New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
-
Faarax-Caytame
- SomaliNetizen

- Posts: 428
- Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
- Location: Awaare
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
Anu Abayoonis aanu ka waraabino ceelka garlooguba, inta ka soo hadhana uu abraahiin ku waraabiyo danood baan ogaa.
ee goor ay 10 kursi ku heleeen jigjiga, waa aduun iga dambeeyay
ee goor ay 10 kursi ku heleeen jigjiga, waa aduun iga dambeeyay
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
hanqadh wrote:Xubnaha baarlamaanka ee yeelanayso magaalada Jijiga ayaa waxaa lagu soo dooran doonaa qabiil iyo beelaha taariikhiyan deegaan ahaan magaalada iyo deegaamada ku xeeran u degi jiray.Baarlamaanka hoose ee magaalada yeelan doonto ayaa lookalaqaybsaday sidan soo socota:
1-Bartire 18
2-Yabaree 15
3-Sheekhaal 7
4-Abaskuul 7
5-Hawle 3
6-Ogaadeen 5
7-Gari 10
8-Jaarso 3
9-Akishe 3
Tirada Guud ee xubnaha 70.
I never heard of these qabiilooyin, who the heck are they?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
Akishe is ancient Somali tribe such as magaade
yabare is jidwaaq
jaarso is oromo ethnic oromos somaliyoobey
yabare is jidwaaq
jaarso is oromo ethnic oromos somaliyoobey
-
Cumar-Labasuul
- SomaliNet Super

- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
Have you heard of madigaan? My maternal granmother(AUN) was madigaanThe_Emperior5 wrote:Akishe is ancient Somali tribe such as magaade
yabare is jidwaaq
jaarso is oromo ethnic oromos somaliyoobey
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
Cumar-Labasuul wrote:Have you heard of madigaan? My maternal granmother(AUN) was madigaanThe_Emperior5 wrote:Akishe is ancient Somali tribe such as magaade
yabare is jidwaaq
jaarso is oromo ethnic oromos somaliyoobey
yeah i have heard of them people say they are dir but i am not sure they are dir wa ancient iyaguba
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
soon da minorities in bosaso will be complaining about hj taking over,,,dashiisho will pproclaim Hj hanaga baxdo lol
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
Oh sry posted in da wrong place...queen I think jigjiga is safe from rer abtiga or am I wrong, some biciido qayilsan is building all over jigjiga?
-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
^^
Gurysame are u Hj 
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
Queen
Dee ha inabti weliba farax cabdille, sow axmed farax kumey dhalin anaa ka xiga cali gaab he is adan madoobe
Dee ha inabti weliba farax cabdille, sow axmed farax kumey dhalin anaa ka xiga cali gaab he is adan madoobe
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
Kohi
Amba maan arag shaqsi neefsada oo baalcada
waanse maqlaa
Amba maan arag shaqsi neefsada oo baalcada
waanse maqlaa
-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
Guraysame i didnt knw u were farax cabdile.. used think u was black adam
soo dhawoow 
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
caqligiina waxa waalay waa kuraas somali war idinka ma ka fekerteen xaalada aad ahadda ku socotan waxaad uun ka sheekayn kuraaast jigjiga war waxaa laydiin ka qaadaya mar dhaw kuraasta ama aqoonsiga inaad tihiin dad jiray oo ku noolaa wadanka
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
lollllll
guryasame wrote:Queen
Dee ha inabti weliba farax cabdille, sow axmed farax kumey dhalin anaa ka xiga cali gaab he is adan madoobe
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
War waan soo ogaaday Hawle qoladay galaan waa gabooyehanqadh wrote:Ina aadan Hawle'na muxuu ahaa waligay ma maqal ma magac kala leeyihiin.
Abaskuul ina kuraasta loo badiyay ahayd.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 503 Views
-
Last post by dvision01
-
- 5 Replies
- 781 Views
-
Last post by original dervish
-
- 5 Replies
- 730 Views
-
Last post by COOL-MAN
-
- 3 Replies
- 563 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 0 Replies
- 652 Views
-
Last post by TarTar
-
- 0 Replies
- 1298 Views
-
Last post by LooxJiid
-
- 2 Replies
- 955 Views
-
Last post by balwarama
-
- 34 Replies
- 6738 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 0 Replies
- 771 Views
-
Last post by TarTar
-
- 0 Replies
- 338 Views
-
Last post by bashe19