ISMACIIL BUUBA ON THE RUN

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

ISMACIIL BUUBA ON THE RUN

Post by fagash_killer »

Laughing Laughing Laughing

RaÂ’isulwasaare ku xigeenka Kooxda Imbigaati isla markaasna lagu sheego in uu yahy Wasiirka Iskaashi goboleedka, Ismaaciil Maxamuud Hurre buubaa, ayaa ka cararay magaalda Baydhabo kadib markii la dilay Cabdale Deerow ***** oo ahaa Wasiirka Dastuurka iyo Fadaraalka gobolada ee Kooxda Imbigaati.

Mr Buubaa oo isagu ka soo jeeda dalka Somaliland ayaa si sharci daro ah uga qayb galay shirkii dawlada fashilantay hada loogu soo dhisaayay dalka Kiiniya, warar aan ka helay ilo ku dhaw dhaw ilaaladii Mr Buubaa ayaa ii xaqiijiyay in Mr Buubaa iyo masuuliyiin kale oo uu ku jiraba loo soo gudbiyay warqad digniin ah taasi oo lagaga codsanaayay in ay iskaga baxaan meesha hadii kale in lagu fulin doono arimo ay ka shalayn doonaan, nooma ay sheegin arimahaasi waxa ay noqon doonaan.

Mar an la xidhiidhay ka hor intii aanu Mr Buubaa aanu ka bixin magaalda Baydhaba oo aanu u socdaalin dalka Sucuudiga oo uu hada u goostay, ayaa ka gaabsaday in uu wax faah faahin ah iga siiyo socdaalkiisa, lakiin waxa uu ii sheegay in ay fashilantay hawshii dawladnimo ee la hiigsanaayay isla markaasna dalka qasayaan niman yar yar oo wadaado sheeganaaya, Mr Buubaa waxa uu aad uga dayriyay xaalda K.Somaliya ay hada ku sugantahay, mar aan wax ka waydiinay in uu aadaayo Somaliland? Waxa uu noo sheegay in aanu hada u socon lakiin uu tagi karo marka uu doono isla markaasna ay halkaasi tahay dalkiisii oo ayna cid iska hor taagi kartaa ayna jirin, waxa uu intaas raaciyay Mr Buubaa in ay hada fashilantay dawldii Cabdilahi Yusuf ee la hiigsanaayay midnimo Somaliyeed isla markaasna waxa aan kula talinayaa walaalahyga Somaliland in ay ku faro adaygaan nabdgalyadooda iyo dawladoodaba, taas macnaheedu ma aha in aan anigu ka soo degay mawqifkii aan taagnaa ee waa xaqiiqda meesha taala ayuu hadalkiisa ku soo gabo gabeeyay Mr Buubaa oo diiday in uu wax su'aal ah oo danbe nooga jawaabo.

Su'aashii uu diiday in uu nooga jawaabo ee uu hadalka nagaga xidhayna waxa ay ahyd, Hadmaa laga yaabaa in aad ku soo laabato magaalada Baydhabo?
. .
Hadaba horaantii todobaadkii ina dhaafay ayaa waxa magaaldan Baydhabo ka Cararay Cabdalla Xaaji Cali oo ahaa xildhibaan ka tirsan barlamaanka Imbigaati ee lagu soo dhisay dalka Kiiniya Cabdale waxa uu wariyaheena qarannews ee Muqdisho u sheegay in intoodii ka soo jeeday Somaliland ay xabad xabad uga cararayaan magaalda Baydhaba isla markaasna uu Buubaa u sii firxanaayo xaga iyo dalalka Carabta, hasa ahaatee mar aan wax ka waydiiyay ragan sii gurmaaya Raysal Wasaaraha Cali Maxamed Geedi waxa uu ii sheegay oo yidhi'' Adeer ragani ma ay ahyn rag anaga wax noo haya oo wax tar noo lahaa anagaa meesha ku masruufi jirnay mana aha rag xitaa booqan kara Bercera iyo Hargaysa oo ay u dhasheen iyo Burco toona, waananu la soconay in ay sidaasi ahaayeen lakiin waxa ay naga ahyd bal siiya fursad ay ku dhex gali karaan dadkooda iyo gobolkooda isla markaasna ay ku soo kasban karaan kalsooni taasina waa mid meesha ka baxday oo laba sano shilin ay naga qaataan mooyaane xitaa talo iyo qorshe kuma ay soo biirin xukmada, hadana haday tagaan shilinkaygii ayaa noo bad baadaaya,sidaasi waxa hadalkiisa ku soo gabo gabeeyay Cali Maxamed Geedi.

