Kismayo communique
Moderator: Moderators
Kismayo communique
Kkkk this must be the weakest Govt ever in the last 10 years with no single maamulgoboleed support. Basically paralyzed.
Aqriso qodobada kasoo baxay shirkii wadatashiga madaxda dowlad goboleedyada dalka ee Kismaayo
Arbaco, October, 11, 2017 (HOL) –Shir wadatashi ah oo madaxda dowlad goboleedyada dalka maalmihii u danbeeyay uga socday magaalada Kismaayo ayaa maanta lasoo gabagabeeyay ayadoo laga soo saaray war murtiyeed ka kooban ilaa 16 Qodob.
War murtiyeedka shirka ayaa u qornaa sidan;
Shir wada tashi ah oo socday mudadii u dhexeeysay 08-10-2017, laguna qabtay magaala madaxda KMG ah ee Kismaayo, dowlad goboleedka Jubaland ayaa waxaa kasoo qeybgalay madaxweynaha Puntland Mudane C/weli Max’ed Cali Gaas, Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Max’ed Islaam, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane SHariif Xasan Sheekh Aadan, Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) iyo madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Max’ed Cali Waare.
Mudadii shirku socday, waxaa goluhu si qoto dheer uga wada tashadeen arimo badan oo ay kamid yihiin xaajinta xiriirka dowlad goboleedyada, arimaha siyaasadda, adkeynta amniga, dib u heshiisiinta iyo hirgelinta hannaana federaalka, waxay sidoo kale hoosta ka xariiqeen sooyaalka taariikheed ee wadanku soo maray iyo sida aan loo aqbali Karin in wadanka dib loogu celiyo degenaansho la’aan siyaasadeed iyo mid amni darro oo horseedi kara dib u dhac ku yimaada horumarinta hannaanka federaalka iyo dhisidda hay’adaha dowladnimada aasaaska u ah.
Falanqeyn dheer kadib madaxda golaha dowlad goboleedyada waxay isku raaceen.
1. Arimaha Siyaasadda
I. Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada; iyadoo la xiganayo qodobka 52aad (2) ee dastuurka qaranka oo tilmaamaya muhiimaddaa ay leedahay iskaashi ay wada yeeshaan dowlad goboleedyada ayaa goluhu wuxuu isku raacay in la aasaaso golaha iskaashiga dowlad goboleedyada (GIDG).
Goluhu waxay gudoomiye iyo ku xigeen u kala doorteen sannadka koowaad, Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane C/weli Max’ed Cali Gaas (Gudoomiye) iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Max’ed Cabdi Waare (Kuxigeen). Golahan wuxuu ka shaqeyn doonaa horumarinta danaha dowlad goboleedyada oo ay barbar socoto dib u heshiisiin dhab ah oo ku saleeysan heer bulsho taas oo horseedi doonta deganaan iyo xasilooni waarta.
2. Iskaashi: Asaaska dowladda federaalka waxaa saldhig u ah dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka oo masuul ka ah in ka badan 90% baaxadda dalka iyo dadka Soomaaliyeed, sidaa darteed waxa lama huraan ah in dowladda dhexe la timaado siyaasad ku saleeysan soo dhaweyn, iskaashi iyo wada shaqeyn joogta ah oo ay la yeelato dowlad goboleedyada si looga gudbo caqabadaha amni, siyaasadeed, bulsho iyo dhaqaale ee wadanku ku suganyahay.
3. Khilaafka Siyaasadeed: wuxuu goluhu ku adkaysanayaa in ay lagama maarmaan tahay sida ku cad qodobka 53-aad ee dastuurka federaalka in wadatashi lagala yeesho dowlad goboleedyada go’aamada masiiriga ah ee sida tooska ah saamaynta ugu yeelan kara deegaanadooda, islamarkaana xallinta is-maandhaafka ka dhasha go’aanada xukuumadda dowladda federaalka lagu saleeyo sida maslaxada shacabka Soomaaliyeed ku jirto oo ay ugu horeeyso khilaafyada hada jira.
