The_Emperior5 wrote:kulamada dhexmara labada dhinac ka soo baxaan qodoba muhiim ah oo xoojiya wada shaqeynta labada maamul ee deriska ah.
Maxaad beenta ku falaysa he is just there for a visit,,, galmudug wa mamuul jira and inshallah ximan iyo xeeb will join galmudug and hobyo port will be the commercial capital of Galmudug state of Somalia. a state from galkacyo to Hobyo to dhuuso maraeeb larger habargedir state

It´s no lie that Abdi Qeybdiid wants that Gaalkacyo to join Puntland. This is what he said a while back
“Waxaan halkaan u imid inaan la taliyo Dadka Gaalkacyo,Waxaan ka xumahay Dagaalada soo noqnoqda ee Gaalkacyo ka dhacaya,Waxaan rajeynayaa in dadku ay tashadaan oo ay Mustaqbalka Gaalkacyo yeelato hal maamul”Ayuui yiri Cabdi Qeybdiid oo hadalkan u jeediyey qaarkamid ah Ardayda wax ka barata Koonfurta Gaalkacyo.
Melo, you sound like a broke record saas isku dhaan ninyahow. The butcher is a lamb now, who do sacad have now? Qeybdiid? Hussein Caydiid? It's game over move on