wagardhac caabudwaaq nawaaxigeed ma dhegaan laakin gudaha magaalada waa la wada dhegaa, dhulka wagardhac wuu weynan badanyahay dhabad ilaa dudub ilaa gelinsoor iyo wax alle wixii u dhaxeeyo.
Merya Colw
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Re: Merya Colw
caabudwaaq galbeedkeed waaBah ogaden(rer dalal) ilaa iyo wardheer, caabudwaaq wuqooyigeed waa rer dalal(celaanle) iyo celi(isgoys/gelaadi), caabudwaaq koonfurteed waa rer dalal ilaa burgeesoole ilaa balanbale inta ka shisheysona waa rer bojolo ama diini jabjab oo hawiyaha la xuduud ah, caabudwaaq barigeed waa rer siyaad xusen ilaa bangeele ilaa koonfurta cadaado.
wagardhac caabudwaaq nawaaxigeed ma dhegaan laakin gudaha magaalada waa la wada dhegaa, dhulka wagardhac wuu weynan badanyahay dhabad ilaa dudub ilaa gelinsoor iyo wax alle wixii u dhaxeeyo.
wagardhac caabudwaaq nawaaxigeed ma dhegaan laakin gudaha magaalada waa la wada dhegaa, dhulka wagardhac wuu weynan badanyahay dhabad ilaa dudub ilaa gelinsoor iyo wax alle wixii u dhaxeeyo.
- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Re: Merya Colw
wagardhac are neighbours with celi, rer dalal and they have tiny border with rer siyad xussen. but oday cali is taking huge chunks out of rer dalal heart land
its all good dhul aniga kuma diidni odaycali 
- OliveOil
- SomaliNet Super

- Posts: 7678
- Joined: Thu Feb 11, 2010 3:07 am
- Location: I walk this empty street on the Boulevard of Broken Dreams
Re: Merya Colw
Ibrah, he mentioned a lot of places I never even heard of...I usually hear about Wagardhac deegaans....but I believe u bro....cause I couldn't grasp the idea that Reer Dalal ONLY live in Caabudwaaq because waa umad Alla badiyay 
Re: Merya Colw
balanbale inta ka shisheysona waa rer bojolo ama diini jabjab oo hawiyaha la xuduud ah
ibrahim alxamdu lilaah hadii reerkii batay diinigii kalana jajab noqday
lakiin waxaan maqlay ayguna markii dagaalada qabiilka lagu jiray dhufayskay hore ayay ku jireen dalal ciirana aroos bay ku jireen maxaad kala socotaa arintaas?
saytuuney sirig iyo dhasaynow hadaan odayna kuu dhaafo afka dhamase taagtaye hadaan dhawacaa badan ma maqashay?
wagar dhac waa sade
soo baro dalkii,hadaad doonayso inaad uunsi shidana xagaasaa udgoon 
lakiin waxaan maqlay ayguna markii dagaalada qabiilka lagu jiray dhufayskay hore ayay ku jireen dalal ciirana aroos bay ku jireen maxaad kala socotaa arintaas?
saytuuney sirig iyo dhasaynow hadaan odayna kuu dhaafo afka dhamase taagtaye hadaan dhawacaa badan ma maqashay?
wagar dhac waa sade
- OliveOil
- SomaliNet Super

- Posts: 7678
- Joined: Thu Feb 11, 2010 3:07 am
- Location: I walk this empty street on the Boulevard of Broken Dreams
Re: Merya Colw
Ahaa, u must be Wagardhac ama waa lagu dhalay 
- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Re: Merya Colw
see waye ina adeer, maxaa u caytameysaa ?ODAYCALI wrote: lakiin waxaan maqlay ayguna markii dagaalada qabiilka lagu jiray dhufayskay hore ayay ku jireen dalal ciirana aroos bay ku jireen maxaad kala socotaa arintaas?![]()
olive this guy is probably not wagardhac, to me i am sure he is just someone who wants to create fitna between rer dalal and wagardhac.
Re: Merya Colw
see waye ina adeer, maxaa u caytameysaa ?
olive this guy is probably not wagardhac, to me i am sure he is just someone who wants to create fitna between rer dalal and wagardhac.
ina adeer ciiradu cay ma'ahan waa buro kilkisha ku taala
fitna waad iga qoslisay fitnada ma taqaan horta
ilaahay nama fidneeyo
saytuun wagardhac ima dhalin ee waan la dhashay
olive this guy is probably not wagardhac, to me i am sure he is just someone who wants to create fitna between rer dalal and wagardhac.
ina adeer ciiradu cay ma'ahan waa buro kilkisha ku taala
fitna waad iga qoslisay fitnada ma taqaan horta
saytuun wagardhac ima dhalin ee waan la dhashay
- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Re: Merya Colw
waryaa edebdarada hadaba jooji, Wagardhac and Rer Dalal is one and will always be that way