4. Galmudug; sida uu qabo qodobka 50 (g), Goluhu wuxuu ku baaqayaa in la ilaaliyo deganaanshaha dowlad goboleedka Galmudug lagana fogaado faragalin kasta oo keeni karta burbur ku yimaada Galmudug islamarkaana khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhexgalay maamulkooda lagu dhammeeyo wada hadal iyo is qancin, iyagana looga danbeeyo xal u helidda khilaafkooda wixii taageero ah ee ay taa ku gaarayaanna gacan laga siiyo. Sidoo kale goluhu wuxuu dhiirigalinayaa in Dowlad goboleedka Galmudug ay dardar galiso wada hadallada kala dhexeeya Ahlusunna Wal Jamaaca ee gobollada dhexe.
5. Federaleynta; Waxay wallaac ka muujiyeen hab dhaqanka xukuumadda dhexe oo abuuray shaki weyn oo laga qabo in ay jiraan qorsheyaal iyo ku talogallo lagu wiiqayo geeddi socodka hannaanka federaleynta, taas oo dalbaysa in wadatashi siyaasadeed oo dhab ah laga yeesho arimaha federaleynta oo ay ugu horeeyso in go’aan laga gaaro sida sida awoodaha iyo khayraadka loo qeybsanayo oo ilaa hadda aan aragti guud oo mideeysan laga lahayn, ahna waxyaabaha hortaagan in hore loo socdo.
6. Dastuurka: waxaa si cad u muuqata in xukuumadda dhee ka caga jiidayso in si dhab ah looga shaqeeyo arimaha dastuurka, taas oo ay ka markhaati kacayso sida wasaaradda dastuurka u dajisay hannaanka hawl fulineed ee dib u eegista dastuurka oo aan ahayn mid door cad oo muuqda siinya dowlad goboleedyada waana taas sababta keentay in shirkii dastuurka ee la filayay in la qabto dhawaantan uu u burburay. Sidaas daraadeed waxay goluhu dalbanayaan in la abuuro guddi hawleed xubnahoodu ka koobanyihiin xukuumadda dhexe iyo dowlad goboleedyada oo ka shaqeeya diyaarinta arimaha asaasiga ah ee u baahan in si hordhac ay uga heshiiyaan dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada ka dibna loogu daro dastuurka.
7. Xeerarka: Goluhu wuxuu walaac ka muuiyay xeerarka sida joogtada ah ay hay’adaha xukuumadda dhexe u meelmarinayaan iyadoo wali wax heshiis ah aan laga gaarin sida look ala leeyahay awoodaha hawl fulineed ee labada heer ee dowladda (DF iyo DG) waana taas waxyaabaha sababaya khilaafka siyaasadeed ee soo noqnoqonaya.
8. Talo: Goluhu wuxuu ku talinayaa in go’aamada qaran ee masiiriga ah si daah furan loogu gaaro goleyaasha dastuuriga ah oo ugu horeeyaan goleyaasha sharci dajinta iyadoo mar walbana la xaq dhowrayo doorarka hawl fulineed ee dastuurku siinayo dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada.
9. Doorashada 2020: wuxuu goluhu shaki ka muujiyay gaabiska iyo wadatashi la’aanta ka jirta geeddi socodka hannaanka doorashooyinka taas oo durbadiiba muujinaysa hubaal la’aanta in doorasho hal cod hal qof qabsoonto sanadka 2020. Sidaa awgeed wuxuu goluhu ku baaqayaa in guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka qaranka ay soo bandhigaan hannaan iyo qorshe hawleed wakhtiyeeysan (Road Map) kaas oo qeexaya sida lagu gaarayo xaqiijinta doorasho hal cod iyo hal qof oo wadanka ka qabsoonta 2020 islamarkaana wadatashi dhab ah lagala yeesho dowlad goboleedyada.
10. Kaalmada Caalamiga: in ka badan qiyaas ahaan 80% culayska amni, bulsho iyo dhaqaale ee jira wuxuu ku dhacaa dowlad goboleedyada islamarkaana 5% wax ka yar ayay dowlad goboleedyadu ka helaan kaalmada caalamiga ah ee dowladda dhexe soo gasha waxaana tusaale u ah in 10,000 ee guri oo dowladda Turkigu ku deeqday aysan dowlad goboleedyadu ka helin hal guri iyadoo baahida ugu badan ay taallo gobollada.
