Horta nimankan kale eed ku sheegayso maxay yihin? Anigu wallahi naag cadaan iyoo madow iyoo ummadaha kale soo taabteen shaqo kuma lahadeen .
Way kala khatarsan tahay arrintu , mar hadday umadeeda ka baxday , dee wax inaga dhexeeyaanan jirin.
Midda labaad mar haddi la guursado naagta ciddii wax ka sheekta qaldan , markaa haddaad jeceshay iska guurso oo meel kale iskaga guura
