Maxamed Sh. Jamaal Cabdullaahi (Jamaal jebiye)

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Osob101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1986
Joined: Sat Feb 04, 2012 1:47 pm

Re: Maxamed Sh. Jamaal Cabdullaahi (Jamaal jebiye)

Post by Osob101 »

eebow laguma gelinin aniga kaftaan uma aqaan laakin adiga hadaad ula taqaan waxaas haa ilee imaan aniga. xoolo mahaan ahaaye markaad ilee dahaaye maa lagu gelshaaye qando afxumee. afka galaada waqaan laakin bal isku noqo waxaad soo qortaaye horta. hadaad rabteed japanese xataa waa ku hadlaa meesha ka kud.
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Maxamed Sh. Jamaal Cabdullaahi (Jamaal jebiye)

Post by Lamagoodle »

Osob101 wrote:eebow laguma gelinin aniga kaftaan uma aqaan laakin adiga hadaad ula taqaan waxaas haa ilee imaan aniga. xoolo mahaan ahaaye markaad ilee dahaaye maa lagu gelshaaye qando afxumee. afka galaada waqaan laakin bal isku noqo waxaad soo qortaaye horta. hadaad rabteed japanese xataa waa ku hadlaa meesha ka kud.

Waxaay ila tahay inaad iska raadineeyso lahjad aadan u dhalan!!!!Laafyo aadan u dhalanin laba talaabo laguma gaaro.
Osob101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1986
Joined: Sat Feb 04, 2012 1:47 pm

Re: Maxamed Sh. Jamaal Cabdullaahi (Jamaal jebiye)

Post by Osob101 »

aniga waa lee yaqaan waxaan ahaaye marka calcaalka iska jooji meesha ka kud. :-@
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Maxamed Sh. Jamaal Cabdullaahi (Jamaal jebiye)

Post by Lamagoodle »

Osob101 wrote:aniga waa lee yaqaan waxaan ahaaye marka calcaalka iska jooji meesha ka kud. :-@
War bal anagaa ballo aragnay? maxaa waaye "calcaalka"? af soomaaligana ma labaaju kaa aaday? :lol: Mowluuca ha qaribin fadlan.
Osob101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1986
Joined: Sat Feb 04, 2012 1:47 pm

Re: Maxamed Sh. Jamaal Cabdullaahi (Jamaal jebiye)

Post by Osob101 »

Lamgoodle wrote:

labeeb maa tahaaye ileen nin balaayo aragnay dahaaye majiree misee waxa baa ka qaldaan? :mrgreen:
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Maxamed Sh. Jamaal Cabdullaahi (Jamaal jebiye)

Post by TheblueNwhite »

Osob adeerkay hakaa magan galo, :lol: wixii xaal ah anigaa bixinaayo. Is faham la'aan ayaa dhacdey raali noqo walaaley. Hadaad cayda ka tirtiri kartid ka tirtir bogaan. :up:
Osob101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1986
Joined: Sat Feb 04, 2012 1:47 pm

Re: Maxamed Sh. Jamaal Cabdullaahi (Jamaal jebiye)

Post by Osob101 »

TheblueNwhite wrote:Osob adeerkay hakaa magan galo, :lol: wixii xaal ah anigaa bixinaayo. Is faham la'aan ayaa dhacdey raali noqo walaaley. Hadaad cayda ka tirtiri kartid ka tirtir bogaan. :up:
Bahalkaan la baxaaye lamagoodle mahaan warculus ee wax kale iisheeg eebow :mrgreen:
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Maxamed Sh. Jamaal Cabdullaahi (Jamaal jebiye)

Post by TheblueNwhite »

Waa adeerkay. :up: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Banaadir”