President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 regions

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region

Post by kaliil »

Ninka Gudoomiyenimada Gobolka Maroodi Jeex loo doortay ee Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarje) waxa la sheegayaa inuu tuug ahaa oo daydaygii ku jiri jiray. Waxa la yidhi 5 sano ka hor ayaa maxkamad lagu haystay oo lagu eedaynayay inuu dumar baadhay iyo inuu dad dhul ka haysto :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region

Post by Siciid85 »

Wa ruunta, Gudoomiyaha Gobolka sool Mudane Cabdilaahi UJaamac Diiriye, hadaan sii ficaan uu firiyey.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region

Post by Siciid85 »

kaliil wrote:Ninka Gudoomiyenimada Gobolka Maroodi Jeex loo doortay ee Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarje) waxa la sheegayaa inuu tuug ahaa oo daydaygii ku jiri jiray. Waxa la yidhi 5 sano ka hor ayaa maxkamad lagu haystay oo lagu eedaynayay inuu dumar baadhay iyo inuu dad dhul ka haysto :lol:

:lol: ninku somaha Makahiil - Sacad Muse, perhap cumar labasuul & keyse would know him. :lol: laakinse kii hore ee reer samatarka aha maybe uu dhaama.
Last edited by Siciid85 on Thu Aug 12, 2010 10:48 am, edited 1 time in total.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region

Post by kaliil »

haa, Cumar labasuul weydiiya
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region

Post by hargaysaay »

kaliilow xamarje qalqaal ha ika ahaado yaantis,laakin ninku waalid buu ii yahaye daa sxb
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region

Post by Siciid85 »

kaliil, wa kuma badhasab ku-xigeenka gobolka togdheer horta?


http://sallaxleynews.com/news/71-aqoony ... dheer.html
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region

Post by kaliil »

Siciid85 wrote:kaliil, wa kuma badhasab ku-xigeenka gobolka togdheer horta?


http://sallaxleynews.com/news/71-aqoony ... dheer.html
waa Reer Caynaashe
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region

Post by Khalid Ali »

kaliil wrote:Meesha waxba iskama bedelin oo cidii badhasaab meesha ka ahayd ayuun buu nin kale ugu bedelay.

1. Hargeysa sacad Muuse,Makaahiil, kuxigeen Ciidagale
2.Saaxil Ciise Muuse
3. Togdheer Habar Jeclo Cimraan
4.Hawd Arab
5. Sool Dhulbahante
6.Gabiley Jibriil Abokor
7. SANAAG Habar Yoonis Muuse Ismaaciil

Gabiley governer habarawal
Saaxil governer habarawal
Hargeisa governer Habarawal

:sland: :D :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”