Mayane qurbahaan joogey lakiin aabahey ayaa 97kii mar uu dhoofey, wuxuna ka soo dhegey airportka kalabaydh oo wada boodh miiran ah.Ina Baxar wrote:Cumar labasuul , miyaad joogtay adigu Hargeysa dagaal ki sokeeye iyo wiix ka dambeeyay ?
Yes or no?
Waan jogay anigu .ma'na aha sawirkaasi Hargeysa wixi ka horeeyay dagaaladi !
I swear on it !
