hangool79 wrote:I believe Muusa Biixi can be an economic president, economics and security should be his strong sides, and thats what we need for now.
Not to mention he is the only presidential candidate who really can sasab the ciisa muusa to be quiet, cirro would have to beat them (not good) and jamal would be misused.
Sasab maxay ah waar intu haduu doono ul garanwaaya ku jejebiyo ayey yagoo edebsan buulo xaar iskaga qayilayaan. Labada haduu cirro laayaa inoo daran intay aflabadii qayliyaan daanyeeradu ayey muuse cabdalle ku muraara dilaacayaan markaas buu odaygu reefis gashnayaa sida silanyo. Horta qasnadeenu kala kici mayso Hadaynu sanadkaa maanta ah muuse doorano. Mashaariicda DP world iyo corridor fulintooda isaga ugu haboon. Hadhaw wadada corridor ku waxay jiidhasaysaa beeralay sacad muuse ah oo wada ilka dhaadheer, beeralaydu waa dad dhulka jecel oo inkaar qaba kuwaas na mouse uunbaa marsiin kara.