II. ARIMAHA AMNIGA
11. Wuu goluhu nasiib darro ku tilmaamay in khilaafka siyaasadeed ee jira uu keenay in laga mashquulo arimihii amniga iyo ka xoreynta dalka xoogagga nabad diidka ah, fursadna siiyay inay sii kordhiyaan xasuuqa iyo go’doominta ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed taas oo masuuliyadeeda ay leedahay xukuumadda dhexe.
12. Wuxuu goluhu isla qiray in uu jiro habac iyo hoos u dhac sii kordhaya oo ku yimid arimaha amniga taas oo ay ugu wacantahay iyadoo sida ciidanka difaaca qaranku u qaabaysanyahay aysan ahayn mid hiiri galinaysa in si wadajir ah oo xiriirsan loo wada hawl galiyo ciidanka qaranka ee dowlad goboleedyada ku sugan maadaama oo ay kla hoos tagaan hogaamo kala duwan iyagoo hal dowlad goboleed wada jooga. Sidaa darteed, wuxuu goluhu dalbayaa in la dardar galiyo fulinta heshiiskii amniga qaranka oo qeexaya in qaybaha ciidamada lagu saleeyo xuduudaha dowlad goboleedyada si hawlgallada ciidanka eek u aaddan sugidda amniga uu u noqdo mid miro dhal ah.
13. Culayska amniga gudaha in ka badan 80% wuxuu ku dhacaa dowlad goboleedyada hadana wax ka yar 5% ayaa kaga soo aada kaalmada caalamiga eek u aadan arimaha amniga, sidaa darteed wuxuu goluhu ku baaqayaa in si isu dheelitiran loo qaybiyo kaalmada caalamiga ah eek u aaddan arimaha amniga.
14. Go’aan: kadib markii uu goluhu qiimeeyay qorsheyaasha dowladda dhexe eek u aaddan arimaha federalaynta, dib u eegista dastuurka iyo meelmarinta xeerarka oo dhammaantood sida loo wado ay ka soo horjeeddo hannaanka federaalka, goluhu wuxuu go’aamiyay in si kumeel gaar ah loo hakiyo dhammaan hawlaha la xiriira xeerarka iyo dib u eegista dastuurka ee hay’adaha dowlad goboleedyada la wadaan hay’adaha dowladda dhexe si fursad loo siiyo in go’aan kama danbays ah oo siyaasadeed laga gaaro sida loo wadaagayo khayraadka iyo awoodaha hawl fulineed ee dalka islamarkaana wuxuu goluhu soo jeedinayaa in dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyadu wada hadal dhab ah ka yeeshaan ka gun gaarista arimahan.
15. Mahadcelin: waxay si wadajir ah madaxda dowlad goboleedyadu ugu mahadcelinayaan, dalalka ciidamada nabad ilaalinta ku taageeray Soomaaliya, deeq bixiyeyaasha, Qaramada Midoobay, saaxiibada beesha caalamka iyo hay’adaha caalamiga ah oo dhammaantood gacan wax ku ool ka gaysata badbaadinta dadka iyo dalka Soomaaliyeed.
Waxay sidoo kale u mahadcelinayaan madaxweynaha, dowladda iyo shacabka reer Jubbaland oo fidiyay gogosha martigalinta taariikhiga ah ee wadatashiga madaxda dowlad goboleedyada Soomaaliyeed.
16. Baaq: waxay ku baaqayaan in la dardar galiyo, tayeynta, xoojinta, qalabeynta iyo tababarka ciidanka Soomaaliyeed si ay awood ugu helaan in ay sugi karaan amniga wadanka. Sidoo kale waxay dareen adag ka muujiyeen qorshaha lagu yareeynayo ciidamada AMISOM kahor inta aysan Soomaalidu diyaar u noqonin in ay la wareegi karaan sugidda amnigooda taas oo haddii ay dhacdo dib u dhac ku keeni doonta ammaanka iyo xasiloonida dalka sidaas darteed, goluhu wuxuu ku baaqayaa in la kordhiyo tirade ciidamada nabad ilaalinta AMISOM si loo xaqiijiyo xoreynta deegaanada wali ku jira gacanta nabad diidka.
