kambuli wrote:Laa Ilaaha, Ila laah,
Is that allMa intaas keliya baad la shir timid? Miyeydaan dhakaatiir, aqoonyahanno, tujaar iwm lahayn?
Kambuli,
Meesha waxaan kusooqoray Famous. Tujaar iyo Takhaatiir Famous maahan. Famous Macneheedu waa qof dadka oo dhan yaqaano. Hadii aan kudhoho Dr. Hangul ayaa jiro waligaa mamaqashay ama aan kudhoho waxaa Jiro taajirka weyn ee Abdullaahi Ayatullaah in Nairobi. Waxaad kaloo ogaataah anaka nalama naas nuujin jirin sida mareexaanka oo kale oo inta geel kazoo ordo Janan looxiri jiray. Dadkeena Famouska had to work twice as hard to get even closer.
Here is Dr. Hangul who went to riscue the British retirees from the pirates if you think he is famous.

https://www.google.com/search?q=dr+hang ... B464%3B261