Xirsi xaji cali his new book from miye to madaxtooyada

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Xirsi xaji cali his new book from miye to madaxtooyada

Post by kaliil »

Xirsi buugiisa wuxu ku sheegay siilaanyo markii la doortay bishii u horaysayba inuu xanuusaday oo rabay inuu iscasilo laakiin isaga,aaminawaris iyo maxamuud xaashi ayaa ku qanciyay inaanu iscasilin si magaciisa ugu shaqaystaan.stress iyo daal ololihii ka qaaday ayuu la xanuusaday oo xasuustii baa ka tagtay.somaliland 7 sano bilaa hogaan bay ahayd oo madaxweyne ma lahayn anaguna waanu arkaynay odaygu inuu xanuusanayo oo markuu soconayo xiitaa garbahaa la qaban jiray.qudbadaynayo warqad ayuu ka akhriyi jiray isagoo gariiraya markuu dhameeyana waa lala carari jiray si suaalo loo weydiin
User avatar
Maroodijex
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1167
Joined: Wed Mar 09, 2005 8:48 pm
Location: BRAVE HEART - Salaxley & Qoolbuulale

Re: Xirsi xaji cali his new book from miye to madaxtooyada

Post by Maroodijex »

[quote=kaliil]

[/quote]

Wali ma daawatay warqada uu ka akhriyo, kolka u dhameeyo akhriska waa laga fogayn jiray. Isla warqadii uu salaanta ka akhriyay ayu kun jeer ku celcelinaya mana fahmaayo inu hore u akhriyay salaanta.

Xaga akhriska wali waa ok ayu ahaa laakin garawshiyo iyo xasuustii ayaa bari hore ka tagtay.

Hadii Iscasilaada laga aqbali lahaa, bal maxaa dhici lahaa? Waxaan filaya sheekadii Laxdii Burco oo reality ah ayaa la arki lahaa.

2003 80 cod ayaa looga guulaystay. Hadana 2010 waa is casilay. Waa sidii laxdii biyo'ha laga cel celiyay kolkay inyar u jirto berkadda biyoha xoolo ka cabayeen ee kolkii danbe murara-dilaac u dhimatay. :D
User avatar
skywalker25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5456
Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''

Re: Xirsi xaji cali his new book from miye to madaxtooyada

Post by skywalker25 »

'
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Xirsi xaji cali his new book from miye to madaxtooyada

Post by KingWaslawi »

Maroodijex wrote: Sun Oct 28, 2018 5:26 pm
kaliil wrote: Xirsi buugiisa wuxu ku sheegay siilaanyo markii la doortay bishii u horaysayba inuu xanuusaday oo rabay inuu iscasilo laakiin isaga,aaminawaris iyo maxamuud xaashi ayaa ku qanciyay inaanu iscasilin si magaciisa ugu shaqaystaan.stress iyo daal ololihii ka qaaday ayuu la xanuusaday oo xasuustii baa ka tagtay.somaliland 7 sano bilaa hogaan bay ahayd oo madaxweyne ma lahayn anaguna waanu arkaynay odaygu inuu xanuusanayo oo markuu soconayo xiitaa garbahaa la qaban jiray.qudbadaynayo warqad ayuu ka akhriyi jiray isagoo gariiraya markuu dhameeyana waa lala carari jiray si suaalo loo weydiin
Wali ma daawatay warqada uu ka akhriyo, kolka u dhameeyo akhriska waa laga fogayn jiray. Isla warqadii uu salaanta ka akhriyay ayu kun jeer ku celcelinaya mana fahmaayo inu hore u akhriyay salaanta.

Xaga akhriska wali waa ok ayu ahaa laakin garawshiyo iyo xasuustii ayaa bari hore ka tagtay.

Hadii Iscasilaada laga aqbali lahaa, bal maxaa dhici lahaa? Waxaan filaya sheekadii Laxdii Burco oo reality ah ayaa la arki lahaa.