Xasan Nuur, Hiiraan Online
hnur@hiiraan.com
Kismaayo-Soomaaliya.

- Adali
- SomaliNet Super

- Posts: 10587
- Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
- Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.
Re: Kismayo communique
can you give us the gist of it, no time to read all that shit, what was the result ? are they going to continue to oppose the foreign policy of the government or are they changing their mind..
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Kismayo communique
I don't see how they can paralyze anyone.......the majority of them are barely afloat militarily and economically.
The Farmaajo administration just needs to keep doing what it's doing.

The Farmaajo administration just needs to keep doing what it's doing.
Re: Kismayo communique
In short, They announced parralel state led by Gaas woch claims to have control 90% of Somalia. Our politicians dont support Gaas over Farmaajo but they r doing this to make the govt failed. Govt cannot do shit now like finishing the dastuur, oil heshiisyo, foreign policy, these r secret qodobo asked by CCC on behalf of the UAE bc if the dastuur on the govts side regions cannot be used by foreign powers so they halted all the cooperations regarding the dastuur. If the Govt cannot do shit then there will be mooshino like mahad salad was calling for or political settlement in some amisom capital wich is what gaas is after like the kampala heshiis bc he has the koonfur regions.
Farmaajo only chance to keep gaas away is to appoint hiraab PM who could restore relations with the koonfur states. Khayre has failed otherwise both waa isla tiimbandoonaan!
https://m.facebook.com/story/graphql_pe ... MzYxMjY%3D

- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Kismayo communique
As expected. mac sonkor. Dowlada iyada gacanteeda isku dishay by trying to sabotage the states. Ha idinku taagnato!
Re: Kismayo communique
To be honest this is completely irrelevant and inconsequential.
Re: Kismayo communique
From what i heard Farmaajo cannot fire Khayre without his inlaws backing it unanimously. They united behind khayre after the issue of Qalbidhagax.
Having side that they have two secret camps; habarcayno vs habariidinle or something like that the later is the reer qanyare and reer caynte subclan and the former is khayre, gaafow subclan. So the murursade want abdi caynte to replace khayre as the last option. Parliament will not accept this and if he rejectes twice farmaajo will lose confidence automatically. These guys r just wasting his time. Only a hiraab pm can adjust the situation but farmaajo will be in a very weak position bc this guy will seek the support for himself not for him.
Even if not a murursade im sure farmaajo will never go for hiraab wich will make him the next target
Abdi aintes brother
Having side that they have two secret camps; habarcayno vs habariidinle or something like that the later is the reer qanyare and reer caynte subclan and the former is khayre, gaafow subclan. So the murursade want abdi caynte to replace khayre as the last option. Parliament will not accept this and if he rejectes twice farmaajo will lose confidence automatically. These guys r just wasting his time. Only a hiraab pm can adjust the situation but farmaajo will be in a very weak position bc this guy will seek the support for himself not for him.
Even if not a murursade im sure farmaajo will never go for hiraab wich will make him the next target
Abdi aintes brother
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Kismayo communique
sahal80 wrote: Wed Oct 11, 2017 5:43 pm From what i heard Farmaajo cannot fire Khayre without his inlaws backing it unanimously. They united behind khayre after the issue of Qalbidhagax.
Having side that they have two secret camps; habarcayno vs habariidinle or something like that the later is the reer qanyare and reer caynte subclan and the former is khayre, gaafow subclan. So the murursade want abdi caynte to replace khayre as the last option. Parliament will not accept this and if he rejectes twice farmaajo will lose confidence automatically. These guys r just wasting his time. Only a hiraab pm can adjust the situation but farmaajo will be in a very weak position bc this guy will seek the support for himself not for him.