A.M.Musa
Qarannews24
Baydhabo
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

Laughing Laughing Laughing

Xildhibaan Maxamud C/llaahi Jaamac Sifir oo u ololaynaayay in la rido xukuumada Geedi iyo xildhibaan Xuseen Caraale oo difaacayay xukuumada Cali Maxamed Geedi. Dagaalka oo markii danbe isu rogay gacan ka hadal waxa uu dhex maray Xildhibaan Cabdillaahi Jamac Sifir oo dhalsho ahaan ka soo jeeda Somaliland iyo Xildhibaan Xuseen Caraale, dagaalka oo markii hore ku bilaabmay afka oo la iskaga tuur tuuro hadalo kul kulul oo loogu awood sheeganaayay Xildhibaan Sifir oo hortiisa lagaga cadeeyay in aanu waxba ka ahyn kooxda Imbigaat ee Somaliyai..

Arinta ayaa faraha ka baxday maanta markii dib loo soo doortay Raysal Wasaaraha kooxda Carta oo uu ka soo hor jeeday Xildhibaan Sifir, Xaga Xildhibaan Xuseen Caraale uu ka taageersanaa Mr Geedi in uu sii joogo jagadiisa isla markaasna laga gardaranyhay ayan khald tahy in loo qaado cod lagu ridaayo Cali Maxamed Geedi, hadaba waxa ay arintu faraha ka sii baxday markii labada xildhibaan ee erayda aflagaadada ah isku tuur tuuraaya mid difaaca iyo mid ka soo horjeeda Cali Maxamed Geedi, codkii loo qaaday uu ku guulaystay in uu Geedi sii joogo oo uu guulaystay ayaa Xuseen Caraale ku soo tuuray hadal ay intii Geedi taagersanyd oo dhami sacbka u tumeen, hadalkaasi oo uu ahaa''. Adiga oo aan Somaliland tagi karin isla markaana dadkaaga matalin ayaad doonaysaa in aad halkan anaga iska kaaya hor keento, Sifirow taasi kaa soconmayso meeshana waa Somaliya ee ma aha Somaliland taasi oo Xildhibaan Sifir dhiiga kicisay isla markaasna dhalisay in labda Xildhibaan dagaal isugu qaad qaadaan,xaga markii ay Booliskii meesha joogay markii ay kala kaxeeyeen Sifirna ku tuuray anigaa wax kaa dhigay ee maxaad tahy hadana car bal wax ha ka socdaan sheekadaa laalushka lagu soo doortay Geedi, angaa qudhunkiina soo doonanay, hadaldaasi oo kuwii Xuseen Caraale u sacabinaayay aamusiisay.

Labada xildhibaanba waxa wajiyadooda ka muuqaday xoogaa barar ah oo midba midka kale gaadhsiiyay waloo ay labdooduba dhiig tufaayeen lama garan karo waxa ay qabaan ee intaasi u sii dheer iyada oo la noo diiday in aanu wax hadal ah midkoodna la yeelano halkaasna mid walba lagaga qaaday baabuurkii uu la socday markii hore ee ay ku yimaadee madashii uu codku ka dhacaayay oo ahayd xarunta ADC ee magaalda Baydhabo.

Cali Maxamed Geedi oo isagu madasha ka hadlay ayaa u mahd naqay Xildhibaan Xuseen Caraale iyo dhamaan intii u codaysay maanta isla markaasna waxa uu u dhaartay isaga oo farata luxaaya intii hawshan ku soo kicisay iyo inta ka soo horjeedayba ee ka fooday isga oo sheegay in ayna dawladiisa ka mid noqon doonin oo aanu ku soo dari doonin wasiirada cusub ee uu soo dhisi doono.