2003 80 cod ayaa looga guulaystay. Hadana 2010 waa is casilay. Waa sidii laxdii biyo'ha laga cel celiyay kolkay inyar u jirto berkadda biyoha xoolo ka cabayeen ee kolkii danbe murara-dilaac u dhimatay. :D
Adigu kolay qof buka ayaad tahay, maad muraara dilaac u dhimatid, tan intii Somaliland jirtay kursi ayaad u oomanayd manaad heline.

kaliil wrote: Sun Oct 28, 2018 3:33 am Xirsi buugiisa wuxu ku sheegay siilaanyo markii la doortay bishii u horaysayba inuu xanuusaday oo rabay inuu iscasilo laakiin isaga,aaminawaris iyo maxamuud xaashi ayaa ku qanciyay inaanu iscasilin si magaciisa ugu shaqaystaan.stress iyo daal ololihii ka qaaday ayuu la xanuusaday oo xasuustii baa ka tagtay.somaliland 7 sano bilaa hogaan bay ahayd oo madaxweyne ma lahayn anaguna waanu arkaynay odaygu inuu xanuusanayo oo markuu soconayo xiitaa garbahaa la qaban jiray.qudbadaynayo warqad ayuu ka akhriyi jiray isagoo gariiraya markuu dhameeyana waa lala carari jiray si suaalo loo weydiin
:pac:
User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Xirsi xaji cali his new book from miye to madaxtooyada

Post by Togdeer »

Hirsi gaab wa ay xun oo midgaan ah. Marku kursigii wayeey ayuu dooniya inu book xun oo been ah qoro.
Silanyo might not have been the best in his last 2 years. But silanyo was in good health 2010. Hirsi gaab been bu ka buuxiyey bookiisa xun. Silanyo still managed to sign the biggest investment deal in somaliland history, he was a very good diplomat. He managed to build all the ministries, built roads, increasing the salaries of the army, improved education, health and so many other things.
Silanyo treated hirsi midgaan as his son. Everyone wanted hirsi our, he was a nobody. Silanyo still kept him and had faith in him.
Hirsi paid him back with trying to collapse the government, Silanyo reacted quickly.
Then he cried and joined wadani, now he wants to write a book and write lies about a former president of the country. Muse Bixi should throw him in jail.
User avatar
Maroodijex
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1167
Joined: Wed Mar 09, 2005 8:48 pm
Location: BRAVE HEART - Salaxley & Qoolbuulale

Re: Xirsi xaji cali his new book from miye to madaxtooyada

Post by Maroodijex »

[quote=KingWaslawi post_id=4906716 time=1540816341 user_id=155930]
[quote=Maroodijex post_id=4906653 time=1540765600 user_id=106504]
[quote=kaliil]
Xirsi buugiisa wuxu ku sheegay siilaanyo markii la doortay bishii u horaysayba inuu xanuusaday oo rabay inuu iscasilo laakiin isaga,aaminawaris iyo maxamuud xaashi ayaa ku qanciyay inaanu iscasilin si magaciisa ugu shaqaystaan.stress iyo daal ololihii ka qaaday ayuu la xanuusaday oo xasuustii baa ka tagtay.somaliland 7 sano bilaa hogaan bay ahayd oo madaxweyne ma lahayn anaguna waanu arkaynay odaygu inuu xanuusanayo oo markuu soconayo xiitaa garbahaa la qaban jiray.qudbadaynayo warqad ayuu ka akhriyi jiray isagoo gariiraya markuu dhameeyana waa lala carari jiray si suaalo loo weydiin
[/quote]

Wali ma daawatay warqada uu ka akhriyo, kolka u dhameeyo akhriska waa laga fogayn jiray. Isla warqadii uu salaanta ka akhriyay ayu kun jeer ku celcelinaya mana fahmaayo inu hore u akhriyay salaanta.

Xaga akhriska wali waa ok ayu ahaa laakin garawshiyo iyo xasuustii ayaa bari hore ka tagtay.