Even if not a murursade im sure farmaajo will never go for hiraab wich will make him the next target
Abdi aintes brother
Re: Kismayo communique
kkk they r trying to distance themselves from the failed khayre after their "no more abgaals" and backstabbing HGAbkoowDhiblaawe wrote: Wed Oct 11, 2017 5:57 pmsahal80 wrote: Wed Oct 11, 2017 5:43 pm From what i heard Farmaajo cannot fire Khayre without his inlaws backing it unanimously. They united behind khayre after the issue of Qalbidhagax.
Having side that they have two secret camps; habarcayno vs habariidinle or something like that the later is the reer qanyare and reer caynte subclan and the former is khayre, gaafow subclan. So the murursade want abdi caynte to replace khayre as the last option. Parliament will not accept this and if he rejectes twice farmaajo will lose confidence automatically. These guys r just wasting his time. Only a hiraab pm can adjust the situation but farmaajo will be in a very weak position bc this guy will seek the support for himself not for him.
Even if not a murursade im sure farmaajo will never go for hiraab wich will make him the next target
Abdi aintes brother
- Adali
- SomaliNet Super

- Posts: 10587
- Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
- Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.
Re: Kismayo communique
The government just had a meeting on the constitution mate, this meeting in Kismaayo had no effect on the SFG, there are MPs from all these states in the parliament, but the parliament favours the government, these MPs are the ones who represent the 90% you are talking about.sahal80 wrote: In short, They announced parralel state led by Gaas woch claims to have control 90% of Somalia. Our politicians dont support Gaas over Farmaajo but they r doing this to make the govt failed. Govt cannot do shit now like finishing the dastuur, oil heshiisyo, foreign policy, these r secret qodobo asked by CCC on behalf of the UAE bc if the dastuur on the govts side regions cannot be used by foreign powers so they halted all the cooperations regarding the dastuur. If the Govt cannot do shit then there will be mooshino like mahad salad was calling for or political settlement in some amisom capital wich is what gaas is after like the kampala heshiis bc he has the koonfur regions.
Farmaajo only chance to keep gaas away is to appoint hiraab PM who could restore relations with the koonfur states. Khayre has failed otherwise both waa isla tiimbandoonaan!
https://m.facebook.com/story/graphql_pe ... MzYxMjY%3D
this meeting was just for a bunch of powerless politicians who can barely pay their private security
Re: Kismayo communique
Aadali your not politician that why you dont understand shit. These r called federal mps not state mps they have nothing to do with the federal states. What is more important is the clan and maamulgoboleed alliances
Gaas wuxuu ka cabsan jiray faroole oo fasaxay markuu qaybdiid ka guuleeystey. Reerkaan labo shax bay la imaadeen; 1; inay gudiyada dastuurka oo qaybdiid madax ka yahay iyo walaayaatka dawlada ka cararaya qaabilaan. Mawaadka dastuurka quseeyay bayaankii kismaayo waxaa laga soo guuriyay xarfiyan bayaan hore oo PL ah. Koonfur states were in line with the federal govt regarding dastuurka, now it will be a pro-PL dastuur with a very weak govt even in the future under ant president it will stay a useless govt.
So sharciyan pl goal ee meeshaa ka dhashatey
2- they can dictate political settlement, election timing, resource sharing lion share for PL.
In this situation they have what it takes to wrestle power from farmaajo
I believe only HG pm or abgaal one can stop all their planes but naive farmaajo should have done this after his elections now he is between two fire

Can stop their planes bt Farmaajo should have done it long time ago
What are you on about you keep refering but where do you fit in this sitation
Qodobo fiican ba ka soo baxay and they are trying to fix the nation and point out what is wrong while Mogadishou government is slow and sleeping
Let us hope its a wake up call and it listens their concerns works with them and stop seeing them as enemy
It seems the government want to force the situation with empty hands only Villa Somalia so may be its the wrong time and place to ignore maamulada and think you are in control.

- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Kismayo communique
It really is inconsequential and unimportant. Somalis have short term memory; two guys will go out of a house having a different view about what they just discussed. Also you have to understand as soon as they all fly back to their towns, there is nothing holding them together anymore.
