BREAKING NEWS Riyaale says SOMALILAND WILL NOT ENTER TALKS

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS Riyaale says SOMALILAND WILL NOT ENTER TALKS

Post by Hiiraan boy »

Madaxweyne Riyaale Oo Beeniyay In Ay Ka Qaybgalayaan Shirka Dibu Heshiisiinta

News(Hargeisa}16.05-07Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahiin oo si kulul u beeniyay warar sheegaya in qaar katirsan masuuliyiinta maamulkiisa ay ergo ahaan uga qayb galayaan shirka dibu heshiisiinta somalia

Koox Ergo ah oo ka tirsan maamulka la magac baxay Somaliland ayaa la soo Xidhiidhay wasaaradda dib u heshiisiinta dowladda Soomaaliya iyadoo ergadaasi codsatay in laga qeybgeliyo shirka dib u heshiisiinta Qaran.

Wasiirka dib u heshiisiinta iyo Jaaliyaddaha Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa saxaafada u sheegey in ergadaan ay codsi u soo gudbiyeen.

Laakiin hadal qoraala oo kasoo baxay xafiiska madaxweyne riyaale ayaa uu sikulul u beeniyay ergada lasoo xidhiidhay masuuliyiinta dowlada kumeel gaadhka ah ee somalia

" waxaan beeninaynaa buu yidhi Riyaale warar ay faafiyeen wakaaladaha wararka qaarkood oo sheegaya in xubno siyaasiyin iyo salaadin iskugu jirta oo ka tirsan somaliland ay la xidhiidhayn dowlada federalka somalia isla markana ay ka qayb galayaan shirka dib u heshiisiinta Somalia ee 16-ka bisha lixaad la filayo in lagu qabto muqdisho.

qoraalka kasoo baxay Xafiiska daahir riyaale kaahin oo uu akhrinayay Afhayeenka Madaxtooyada Siciid Cadaani Mooge ayaa lagu yidhi wararkaas waa qaar lagu jahawareerinayo masuuliyiinta maamulka, balse aanay jirin cid maamulka ah oo ka qayb galaysa shirkaas

Wasiirka dib u heshiisiinta iyo jaaliyadaha ee dowlada kumeel gaadhka ah ee dalka somalia ayaa sheegay in shirka nabadeed ee dib u heshiisiinta uu u madax bannaan yahay guddiga dib u heshiisiinta Qaran ee Cali Mahdi Madaxda ka yahay, wuxuuna tilmaamay in qabaa'ilada Soomaaliyeed la isugu keenayo shirka.

Widhwidh Online News Desk..Media Center
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: BREAKING NEWS Riyaale says SOMALILAND WILL NOT ENTER TALKS

Post by Ina Baxar »

Exactly like we've predicted yesterday in that Riighaye now deleted thread.
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: BREAKING NEWS Riyaale says SOMALILAND WILL NOT ENTER TALKS

Post by Dhaga Bacayl »

Ina Baxar,

I told you couz...waalibaad shaadhka iska wasakhanaysay yeserday.

Waa iska caad i waxani waa brobogaando raqiisa...
User avatar
biko
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9077
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: just right the corner.

Re: BREAKING NEWS Riyaale says SOMALILAND WILL NOT ENTER TALKS

Post by biko »

dahir riyaale kaadiye is Melez's inside man.

just another CY waiting for the right moment.
User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Re: BREAKING NEWS Riyaale says SOMALILAND WILL NOT ENTER TALKS

Post by Gedo_Boy »

Daahir Riyaale is waiting for the right moment that will make him President of ALL of Somalia Laughing Laughing Laughing Laughing

he's playing the game very well Cool
User avatar
gurey25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19349
Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
Location: you dont wana know, trust me.
Contact:

Re: BREAKING NEWS Riyaale says SOMALILAND WILL NOT ENTER TALKS

Post by gurey25 »

how da fuk is that breaking news?
and how da fuk was the last article breaking news?

Riyale cannot decide on these matters , he has no mandate.
and if he tries he will be taken care of.
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: BREAKING NEWS Riyaale says SOMALILAND WILL NOT ENTER TALKS

Post by Sadaam_Mariixmaan »

by Isaaqs Laughing Laughing Laughing
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: BREAKING NEWS Riyaale says SOMALILAND WILL NOT ENTER TALKS

Post by fagash_killer »

[quote="Gedo_Boy"]Daahir Riyaale is waiting for the right moment that will make him President of ALL of Somalia Laughing Laughing Laughing Laughing

he's playing the game very well Cool[/quote]

you saw it right Laughing
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: BREAKING NEWS Riyaale says SOMALILAND WILL NOT ENTER TALKS

Post by fagash_killer »

[quote="gurey25"]how da fuk is that breaking news?
and how da fuk was the last article breaking news?

Riyale cannot decide on these matters , he has no mandate.
and if he tries he will be taken care of.[/quote]

by who?
User avatar
gurey25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19349
Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
Location: you dont wana know, trust me.
Contact:

Re: BREAKING NEWS Riyaale says SOMALILAND WILL NOT ENTER TALKS

Post by gurey25 »

who do ya think?

he is not that stupid anyways, he wants to live a long happy life and enjoy his wealth.
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: BREAKING NEWS Riyaale says SOMALILAND WILL NOT ENTER TALKS

Post by Sadaam_Mariixmaan »

Habar Jeclo and Habar Awal Laughing Laughing Laughing
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: BREAKING NEWS Riyaale says SOMALILAND WILL NOT ENTER TALKS

Post by fagash_killer »

[quote="gurey25"]who do ya think?

he is not that stupid anyways, he wants to live a long happy life and enjoy his wealth.[/quote]

riyaale is to powerfull to be stopped now.

thats why he is playing a dirty games with you guys Laughing

somaliland is already selled
User avatar
Skippa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5606
Joined: Thu May 15, 2003 7:00 pm

Re: BREAKING NEWS Riyaale says SOMALILAND WILL NOT ENTER TALKS

Post by Skippa »

The word is SOLD you fockin' little retard! Never have I seen anyone more daft than this little nasakh!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”