Hadii Iscasilaada laga aqbali lahaa, bal maxaa dhici lahaa? Waxaan filaya sheekadii Laxdii Burco oo reality ah ayaa la arki lahaa.

2003 80 cod ayaa looga guulaystay. Hadana 2010 waa is casilay. Waa sidii laxdii biyo'ha laga cel celiyay kolkay inyar u jirto berkadda biyoha xoolo ka cabayeen ee kolkii danbe murara-dilaac u dhimatay. :D
[/quote]

Adigu kolay qof buka ayaad tahay, maad muraara dilaac u dhimatid, tan intii Somaliland jirtay kursi ayaad u oomanayd manaad heline.
[/quote]

Adeer, dadka cuqdadu lafaha ka gashay ee dhuuxa jabisay ee cancer ka ku noqotay Somaali oo dhan waa ogtay.

Garxajis waligiiba cuqdad cid uma qaadin. Laakin kolka aad aragtid kuwii aad futadooda cadawga ka ilaalinaysay oo dhabarka mindi kaa gelinaya, of course will you will have to respond.

Hadii bari uu Garxajis wanaaga iyo geed-sare waab ahaa, maanta qudhunka Jeegaanta horseeday waa lala ciyaaraya. Waxba ha cabaadin, kolay aduunka inta badan waa danbaysaa.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Xirsi xaji cali his new book from miye to madaxtooyada

Post by Khalid Ali »

Xirsi is reer miye there is no such thing as garxajis apart from habayoonis wanting a kursi the ciidagalle have their own policies gaaroodi politics wala guyoobe wala dhamal adan and abokor muse not sure isxaaqa who comb under baha gashaanbuur umbrella . Xirsi is part of the habaryoonis political party wadani he created his hoogaamiye portion the reer binin axmed farax don't like him for his opportunistic party but they support him for winning the local elections for them in burco axmed farax showed their laandhere in burco that's what coming out of hargeysa. Other than that he is corrupt but not as corrupt as ina xaashi former aviaton minister and wasiirka madaxtooyada.
User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Xirsi xaji cali his new book from miye to madaxtooyada

Post by Togdeer »

Why you only talking about ina xashi and xirsi gaab. You can never admit that your fellow Sacad muse politicians such as zamzam were big thieves. Not to mention 75% of SDF being located to the western regions of somaliland and only 26% to the 3 eastern regions. We will not sit in silence no more. If the corruption continues and only western somaliland keeps on getting all the development then everyone is going to go their separate ways. There would be no somaliland unless Muse Bixi makes radical changes.

Burco Mayor Maxamed murad speaks the truth

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Xirsi xaji cali his new book from miye to madaxtooyada

Post by Khalid Ali »

Somaliland had 3 eastern presidents
Tuur
Ina cigaal.
And siilaanyo

Zamzam amina weris we're all crooks every one knows this. Amina weeks xirsi ina xashi and zamzan were the biggest thieves in the siilaanyo admin

One president from borama qulijeed
And one hargeysa president maroodijeex muuse biixi now incumbent president.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Xirsi xaji cali his new book from miye to madaxtooyada

Post by Timiro1999 »

Khalid Ali wrote: Tue Oct 30, 2018 11:48 am Xirsi is reer miye there is no such thing as garxajis apart from habayoonis wanting a kursi the ciidagalle have their own policies gaaroodi politics wala guyoobe wala dhamal adan and abokor muse not sure isxaaqa who comb under baha gashaanbuur umbrella . Xirsi is part of the habaryoonis political party wadani he created his hoogaamiye portion the reer binin axmed farax don't like him for his opportunistic party but they support him for winning the local elections for them in burco axmed farax showed their laandhere in burco that's what coming out of hargeysa. Other than that he is corrupt but not as corrupt as ina xaashi former aviaton minister and wasiirka madaxtooyada.

