UN ambassador position is already taken behind doors and I know who. Wait and seesahal80 wrote: Wed May 31, 2017 2:37 pmthe fahad one was old info stright after the election he said that and was staying in nairobi away from the cabinet formation. some jagadoon have went to nairobi wrongly infact mp dhuxulow had more role than him back thenpaperino wrote: Wed May 31, 2017 1:45 pm sahal80, your contacts and sources are lousy. You, your contacts and sources claimed Fahad won't fill a position.
looks like he was imposed by qatar rather than him...there r new developments, Huge media war is going now between qatar and the UAE and saudi arabia on the other side
https://www.google.co.uk/amp/s/www.bloo ... tack-qatar
Farmajos saudi visit were promises and now they r sending a delegation of ministers about the implementation of these projects one of them is a new airport in mogadishu(dayniile airport)
but qatar is paying directly even they said they will fund the same airport so a guy who brings $millions is big boss but farmaajo is weak infront of his wife and in-laws that will make them the number one powerful group in villa somalia
i believe thst weak farmaajo has offered his 2012 campain manager and chief of staff as qurbaan for fahad and i said his group wich they call them the american and farmaajos own group is the weakest link, this means farmaajo gacmaha waxba uguma jiraan
having said that the former director suffers from asthma and lung diseas. hes been to america once since he was appointed for blood change also avoids alot of daily jobs so his own sources r saying it was him who asked for to move him to another post and will be sent to New york as the ambassador to the UN.
Fahad Yasin - 2017 Person of The Year
Moderator: Moderators
Re: Fahad Yasin - 2017 Person of The Year
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Fahad Yasin - 2017 Person of The Year
President Fahad's stamp is all over this.
Is bedelkii ugu weynaa oo ka dhacay Madaxtooyada, Shaqaalihii Hab maamuuska oo la bedelay
June 02 (Jowhar)— Is bedelkii ugu weynaa ayaa ka dhacay Madaxtooyada Villa Soomaaliya, labo maalin kadib magacaabistii Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Mr Fahad Yaasiin, waxaa saacadihii la soo dhaafay la eryay 11 xubnood oo u badnaa Kooxdii qaabilsaneyd Hab Maamuuska ama Protocol-ka Madaxweynaha.
Warar ay heleyso Jowhar.com ayaa sheegaya in xilka la qaaday Madaxii Protocol-ka Madaxtooyada oo lagu magacaabo C/llaahi Yuusuf iyo Agaasime kuxigeenkii Madaxtooyada C/llaahi Kulane oo 16-kii bishan xilkan loo magacaabay.
Sidoo kale waxaa iyana la bedelay 9 xubnood oo ahaa dhalinyaro u tababarnaa Protocolka oo ku qornaa Madaxtooyada, kuwaasoo loo bedelay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.
Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Khaliif C/qaadir Macalin Nuur ayaa dhalinyaradan ku wareejiyay warqada bedelka Madaxtooyada, isagoo u sheegay in amar Madaxweyne lagu bedelay.
Wararka qaar ayaa sheegaya in is bedelkan uu ka dambeeyay Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Fahad Yaasiin oo 31-kii bishan xilka loo magacaabay, isla markaana uu dalbaday in dhamaan wixii Madaxtooyada ka shaqeeya la bedelo, lana imaan doono Koox cusub.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Agaasime kuxigeen Madaxtooyada loo magacaabi doono qof Haween ah, halka Agaasime kuxigeenkii C/risaaq Shoole uu doonayo inuu ku wareego booskii Kaaliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha.
C/risaaq Shoole oo saaxib dhow la ah Fahad Yaasiin ayaa dalbaday jagadan uu hada ku magacaaban yahay Maxamed C/llaahi oo ahaa ninkii waraaqaha u tiriniyay Madaxweyne Farmaajo doorashadii 8-di February.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa wali fadhin oo ku jirta xaalad is bedel, kaddib 3 agaasime oo ay ku yeelatay saddex bil gudahood, sidoo todobaadyadii la soo dhaafay ayaa waxaa ka jirtay loolan dhinaca awooda ah oo u dhaxeeyay kooxo kala duwan oo ku xiran Madaxweynaha, waxaana haatan muuqata in Kooxdii C/risaaq Shoole hoggaaminayay ee ku xirnaa Fahad Yaasiin inay ugu dambeyn awooda Madaxtooyada ku soo hareen.

- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Fahad Yasin - 2017 Person of The Year
Lol.paperino wrote: Wed May 31, 2017 1:37 pmIn 2 earlier comments, you claimed:sahal80 wrote: Wed May 31, 2017 11:44 am its official fahad yasin was named agaasimaha guud ee madaxtooyada
f-king weak farmaajo![]()
Anyways my theory has been proven over again mururdade stays the most powerful group in this govt as he couldnt replace their guy.
Fahad has totally different strategy he will not appear officially and will not take any official position bc he learned a lesson from his cousin faarax, he hasnt been nominated.Now that he has filled a position, named agaasimaha guud ee madaxtooyada, it simply means your prediction failed 100%.my sources say fahad will not fill any official position to avoid farah scenario.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 18 Replies
- 2119 Views
-
Last post by Hannibal77
-
- 18 Replies
- 2969 Views
-
Last post by SultanOrder
-
- 13 Replies
- 1607 Views
-
Last post by paperino
-
- 1 Replies
- 671 Views
-
Last post by Kees70
-
- 1 Replies
- 737 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 23 Replies
- 3708 Views
-
Last post by Nubis
-
- 8 Replies
- 1287 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 4 Replies
- 727 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 0 Replies
- 320 Views
-
Last post by Rebelxx222
-
- 6 Replies
- 1005 Views
-
Last post by barbarossa