Countdown to the Presidential Elections... 13th Nov 2017
Moderator: Moderators
- MujahidAishah
- Posts: 16994
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: Countdown to the Presidential Elections... 13th Nov 2017
MJ either be impartial or don't make thread for one xusbi this cyber advert for wadani won't get you votes son 

- Maroodijex
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1167
- Joined: Wed Mar 09, 2005 8:48 pm
- Location: BRAVE HEART - Salaxley & Qoolbuulale
Re: Countdown to the Presidential Elections... 13th Nov 2017
[quote=MujahidAishah post_id=4837393 time=1506166908 user_id=158713]
MJ either be impartial or don't make thread for one xusbi this cyber advert for wadani won't get you votes son
[/quote]
Reer Borama Electionkan waxay u bixiyeen "Musaa Yaabay!!!".
Adeerkay Faysal, Ciidgale oo dhan ayaa u tagay oo waxay kula taliyeen in xisbiga Ucid Jamal Cali Xusseen uga hadho. Wuu ku gacan saydhey.
Ciidagale maalinta ayuu uga booday baaburka Faysal. Xisbiga Ucid waxa iska leh Ciise Muse. Hal xaaran ah nirig xalaal ah ma dhasho. Ciidagale xaraan ku taageri maayo Faysal. Waa loo sheegay inu kaligii yahay sanadkan.
MJ either be impartial or don't make thread for one xusbi this cyber advert for wadani won't get you votes son

[/quote]
Reer Borama Electionkan waxay u bixiyeen "Musaa Yaabay!!!".
Adeerkay Faysal, Ciidgale oo dhan ayaa u tagay oo waxay kula taliyeen in xisbiga Ucid Jamal Cali Xusseen uga hadho. Wuu ku gacan saydhey.
Ciidagale maalinta ayuu uga booday baaburka Faysal. Xisbiga Ucid waxa iska leh Ciise Muse. Hal xaaran ah nirig xalaal ah ma dhasho. Ciidagale xaraan ku taageri maayo Faysal. Waa loo sheegay inu kaligii yahay sanadkan.
- MujahidAishah
- Posts: 16994
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: Countdown to the Presidential Elections... 13th Nov 2017
Waxas waa sheeko dhaamatay faysal iyo jamal.. UCID will be included in this because waa sedex xisbi oo qaraan
Kii soo baaxo iyo kii guul daro laa kulma dadka somaliland baa doortay
Somaliland haa noolato
Stay impartial otherwise change the title dude

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 2785 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 46 Replies
- 7366 Views
-
Last post by HQ1969
-
- 23 Replies
- 14073 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 6 Replies
- 1017 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 5 Replies
- 1780 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 6 Replies
- 968 Views
-
Last post by mahoka
-
- 0 Replies
- 570 Views
-
Last post by KingWaslawi