Waatan qotiyadii xafajada weynayd ee magaca GX ka nixi jirtay caawa iyo beriba GX GX GX GX GX GX GX GX
Miyaad dilaaci sun liq
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Xirsi xaji cali his new book from miye to madaxtooyada

Post by Timiro1999 »

Waxaan yaabaa marka Muuse Shaani oo reer xaarshin ah reer Hargeysa lagu sheego lol
Muuse reerkiisu markii dalka lagu soo noqday ayay reer hargeisa noqdeen markaasay gaajo ku korku guryihii dawlada boobeen.
Dadkii dhulkii kaga wada murmeen maanta waabay kula murmayaan inay reer Hargeisa yihiin.
Gabadh aan aqaano oo dhawr sano ka hor Hargeisa guri ka dhisatay ayaa tidhaada reer Hargeisa ayaan ahay LOL
Xataa aabahed iska daaye iyagu kumay dhalan lknse Timiro runta ayay u sheegtaa niicda agtayda kama tidhaahdo
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Xirsi xaji cali his new book from miye to madaxtooyada

Post by Timiro1999 »

Maroodijex wrote: Sun Oct 28, 2018 5:26 pm
kaliil wrote: Xirsi buugiisa wuxu ku sheegay siilaanyo markii la doortay bishii u horaysayba inuu xanuusaday oo rabay inuu iscasilo laakiin isaga,aaminawaris iyo maxamuud xaashi ayaa ku qanciyay inaanu iscasilin si magaciisa ugu shaqaystaan.stress iyo daal ololihii ka qaaday ayuu la xanuusaday oo xasuustii baa ka tagtay.somaliland 7 sano bilaa hogaan bay ahayd oo madaxweyne ma lahayn anaguna waanu arkaynay odaygu inuu xanuusanayo oo markuu soconayo xiitaa garbahaa la qaban jiray.qudbadaynayo warqad ayuu ka akhriyi jiray isagoo gariiraya markuu dhameeyana waa lala carari jiray si suaalo loo weydiin
Wali ma daawatay warqada uu ka akhriyo, kolka u dhameeyo akhriska waa laga fogayn jiray. Isla warqadii uu salaanta ka akhriyay ayu kun jeer ku celcelinaya mana fahmaayo inu hore u akhriyay salaanta.

Xaga akhriska wali waa ok ayu ahaa laakin garawshiyo iyo xasuustii ayaa bari hore ka tagtay.

Hadii Iscasilaada laga aqbali lahaa, bal maxaa dhici lahaa? Waxaan filaya sheekadii Laxdii Burco oo reality ah ayaa la arki lahaa.

2003 80 cod ayaa looga guulaystay. Hadana 2010 waa is casilay. Waa sidii laxdii biyo'ha laga cel celiyay kolkay inyar u jirto berkadda biyoha xoolo ka cabayeen ee kolkii danbe murara-dilaac u dhimatay. :D
:lol: odayga waabay ka hagaagi lahayd

Ta xanuunka dee sawtii la arkayey odey Silanyo in la helay markii uu madaxtooyada galay imisa goor baan sheegey in odaygu aanu waxba ku noolayn
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Xirsi xaji cali his new book from miye to madaxtooyada

Post by gobdoon »

Somali musuqmasuq wa meheradedi

What is the use for SL xata hadi aan Isaqi rabay ayan ku heshiin karin.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Xirsi xaji cali his new book from miye to madaxtooyada

Post by Khalid Ali »

Timiro ma futtadad garxajis ku difaaci mise daloolal qalalan. When we say garxajis I mean ciidagalle and i mean habaryoonis xirsi cismaan not the small isxaaq who is magan for ciidagalle in hargeysa.

Garacdoon doofaar ismaciil makhnuud no one cares for your opinion worry about cawaro gaas we are coming for him and xirsi nawaxba kama gelin. Futtada adigu ilaashoo oo dabool rasaaastu halkaasay idinkaga dhacda
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”