Ogaden ministers of ileey flee towards hargeysa and they got arrested today
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Ogaden ministers of ileey flee towards hargeysa and they got arrested today
WASIIRO KATIRSANAA MAAMULKA DDSI OO LAGU XIRAY HARGEYSA
Ciidamada Soomaaliland ayaa gacanta ku dhigay wasiiro kamid ahaa xukuumaddii Cabdi Maxamuud Cumar kuwaa oo laamaha amaanka ay sheegeen iney si dhuumaaleysi ahaa kusoo galeen Soomaaliland doonayayna iney kasii baxsadaan.
Wasiirada xukuumadii Cabdi Maxamuud Cumar ee lagu qabtay hargeysa ayaa kala ah wasiirka caddaaladda Cabdi Jaamac iyo Wasiirka waxbarashada dawlad deegaanka Soomaalida Ibraahim Aadan Mahad oo dhanka xuduudka Wajaale kaga gudbay si qarsoodi ah, balse laamaha amaanka Soomaaliland ayaa sheegay in labada Masuul gacanta lagu dhigay iyaga oo doonayay iney gaaraan caasimada Soomaaliya.
Laamaha amaanka Soomaaliland ayaa dhanka kale sheegay labada wasiir iney sheegteen iney yihiin ganacsato kasoo cararay kacdoonkii Magaalada Jigjiga ee dhulka Soomaali Galbeed.
Dhawaan ayay ahayd markii uu xilka iska casilay madaxweynihii maamulka Soomaali Galbeed Cabdi Maxamuud Cumar oo sanado xukumayay Maamulkaas, Islamarkaasina Ciidamo badan oo ka socdo Itoobiya ay la wareegeen Jig Jiga.
Shalay ayaa Mustafe Cagjar ayaa Loo magacaabay Madaxweynaha Cusub ee DDSI.
Mustaf ayaa la soo shaqeeyay Hay’addaha QM, gaar ahaan Hay’adda OCHA,wuxuuna kamid ahaa mucaaradka

Re: Ogaden ministers of ileey flee towards hargeysa and they got arrested today
Somaliland oo xabsi dhigtay laba wasiir oo ka tirsaa xukuumadii DDSI.
August 23, 2018 - By: Mohamud Nadif
Shares
Ciidamada Laanta socdaalka ee Somaliland ayaa garoonka diyaaradaha cigaal ee magaaalada Hargaysa ku qabtay labo wasiir oo ka tirsanaa xukuumada dawlad deegaanka soomaalida Ethopia ee uu hogaaminayay Cabdi Maxamuud Cumar.
Labadaan wasiir ayaa kala ahaa wasiirkii hore ee cadaalada Cabdi Jamaal Axmed Qolonbi iyo wasiirkii hore ee waxbarashada dawlad deegaanka soomaalida Ethopia Ibraahim Aadan Mahad, xariga labadaan wasiir ayaa lagu sababeeyay in ay Somaliland ku yimaadeen iyagoon haysan dal ku gal.
Wax faaffaahin ah oo intaas dheer weli kama aysan soo bixin Somaliland iyo xukuumada dawlad deegaanka soomaalida Ethopia.

Let them tuugo cagdheers rot in jail.
Last edited by JSL3000 on Thu Aug 23, 2018 6:05 am, edited 1 time in total.
- GuleedWarsame
- SomaliNetizen

- Posts: 704
- Joined: Mon Jan 22, 2018 6:46 am
Re: Ogaden ministers of ileey flee towards hargeysa and they got arrested today
Good they should be investigated to see if they have blood on their hands.
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Ogaden ministers of ileey flee towards hargeysa and they got arrested today
I would caution these iidoor to be very careful. Even though they would do anything to suck up to the Xabasha.
The last time they handed OGs over to Xabasha their economic lifeline to Ethiopia was severed.
The last time they handed OGs over to Xabasha their economic lifeline to Ethiopia was severed.
Re: Ogaden ministers of ileey flee towards hargeysa and they got arrested today
I am sorry to dissappoint you, the former education minister Ibrahim Aadan is Ciise.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Ogaden ministers of ileey flee towards hargeysa and they got arrested today
Ciise they are safe in hargeysa as Long as they are not darood. Ciise have a stake in Somaliland. Which clan is the other guy
- OAF
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1204
- Joined: Wed Nov 30, 2011 11:42 am
- Location: Ogaden Armed Forces, Ogaden Republic.
Re: Ogaden ministers of ileey flee towards hargeysa and they got arrested today
This was your post in another thread.Khalid Ali wrote: Thu Aug 23, 2018 6:46 am Ciise they are safe in hargeysa as Long as they are not darood. Ciise have a stake in Somaliland. Which clan is the other guy
Khalid Ali wrote: Sun Aug 19, 2018 2:35 am
Ciise bakhti will lose xafaat ciise in dire. And gallas are moving in gallas are going to rape them alla jabkooda jecliyaa interesting time awaits us
Re: Ogaden ministers of ileey flee towards hargeysa and they got arrested today
- OAF
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1204
- Joined: Wed Nov 30, 2011 11:42 am
- Location: Ogaden Armed Forces, Ogaden Republic.
Re: Ogaden ministers of ileey flee towards hargeysa and they got arrested today
He is mentally unstable due to too much khad chewing in hargeisa, he should have gotten banned long time ago.zidane88 wrote: Thu Aug 23, 2018 8:07 am![]()
This Khalid guy is on another level. This level of hate would probably affected his sanity.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Ogaden ministers of ileey flee towards hargeysa and they got arrested today
Gallas are invading diredawa every one knows this
Unless you bury your head ciise are also part of Somaliland it's a fact mafahantay

grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Ogaden ministers of ileey flee towards hargeysa and they got arrested today
great job kill them or let them sip piss in maandheera idoor did a great job.
Re: Ogaden ministers of ileey flee towards hargeysa and they got arrested today
Habashi's are releasing hardcore ONLF fighters in their thousands, the Habashi porstitute state is arresting men who are not even wanted
only to seek attention from the new Habashi leader.

TeeriReturns
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1277
- Joined: Mon Oct 31, 2016 3:50 am
Re: Ogaden ministers of ileey flee towards hargeysa and they got arrested today
what great job you boon b oooon, these are ciise men, most likely seeing their families, ibrahim aadan waa ciise the former education minister apparently arrested,grandpakhalif wrote: Thu Aug 23, 2018 11:13 am great job kill them or let them sip piss in maandheera idoor did a great job.
no sane men would go to the shyt hole somaliland, waa hungry they seek food from us just the way your boon marehans were fed by iley all somalis seek food from DDSi and water annually when yall face drought
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Ogaden ministers of ileey flee towards hargeysa and they got arrested today
Teeri are both ministers ciise or is one bartire
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 584 Views
-
Last post by Nubis
-
- 0 Replies
- 400 Views
-
Last post by salafi_student
-
- 6 Replies
- 645 Views
-
Last post by Rebel-Lion
-
- 23 Replies
- 2481 Views
-
Last post by Museyusuf
-
- 21 Replies
- 1879 Views
-
Last post by OmarMahamoud
-
- 4 Replies
- 595 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 10 Replies
- 970 Views
-
Last post by anonymousfaarax
-
- 1 Replies
- 355 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 12 Replies
- 1632 Views
-
Last post by Madelina
-
- 3 Replies
- 684 Views
-
Last post by anzeloti