People forget Hassan Sheikh's first years. Ahmed Madoobe and Kenya declared Jubbaland and supposedly Hassan Sheikh and his government were flying weapons to Barawe to shore up Barre Hiiraale and neither Puntland and Jubbaland even recognized Hassan Sheikh's government.
1. Look at it this way; if Farmaajo is the President of Mogadishu, Sharif Sakiin is only the Mayor of Baidoa. I mean this is the same guy who can't even nominally bring Lower Shabelle under his administration. He literally is a one town leader. Somalis have seen Shariif Sakiin as a boogeyman ever since his tenure of the transitional parliament when he ran the place like his own club. Since then every venture that he has tried to implement has been a failure. How many conferences has this man been part of and in every one he has had nothing to show for. He has essentially zero political capital and the Kismaayo conference won't make him any more powerful than Baidoa's mayor.
2. Ahmed Madoobe is the ultimate labo wajiile; one cheek he is Ethiopia's spy in Somalia. The other cheek he is hosting the Federal State leaders while on the other cheek he is against Federalism and believes in central government. On one side he is winking at Abdiwali Gaas in pan-Darodism and will try to protect the Darod nature of Farmaajo presidency. Still in another cheek he is under the suzereignty of Kenya's political officers in charge of Somali affairs for Kenyatta. I mean the guy has absolutely no loyalties. Out of all of them, I would call him the most wishy washy. Marehan have learned to deal with him because he is NOT an idealogue. They know they can get whatever they want from him as long as madaxa u salaxaan while he is under Kenyan protection. Precisely why almost all Ogaden have learned to ignore him. They have learned his loyalty is only to HIMSELF and who will rub his head.
3. Abdiwali Gaas is a man who is a lame duck. He has already lost the confidence of the Majeerteen elite and has learned to be quiet in Garowe because the Majerten elite have a totally different perspective than he does. Out of all of the Federal State leaders he is both the most powerful because he is the LEAST dependent on foreign powers for his leadership but also the most dependent on local support making him the most disempower because Somalis are by nature fickle and unstable. Since MJ know they are out of the top two leadership until the next election, they have no reason to play sides and Juxa has made a lot of inroads in their elite to keep their nominal support for the federal government for now. Majeerteen will not be dragged into intra-HAG politics about who is Prime Minister or not which is what this is all about.
4. Waare is a newbie and has not cemented any leadership along with the fact he is an educated man who has shown remarkable understadning of federalism in all the interviews he gave---this is a man whose priority will be to stay out of the public squabbling and looking to do the hard work of making HirShabelle more than a name. As soon as he goes back to Beled-Weyne he will be consumed with this task of soldifying his legitmacy to lead HirShabelle with the clans that make up that state. Out of all the Federal State leaders I probably have the most confidence in him to make the right choice---which for him will be to concentrate on his priority to start concentrating in his house.
5. Xaaf---no comment. He is the most vulnerable out of all of them and instead of him empowering this conference with his attendence, this conference actually empowers because for him the battle is in his house.
We blow things out of proportion. This conference is a reflection of the WEAKNESS OF Federal state's leaders as individuals. Give it some time for things to blow over.
Somalis says NIN DAAD QAADAY XUMBO CUSKEY. This dhoolo cadeyn is the xumbo for a group of men who share NOTHING in common beyond the reach of my hand.
Waan ku dhaartay just give it a little bit and each one of them will be eating out of Farmaajo's hands as individuals soon.

I dont like people who support some one because they are same qabiil and the chances are they never met the person or know its pure nomadic and ignorant there are too many types of those in Somalinet and then those who sulk and say my qabiil must be PM or president if not I am against them its very bad and short sighted
What happened about Somalia being united and pulling together.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 529 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 2 Replies
- 678 Views
-
Last post by ahmed_gurey
-
- 5 Replies
- 621 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 0 Replies
- 249 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 1 Replies
- 401 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 2 Replies
- 346 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 46 Replies
- 4385 Views
-
Last post by Osob101
-
- 3 Replies
- 510 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 2 Replies
- 51 Views
-
Last post by Substance
-
- 3 Replies
- 874 Views
-
Last post by gurey25