-
IslamState
- Posts: 98
- Joined: Sun Jul 27, 2008 10:36 am
- Location: DOWN-UNDER
Re: Merya Colw
ibrahimcw wrote:waryaa edebdarada hadaba jooji, Wagardhac and Rer Dalal is one and will always be that way![]()
I couldn't agree more..... But we must understnad that we are Wagardhac and reed Dini are reer Dini...... waa inaa aayaheena kashaqaynaa!!
NOTE: Mareehan Unity is paramount!!
- OliveOil
- SomaliNet Super

- Posts: 7678
- Joined: Thu Feb 11, 2010 3:07 am
- Location: I walk this empty street on the Boulevard of Broken Dreams
Re: Merya Colw
I agree with Ibrahim
IslamState, yaa ka tahay Wagardhac?
IslamState, yaa ka tahay Wagardhac?
-
IslamState
- Posts: 98
- Joined: Sun Jul 27, 2008 10:36 am
- Location: DOWN-UNDER
Re: Merya Colw
I am Reer Wardheere my Sista!! I see we are the same Bah!!OliveOil wrote:I agree with Ibrahim![]()
![]()
IslamState, yaa ka tahay Wagardhac?
- OliveOil
- SomaliNet Super

- Posts: 7678
- Joined: Thu Feb 11, 2010 3:07 am
- Location: I walk this empty street on the Boulevard of Broken Dreams
Re: Merya Colw
Reer Wardheere + Reer Gadiid=Bah Ina Gacal
My cousins are Reer Wardheere...oo yaa ka tahay if you don't mind me asking
We need to know every SADE in here...thats all ina adeer
My cousins are Reer Wardheere...oo yaa ka tahay if you don't mind me asking
We need to know every SADE in here...thats all ina adeer
- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Re: Merya Colw
oliveoil and islamstate thanks, im telling you this guy called odaycali iska jira he is not one of you guys and he is an instigator, some people want to instigate between Rer Dalal and Wagardhac for some reason, because we had an incident ages ago back in 2005 and it was resolved but there are some outsiders who are neither Rer Dalal or Wagardhac, who want instigate cause problem to our people.
here is an article with pictures of the settlements
http://gedoweb.com/index/modules.php?na ... t&sid=2743
dhaqan iyo nadaam baa lagu socda, hadii la waayona nolol majirto.
here is an article with pictures of the settlements
http://gedoweb.com/index/modules.php?na ... t&sid=2743
dhaqan iyo nadaam baa lagu socda, hadii la waayona nolol majirto.
Re: Merya Colw
this guy called odaycali iska jira he is not one of you guys and he is an instigator
awoowe ibrahim sas kan yaa kugu riday ?
oday cali ma jecla fidno sade ilaahayna nooma keeno,arinta kale oo aan doonaya inaan kuu sheego waxa weeye
gabdhahan aad ka baqayso qabiil ma leh kii ku xurbiya ayaa qabiilkeeda ee iska daa gabdhaha aad la baraanburayso
oday cali ma jecla fidno sade ilaahayna nooma keeno,arinta kale oo aan doonaya inaan kuu sheego waxa weeye
gabdhahan aad ka baqayso qabiil ma leh kii ku xurbiya ayaa qabiilkeeda ee iska daa gabdhaha aad la baraanburayso
- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Re: Merya Colw
saxib ka nax oo nafta waa, Oliveoil is my dear cusin waana tageera 100%ODAYCALI wrote:this guy called odaycali iska jira he is not one of you guys and he is an instigator
![]()
awoowe ibrahim sas kan yaa kugu riday ?
oday cali ma jecla fidno sade ilaahayna nooma keeno,arinta kale oo aan doonaya inaan kuu sheego waxa weeye
gabdhahan aad ka baqayso qabiil ma leh kii ku xurbiya ayaa qabiilkeeda ee iska daa gabdhaha aad la baraanburayso
wili waa caytameysaa, im just telling you that it will never happen, Sade bari will not be divided awoowoyasheen ayagoo hal ceel ka wada cabi jirey maanta isku keen diri meysi