SomaliNet Super
- Posts: 8473
- Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
- Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Joseph
Horta Xukuumada hada jirtaa oligarchs bay hantidii dadweynaha oo dhan ka iibisay, laakiinse Bakankan qool caday waa mashruuc aad u fiican. Seere iyo laba dams ayaa dadka localka loo dhisayaa.
Kuwaa shaqaaqada wada waa in damageka ay keeneen maxkamad lagu soo saaraa.
Horta Xukuumada hada jirtaa oligarchs bay hantidii dadweynaha oo dhan ka iibisay, laakiinse Bakankan qool caday waa mashruuc aad u fiican. Seere iyo laba dams ayaa dadka localka loo dhisayaa.
Kuwaa shaqaaqada wada waa in damageka ay keeneen maxkamad lagu soo saaraa.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
theyuusuf143 wrote:Shirkad maaha, waa seere public ah oo lamida seeraha Aroori. Kuwa seeraha diidan ayaa banks qaybo kamida ootay, waxba kuma beertaan ee cayskaw dadka ka iibiyaan xiligaas jiilaalka. Qorshaha dawladu waa in banka oo dhan la seereeyo xiliga jiilaalkana xoolaha shacabka loo furo.Timiro1999 wrote:Xukuumadani maalin ba tay keentaa tii kale ka daran imikay usoo jeesteen bankii qool-caday.
Markay banka u xidho shirakado gaar ah xagee bay dadkii deegaanka ahaa iyo xoolohooda ku wadaan.
Bal caqli xumaanta meesha ka socota eega, dad dhulkii ay xoolahoodu daaqayen dad gaar ah la siinayo
Tani Socon maaysee tulkale doonta.
Shirkado la doonayo in xoolahoodu ku naaxsadan banka qool-caday xoolahii deegaankana ka guura la yidhi cajiiiiiib
Shacab oo dhan kama dhaxayso dad baa illaahay meesha ku abuuray.
Markaynu runta isu sheegno ee aynu ka baxno khayaaliga dhulka waa la kala leeyahay. Wax dad ka dhaxeeyaa ma jiro habeena haku seexan taas
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
'LeJusticier wrote:Meeshu ilaa waagii ingriiska waxay ahayd seere. EU provided funding for two water dams iyo seerihii dib loo xidho.X.Playa wrote:Oo shirkadu maxay ka qabanaysaa meesha?
In general Ciidagale community is skeptical of initiatives undertaken in their lands, the government should have invested a bit in press and communique. Only after local leaders got involved it was sorted out. Waxay ingiiriska samayn jiraan waagi hore iyo waxaas oo kale ma soconayso adeer LJ

Qool Caday plains also known as banka Qol Caday is right north of Salahley plains.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 17688
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Dadka ilaahay Ku beeray uunbaa bahalka loo oodayaa, ee ha moodin in aadan madoobe Dhagaxdheer laga Soo daabulayo kkkk. Seeraha burco ee aroori ba cidii ah deganbaa daaqda kan muxuu kaga duwanyahay ? Aduunka xagaa lagu arkay dad mashruuc malaayiin dollar ah oo yaga wax loogu qabanayo diiday.
- LeJusticier
- SomaliNet Super
- Posts: 8473
- Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
- Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
I agree with you that the government is lacking basic communication Skills. They should have engaged with local leaders early as possible.hangool79 wrote:'LeJusticier wrote:Meeshu ilaa waagii ingriiska waxay ahayd seere. EU provided funding for two water dams iyo seerihii dib loo xidho.X.Playa wrote:Oo shirkadu maxay ka qabanaysaa meesha?
In general Ciidagale community is skeptical of initiatives undertaken in their lands, the government should have invested a bit in press and communique. Only after local leaders got involved it was sorted out. Waxay ingiiriska samayn jiraan waagi hore iyo waxaas oo kale ma soconayso adeer LJbut now everyone supports the plan, just needed a heads up first
![]()
Qool Caday plains also known as banka Qol Caday is right north of Salahley plains.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 64 Replies
- 5036 Views
-
Last post by Timiro1999
-
- 4 Replies
- 674 Views
-
Last post by HooBariiska
-
- 3 Replies
- 679 Views
-
Last post by fisabililah
-
- 9 Replies
- 1039 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 9 Replies
- 706 Views
-
Last post by lali99
-
- 6 Replies
- 770 Views
-
Last post by Saraxnow
-
- 0 Replies
- 507 Views
-
Last post by hangool79
-
- 1 Replies
- 530 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 0 Replies
- 1004 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 1 Replies
- 2394 Views
-
Last post by Geeelle