Badiba xildhibaanada ka soo jeeday Somaliland ee sida tuugada ah u tagay shirki Kiinya isla markaasina jagooyin ka qabtay ama xilal sar sare dawlada Imbigaati ayaa badankooda waxa ay ka sii gurmayaan magaalda Baydhaba iyaga oo ka yaacaaya isla markaasna dareemaayay in aan qadarin iyo wax qiimo ah ayna ku haysanin Kooxdooda Imbigaati ay kala yimaadeen, iyada oo Cali Maxamed Geedina uu hore uguba cadeeyay in ayna kooxdan ka soo jeeda Somaliland ayna ahayn dad dadkooda matala isla markaasna isga kala midyihiin tagitaanka ay tagi karaan Somaliland, taasi oo soo shaac baxaysay bilihii ugu danbeeyayba, hada waxa ay u eegtay in labada garab ay soo kala taaganyihiin isla markaasna ay taabatay xaqiiqda dhabta ah ee meesha taala taasi oo ayna shicibka reer Somaliland sinaba uga mid noqon karin wxii lagu soo dhisay dalka Kiiniya.

Hadal iyo dhamaantii lama garan karo waxa uu yeeli doono ayaamaha soo socda Xildhibaan Cabdilahi Maxamuud Sifir iyo wax kale iyo waliba waxa dhaawacii gaadhay maanta inta uu leegyahay


A.M.Musa
Qarannews24
Baydhabo
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Post by Rightwing »

I just think it is a big waste of time crap and lowlife like sifir and buubaa to make topic over them..
.
.
.
LE JUSTICIER
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

why, is it cuss they betrayed ure socalled country Laughing
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Post by AbdiWahab252 »

Bubba is an idiot
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

why, is it cus he was part of c/yusuf's dowlad Laughing
User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Post by Sakhraan »

Buuba,,,,war wuxuu magac xumaa.,

Sakhraan, seeker of truth & justice
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Post by Rightwing »

No self-respecting patriot, opportunist selling sol, what else you wont add....


LE JUSTICIER
User avatar
gurey25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19349
Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
Location: you dont wana know, trust me.
Contact:

Post by gurey25 »

My term is better and more accurate.

Political Prostitute.
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

didnt he fought for ur socalled country, ore do you dislike him cus he was part of the abdrahman tuur's regime, and he slaugtherd alot of hjs, i dont know any of you know what buuba is trying to do, he fought the habarawal administration once like the cigaal's regime, and today he's pissed off cuss he knows that the habarawal administration are faqash them selfs, although he dont really care now if c/yusuf invades somaliland, but buuba and sifir already knows that somaliland is now beeing ruled by bunch of idoor tratiors, and trust me he lost the respect of his own pll, and remember that snm never wanted to go solo, he was one of those, but 2 bad die hard idoors alongside theire amxaaro masters went this time solo , but 2 bad that buuba couldnt do really anything about it, if he's smart he should join now those wadaads
User avatar
QansaGabeyle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14164
Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
Location: Beled Xawo, Somalia
Contact:

Post by QansaGabeyle »

qarannews is the most redilcous website i have ever come across. someone should put them su ckers out of business and hack their website.........
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

qarannews are a way to bit extremists, i should had said somaliland.org, you should had read their articles all anti faqash trash, including their president is wrong
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Post by Rightwing »

Political Prostitute. Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

.
.
.
.
LE JUSTICIER
User avatar
QansaGabeyle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14164
Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
Location: Beled Xawo, Somalia
Contact:

Post by QansaGabeyle »

Bubba is a better politician than Faysal Ali Waraable and Si ilweeyne aka Sii lyaanyo.
User avatar
gurey25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19349
Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
Location: you dont wana know, trust me.
Contact:

Post by gurey25 »

Better in your vocabulary means= betraying his people
allying himself with thier enemies, and subordinating himself to his rightfull masters.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”