[quote="Ina Baxar"]Helwaa stop teasing me , markaan kuugu soo galo luuqa af swedish baad ku hadasha ee ma jacayl baa inaga dhexeeya labadeena?
Well inaar , waa laga yara nastaa meel baastan Snet la yidha, haddi kale wey kula dhaadhacaysa . Sidaan ugu dhex jiray baan maalin ku ruyooday anigoo majeerteen dhex fadhiyoo sheegayana Uncle Bin reeriihisa .
I was like " woooow, powerful shyte , highly addictive !! gotta cut down on it a lil bit"

Peace out, see you later![/quote]
loool you have to learn swedish dee...i know this place is addictive....i took a break to , hadi kale waa runtaay meeshan waa lagu waalaneyaa
