Nin Og ayaa wuxuu ka baxay Dhagaxbur wuxuu aaday baadiyaha si uu gabadh u soo guursado. Gabadhii ayaa lagu daray oo aqal Somali looga dhisay meeshii. Ninku maadaama uusan nolosha baadiyaha aad u aqoon, xoolana meesha ku lahayn, maalintii oo dhan meeluhuu iska warwareegaa, maalintii dambe ayuu damcay inuu islaantii wax ka dayo. Markuu saa garabka u soo qabtay, ayay intay iska dhufatay tidhi "War maxaad leedahay awoowgii la gub?" Markaasuu yidhi "naa kaalay dee aynu sheekeysanee"
Intay dib u boodday ayay tidhi "War ma dharaar?" (Meaning, you wanna fukk in broad daylight)
Markaasuu yidhi "Naa haaye kaalay, maxaa ka macna ah"
Naagtii oohin bay afka furatay "Alla hoogayeey, ma maantuuba i yidhi aan dharaar wax kaa daayo, ma dhilluu i mooday, Toll'ayeey"
Naagta walaalkeed oo qori (gun) banaanka ku hagaajisanayay, ayaa maqlay qayladeedii, markaasuu yidhi "Naa maxaa dhacay? Markaasay tidhi "Gaalkii gaalku dhalay ee Reer Cali Isaaq ahaa baa maanta i yidhi aan dharaar wax kaa dayo. Ma dhilluu i mooday"
Ninkii intuu qorigiisii cokgaraystay, ayuu soo aaday ninkii oo aqal Somaliga ku jira, isagoo leh "Gaal gaal dhalay oo Reer Cali Isaaq ah oo dharaar waska yaqaan"








Kii markuu intaa maqlay, uuna ogaa ninku inuu qori haystay ayuu aqal Somaliga dabadiisa orod kaga baxay, isagoo ay xabbaddu ka daba dhacayso. Orodkii ayuu ku yimid Dhagaxbur, dib dambena uguma laaban naagtii iyo baadiyihii
-------------------------------------------------------------------------------
I just love the true and genuine sense of Somalinnimo and heritage in this clan, they are soooo pure and undiluted