Buuhoodle Conference 2017

Moderator: Moderators

User avatar
Sharmarke91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1511
Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am

Re: Buuhoodle Conference 2017

Post by Sharmarke91 »

I would give her my support.

User avatar
Sharmarke91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1511
Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am

Re: Buuhoodle Conference 2017

Post by Sharmarke91 »

Qodobadii Ka Soo Baxay Shir Maalmahaanba Ka socday Muqdisho.

1: In Shir Dambe La isugu yimaado Magaalada buuhoodle Dhaman Reer KHAATUMO qurbo joog iyo Qaran joog.

2 : In loo istaago midnimada Reer khaatumo iyo midnimada Somalia.

3: In Dib u Heshiisin dhab ah loo Sameeyo Beesha dhexdeda si midnimadu u adkato.

4 : In Shirka Buuhoodle looga arinsado Dhisida Maamul Taaba qaada maadama Xukumadi Hore waqtigu ka dhamaaday.

5 : In lagu martiqaado Shirka Xubnaha ku jira Maamulada kale ee Somaliland iyo puntland.

6 : marku so dhamaado Shirka Buuhoodle In Dawlada Federal ka lagala Hadlo Waxa ay Reer khaatumo Xaqa u leeyihiin oo ah In La Aqoonsado.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Buuhoodle Conference 2017

Post by X.Playa »

Ma naagtan jaqjaq leh buu itaalkiini noqday. Masaakiin.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Khaatumo”