Kismaayo:Xiisado dagaal oo ka jira Degmooyinka Afmadow iyo Xagar ee Jubada hoose.
28. maj 2007
Kismaayo(AllPuntland)-Warar naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in gobalka Jubada Hoose laga dareemaya xiisado dagaal ka dib hadalo saxaafada ay isku werdaarsadeen kooxaha khilaafka udhaxeeyo.
Degmooyinka Afmadow iyo Xagar ayaa waxaa lasheegayaa in ay ka jiraan hub urursi ay wadaan maleeshiyooyin beeleedyo kala duwan oo khilaaf xoogan udhaxeeyo.
Khilaafkan soo kala dhexgalay beelahan wada daga degmooyinka Afmadow iyo xagar waxaa lasheegay in uu salka ku hayo gaari ah nooca looyaqaano Cabdi bilaha oo ay isku hayaan lahaanshihiisa labada beelood.
Wada hadalo usocday beelahan ayaa waxa ay burbureen ka dib markii mid ka mid ah beelaha ay gaarigaasi ula ambabaxday degmada Afmadow taas oo sababtay in beesha kale ay hub urursi bilowdo.
Gaarigan ayaa wuxuu yahay kuwo ciidamada saartaan qoriga looyaqaano Silkaha waxaana gaarigan lagala wareegay kal hore ciidamadii maxkamadaha oo ay kala wareegeen ciidamada dawlada Soomaaliya,ka dibna wuxuu gacanta ugalay beel ka mid ah beelaha daga Jubada Hoose.
Waxgaradka gobalka Jubada hoose ayaa waxa ay haatan wadaan dadaalo ay ku doonayaan in ay ku joojiyaan gacan ka hadal dhexmara dhinacyada kala duwan.
Faarax C/qaadir Geylan
AllPuntland
BREAKING NEWS prep for war in afmadow xagar
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 31 Replies
- 2309 Views
-
Last post by musika man
-
- 1 Replies
- 458 Views
-
Last post by wadaniweyn1
-
- 0 Replies
- 302 Views
-
Last post by Adali
-
- 9 Replies
- 1301 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 6 Replies
- 1111 Views
-
Last post by dalalos101
-
- 90 Replies
- 64979 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 21 Replies
- 11134 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 3884 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 8 Replies
- 655 Views
-
Last post by Hard-Rock
-
- 2 Replies
- 757 Views
-
Last post by Khalid Ali